Abdilahi Yusuf

Abdilahi Yusuf Page kani waa page aqooneed iyo cilmibaadhiseed

Juma Mubarak
30/11/2023

Juma Mubarak

Juma Mubarak with Abdikhaliq Ahmed Bulshawi
21/09/2023

Juma Mubarak with Abdikhaliq Ahmed Bulshawi

Jumca Mubarak
24/08/2023

Jumca Mubarak

If you don't sacrifice for what you want, then what you want becomes the sacrifice.Everything has its price. The questio...
20/08/2023

If you don't sacrifice for what you want, then what you want becomes the sacrifice.
Everything has its price. The question is: Are you ready to pay it for the life you desire?

The small wins and achievements matter.With Ahmed Abdilahi AbdiCongratulations ๐ŸŽ‰
19/08/2023

The small wins and achievements matter.

With Ahmed Abdilahi Abdi
Congratulations ๐ŸŽ‰

The best preparation for today is doing your best today.
20/07/2023

The best preparation for today is doing your best today.

Sannad cusub 1445 hijri โ€๏ดฟ ุซูู…ูŽู‘ ูŠูŽุฃู’ุชููŠ ู…ูู†ู’ ุจูŽุนู’ุฏู ุฐูŽู„ููƒูŽ ุนูŽุงู…ูŒ ูููŠู‡ู ูŠูุบูŽุงุซู ุงู„ู†ูŽู‘ุงุณู ูˆูŽ ูููŠู‡ู ูŠูŽุนู’ุตูุฑูˆูู† ๏ดพ  ุบุฏุงู‹ ุงู„ุฃ...
18/07/2023

Sannad cusub 1445 hijri

โ€๏ดฟ ุซูู…ูŽู‘ ูŠูŽุฃู’ุชููŠ ู…ูู†ู’ ุจูŽุนู’ุฏู ุฐูŽู„ููƒูŽ ุนูŽุงู…ูŒ ูููŠู‡ู ูŠูุบูŽุงุซู ุงู„ู†ูŽู‘ุงุณู ูˆูŽ ูููŠู‡ู ูŠูŽุนู’ุตูุฑูˆูู† ๏ดพ

ุบุฏุงู‹ ุงู„ุฃุฑุจุนุงุก ุฃูˆู„ ุฃูŠุงู… ุดู‡ุฑ ู…ุญุฑู… ุจุฅุฐู† ุงู„ู„ู‡
ูˆุจุฏุงูŠุฉ ุงู„ุนุงู… ุงู„ู‡ุฌุฑูŠ ุงู„ุฌุฏูŠุฏ ูกูคูคูฅ ู‡ู€๐Ÿ’œ.

ุงู„ู„ู‡ูู… ุฅู†ู‘ุง ู†ุณุฃู„ูƒ ุฎูŠุฑ ู‡ุฐุง ุงู„ุนุงู… ูˆู†ุนูˆุฐ ุจูƒ ู…ู† ุดุฑู‡ ูˆุงุฌุนู„ู‡ ุนุงู… ุงู„ุนูˆุถ ุงู„ุฌู…ูŠู„ ุจุนุฏ ุงู„ุตุจุฑ ุงู„ุทูˆูŠู„ .. ูƒู„ ุนุงู… ูˆู†ุญู† ุฅู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุฃู‚ุฑุจุŒ ุฑุจู†ุง ูŠุฌุนู„ู‡ ุนุงู… ู…ูุจุงุฑูƒ ุนู„ูŠู†ุง ุฌู…ูŠุนู‹ุง ๐Ÿค

โ€œThe best teachers are those who show you where to look, but donโ€™t tell you what to seeโ€
14/07/2023

โ€œThe best teachers are those who show you where to look, but donโ€™t tell you what to seeโ€

09/07/2023

The kindest person in the room is often the smartest

Wisdom

Donโ€™t wait for the perfect moment, take the moment and make it perfect.
06/07/2023

Donโ€™t wait for the perfect moment, take the moment and make it perfect.

02/07/2023

How can you convince the next generation that education is the key to success when we are surrounded by poor graduates and rich criminals."

Robert Mugabe

Train your mind to see the good in everything.Positivity is a choice.The happiness of your life depends on the quality o...
01/07/2023

Train your mind to see the good in everything.Positivity is a choice.The happiness of your life depends on the quality of your thoughts.

Enjoy the journey and try to get better every day. And donโ€™t lose the passion and the love for what you do.ุงุณุชู…ุชุน ุจุงู„ุฑุญู„...
28/06/2023

Enjoy the journey and try to get better every day. And donโ€™t lose the passion and the love for what you do.

ุงุณุชู…ุชุน ุจุงู„ุฑุญู„ุฉ ูˆุญุงูˆู„ ุฃู† ุชุชุญุณู† ูƒู„ ูŠูˆู…. ูˆู„ุง ุชูู‚ุฏ ุงู„ุดุบู
ูˆุงู„ุญุจ ู„ู…ุง ุชูุนู„ู‡

Eid Mubarak

๐Ÿคฒ๐ŸŒค๏ธุงู„ู„ู‡ู… ูู‰ ุตุจุงุญ ูŠูˆู… ุนุฑูู‡ ๐ŸŒค๏ธ๐Ÿคฒ๐ŸŒค๏ธุตุจุงุญ ุงู„ุฏุนูˆุงุช ุงู„ู…ุณุชุฌุงุจู‡.. ๐Ÿคฒ            ุฌุนู„ูƒู… ุงู„ู„ู‡ู ู„ู„ูˆูุงุก ุจุงุจู‹ุง               ูˆู„ู„ุณุนุงุฏุฉ ุฃุณุจ...
27/06/2023

๐Ÿคฒ๐ŸŒค๏ธุงู„ู„ู‡ู… ูู‰ ุตุจุงุญ ูŠูˆู… ุนุฑูู‡ ๐ŸŒค๏ธ๐Ÿคฒ
๐ŸŒค๏ธุตุจุงุญ ุงู„ุฏุนูˆุงุช ุงู„ู…ุณุชุฌุงุจู‡.. ๐Ÿคฒ
ุฌุนู„ูƒู… ุงู„ู„ู‡ู ู„ู„ูˆูุงุก ุจุงุจู‹ุง
ูˆู„ู„ุณุนุงุฏุฉ ุฃุณุจุงุจุงู‹

๐Ÿคฒ ุงู„ู„ู‡ู…..
ุฃุณุนุฏู†ุง ุจุงู„ู†ููˆุณ ุงู„ุทูŠุจุฉ
ูˆุงู…ู†ุญู†ุง ุงู„ุญูŠุงุฉ ุงู„ุฑุบูŠุฏุฉ
ูˆุงู„ุฎูŠุฑุงุช ูˆุงู„ู…ุณุฑู‘ุงุช
ูˆุงูุถ ุนู„ูŠู†ุง ู…ู† ุจุฑูƒุงุช ุงู„ุณู…ุงูˆุงุช
ูˆุฃุนุทู†ุง ู…ุง ู†ุชู…ู†ุง ู…ู† ุง๏ปทู…ู†ูŠุงุช
ูˆุณู„ู…ู†ุง ู…ู† ุงู„ู‡ู…ูˆู… ูˆุงู„ู†ูƒุจุงุช
ูˆุงู„ุบู…ูˆู… ูˆุงู„ุญุณุฑุงุช
ูˆูุฑุฌ ุนู†ุง ุงู„ูƒุฑุจุงุช
ูˆุงู‚ุถ ู„ู†ุง ุงู„ุญุงุฌุงุช
ูˆุฃุญุณู† ู„ู†ุง ุฎุงุชู…ุชู†ุง ุนู†ุฏ ุงู„ู…ู…ุงุช
ูˆุงุดู…ู„ู†ูŠ ู…ุนู‡ู… ูŠุง ู…ุฌูŠุจ ุงู„ุฏุนูˆุงุช
๐Ÿคฒ ุงู…ูŠู† ูŠุงุฑุจ ุงู„ุนุงู„ู…ูŠู† ๐Ÿคฒ
๐ŸŒค๏ธุตุจุงุญูƒู… ุฃุจูˆุงุจูŒ ู…ูุชูˆุญุฉ ูˆ ุฏุนูˆุงุชูŒ ู…ุณุชุฌุงุจุฉ
ูˆุนุทุงูŠุง ุบูŠุฑ ู…ู†ู‚ูˆุตุฉ ุจุฅุฐู† ุงู„ู„ู‡. ๐Ÿคฒ๐Ÿ’™

โ€œWinners are not afraid of losing. But losers are. Failure is part of the process of success. People who avoid failure a...
19/06/2023

โ€œWinners are not afraid of losing. But losers are. Failure is part of the process of success. People who avoid failure also avoid success.โ€

Education is not learning of factItโ€™s rather the training of the mind to think
08/06/2023

Education is not learning of fact
Itโ€™s rather the training of the mind to think

06/06/2023

๐—ž๐—จ ๐—ฆ๐—ข๐—–๐—ข๐—ง๐—ข ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ๐——๐—” ๐—œ๐— ๐—ง๐—œ๐—ซ๐—”๐—”๐—ก๐—ž๐—” ๐—š๐—”๐—Ÿ๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—”

Maalmaha imtixaanku socdo, ayaan gaar ugaga hadlaynaa qoraalkan; talooyinkan.

Saddex qaybood ayaynu u qaybinaynaa maalmaha imtixaanku socdo:

1. Gelidda imtixaanka ka hor
2. Qolka imtixaanka
3. Imtixaanka ka dib

Gelidda imtixaanka ka hor:
Waxa la gaadhay maalintii imtixaanka. Waa aroortii imtixaanka. Maalintan, waxa aan ku siinayaa talooyinkan:

1. Alle ugu mahadnaq in aad soo gaadhay maalintan, ka dibna ugu hambalyee naftaada dedaalkii ay soo samaysay
2. Alle talo saaro oo dhaqaaq
3. Diyaar buuxa ahow
4. Muhiimad gaar ah sii waqtiga
5. Soo koobiddii aad samaysatay soo dhawayso, oo isha mari
6. Hawo fiican qaado
7. Biyo badan ha cabbin
8. Cuntooyinka caloosha jilciya ha cunin
9. Iska ilaali wax kasta oo khalkhalgelin kara imtixaankaaga, sida dagaalka
10. ID-kaadhkaaga (roll-numberkaaga) xasuusnow, soo dhawayso
11. Dirayskaaga ku taagnow
12. Soo qaado ugu yaraan laba qalin oo midabkoodu buluugga yahay, si jawaabahaagu si fiican ugu muuqdaan imtixaan-saxaha, maaddaama oo imtixaanku ku daabacanyahay khad madow.

QOLKA IMTIXAANKA

Masuulkii imtixaanka sitay ayaa inoo khudbadeeyay. Wuxu inoo sheegay waxa inanga reebban iyo waxa la inoo oggolyahay. Ka dibna waxa aynu u kala dareernay fasalladii aynu ku kala qornayn. Marka adiga oo diyaar buuxa ah aad soo gasho qolka imtixaanka, aynu ka kala dhigno:

1. Warqadda imtixaanka ka hor:

- Fadhiiso meesha laguugu talo galay
- Diyaarso qalabkaaga: qalinka iyo ID-ga
- Mar kale, xasuuso in aad cabsidii daasadda qashinka ku soo ridday

2. Warqadda imtixaanka marka laguu soo dhigo:
- Hubi in imtixaanku sax yahay oo kaagii yahay
- Haddii ay waraaqaha wax ka dhimanyihiin iyo haddii ay ka dhimanyihiinba u sheeg qofka ku ilaalinaya
- Hubinta ka dib ku qor magacaaga oo sax ah, sida uu ugu qoranyahay roll-numberkaaga
- Qor roll-numberkaaga oo sax ah
- Adiga oo deggan akhri bilaw ilaa dhammaad warqadda una fiirso tilmaamaha iyo waxa lagu waydiiyay
- Ka shaqee marka koowaad qaybaha fudud
- Ha qishin
- Ha cabsan
- Ha degdegin
- Qurxi farta.
- Ha ka tegin meel bannaan wax aan habboonayna ha ku qorin. U feker oo ku qor jawaab in uun maangal ah
- Magaca, lambarkaaga iyo jawaabaha wax aan ahayn ha ku qorin warqadda. Ka ilaali wax kasta oo ka baxsan jawaabaha
- Haddii ay maaddadu xisaab tahay, waydiimaha u baahan in aad meel bannaan kaga shaqayso, waxa lagu siiyay qaybaha danbe meel aad ku soo hubiso
- Maaddooyinka curiska la qoro, faham waxa lagu waydiiyay ka dibna, qor inta eray (ama layn) ee lagaa doonayo, fartaadana qurxi
- Niyadda ku hay mar walba in waqti kugu socdo

WAXYAABO AAN AHAYN JAWAABAHA OO KOR U QAADA DHIBCAHA

1. Farta quruxda badan ee la fahmi karo
2. Raacidda tilmaamaha (instructions-ka)
3. Hubsiimada iyo degganaanta
4. Qisha la'aanta

MARKA AAD DHAMMAYSO IMTIXAANKA

Dhammaan soo wada dulmar qaybaha imtixaanka oo hubi wixii aad soo qortay. Wixii khaldan sax. Wixii aad ka tagtayna buuxi. Hawo yara qaado hareeraha eeg, ka dibna adiga oo rejo wayn qaba iska dhiib warqadda.

MARKA AAD QOLKA KA SOO BAXDO

Adiga oo faraxsan, sawiranaya natiijada fiican ee aad keenayso, iyo in aad u sii dhawaanayso mustaqbaalkaagii aad ku hammiyaysay, soo dhaaf aaggii. Adiga ayaa leh doorashada haddii aad eegayso wixii aad ka jawaabtay sax mise khalad iyo in aad iskaba dayso, waxa aan se kugula talinayaa in aad waxba sii eegeegin buuggii maaddada aad gashay oo aad h**e u socoto, isuna diyaariso maalinta soo socota.
Waxa aan kuu rajaynayaa guul iyo mustaqbal fiiacn walaal, ardayow, ardayadey!

Caskar
Macallin iyo Qoraa

Difficult roads often lead to beautiful destinations
27/05/2023

Difficult roads often lead to beautiful destinations

03/05/2023

Gabay : nabadda
Hal-abuure: abwaan Cabdirisaaq rasta

"I asked for loneliness because I got nothing From human hand only after I paid for it from my heart".Book loversBy Gibr...
24/04/2023

"I asked for loneliness because I got nothing From human hand only after I paid for it from my heart".

Book lovers

By Gibran Khalil Gibran

"Arrimuhu waa sida ay yihiin, waynu dhibtoonaynaa sababtoo ah waxaan u malaynaynay si ka duwan"
24/04/2023

"Arrimuhu waa sida ay yihiin, waynu dhibtoonaynaa sababtoo ah waxaan u malaynaynay si ka duwan"

Eid Mubarak day3 Abdilahi Yusuf
23/04/2023

Eid Mubarak day3
Abdilahi Yusuf

Ramadan Mubarak.Ilaahay khayrkeeda ha inna siiyo bisha soon. Kuwii ka faaโ€™ideysta fadligaa badan Ilaahay ha innaga yeelo...
22/03/2023

Ramadan Mubarak.
Ilaahay khayrkeeda ha inna siiyo bisha soon. Kuwii ka faaโ€™ideysta fadligaa badan Ilaahay ha innaga yeelo caafimaad qab iyo nabad qabna haynoogu dhameeyo. Amen

11/01/2023

"According to Psychologists, there are four types of Intelligence:
1) Intelligence Quotient (IQ)
2) Emotional Quotient (EQ)
3) Social Quotient (SQ)
4) Adversity Quotient (AQ)
1. Intelligence Quotient (IQ): this is the measure of your level of comprehension. You need IQ to solve maths, memorize things, and recall lessons.
2. Emotional Quotient (EQ): this is the measure of your ability to maintain peace with others, keep to time, be responsible, be honest, respect boundaries, be humble, genuine and considerate.
3. Social Quotient (SQ): this is the measure of your ability to build a network of friends and maintain it over a long period of time.
People that have higher EQ and SQ tend to go further in life than those with a high IQ but low EQ and SQ. Most schools capitalize on improving IQ levels while EQ and SQ are played down.
A man of high IQ can end up being employed by a man of high EQ and SQ even though he has an average IQ.
Your EQ represents your Character, while your SQ represents your Charisma. Give in to habits that will improve these three Qs, especially your EQ and SQ.
Now there is a 4th one, a new paradigm:
4. The Adversity Quotient (AQ): The measure of your ability to go through a rough patch in life, and come out of it without losing your mind.
When faced with troubles, AQ determines who will give up, who will abandon their family, and who will consider su***de.
Parents please expose your children to other areas of life than just Academics. They should adore manual labour (never use work as a form of punishment), Sports and Arts.
Develop their IQ, as well as their EQ, SQ and AQ. They should become multifaceted human beings able to do things independently of their parents.
Finally, do not prepare the road for your children. Prepare your children for the road."

08/01/2023

"Seven things that will destroy mankind:

1. Wealth without work
2. Pleasure without conscience
3. Knowledge without character
4. Religion without sacrifice
5. Politics without principles
6. Science without humanity
7. A job without morals."

- by Mahatma Gandhi. ๐Ÿ“šโค๏ธ๐ŸŒ

18/10/2022

Wax Badan Akhri, Si Aad Wax Badan U Ogaato.

Dr. Mahdi Elmandjra oo ahaa caalim u dhashay dalka Marooko, isla markaana uu cimrigiisa nololeed ahaa mudadii u dhaxaysay taariikhdan (1933-2014), ayaa maqaal ka mid ahaa qormooyinkiisii dhaxalka reebay, waxa uu kaga waramay hababka loo dumiyo xadaaradaha bulshooyinka, waxaanu yidhi: "Haddii aad damacdid inaad burburisid bulsho dhisan uma baahnid in aad u adeegsato Nukliyer amaba hubka wax gumaada, keliya waxaad u baahantay inaad xididada u-siibto qoomkaa qoysaskiisa, tayada waxbarashada iyo in aad meesha ka saarto kaalinta haldoorka ay bulshadaasi ku dayato."

Qoraaga oo sii sharxaya sidii loo fulin lahaa qorshahan ayaa wuxuu yidhi:

1. Si aad u dumiso qoyska, meesha ka saar kaalinta ay hooyadu ku leedahay barbaarinta ubadka.

Si ay taasina kuugu suura-gasho bulshadaas u sheeg in ay gabadhu la simantayay ninka oo ay u baahan tahay inay shaqeysato, taasi waxay keeneysaa in ay hooyadu ka faanto in ay guriga joogto, halkaana waxa ku dayacmaya barbaarintii ubadkeeda.

Sidaas ayaana gurigaa waxa uga soo baxaya carruur aan tarbiyeysneyn iyo qoys dhintay.

2. Si aad u dumiso waxbarashada, hoos u dhig tayadeeda.

Ardayda u fududee qishka, dadka wax bartay waa in ay la sinmaan kuwa aan waxba barani. bahdil oo hoos u dhig qiimaha macallinka iyo mushaharkiisa, si ay u noqoto shaqo laga faano oo ay ka shaqeeyaan dadka bulshadaas ugu liitaa, sidaasna ay ku luntaa aqoontii iyo cilmigii, bulshadaasna waa inay u soo baxaan arday qish ku soo baastay oo muhiimaddoodu keliya tahay in ay helaan shahaado aanay aqoonteedii xambaarsaneyn.

3. Si aad meesha uga saarto dadka haldoorka ah ee bulshadaasi ku dayato, wax-ka-sheeg oo bahdil culimada iyo aqoonyahannadooda, si aan hadalkooda loo dhegeysan looguna dayan, ka dibna ay halkaas ka soo baxdaa bulsho marti ka ah diin, dhaqan iyo aqoonta casriga ah intaba.

Ka dib,, marka uu gurigii ka soo baxo jiil aan tarbiyadeysneyn, meesha ay ka baxdo kaalintii macallinka, culimada, aqoonyahannada iyo hooyadu, yaa u maqan bulshadaas? ayuu Prof. Mahdi isku weydiinayaa dhammaadka maqaalka uu qoray.

Natiijadii falsafaddan oo la dhaqan-geliyay waxay noqotay mushkiladda iyo dib-u-dhaca maanta ay somalidu ka tahay koow, ka soo kabashadeedana waxaa sal u ah guriga, oo ay udub-dhexaad u sii tahay in uu ubadku helo hooyo ku faaneysa barbaarinta iyo tarbiyeynta ubadka.

Barbara Bush, oo aheyd xaaska madaxweynihii 41-aad ee Mareykanka Goerge H W Bush,dhawaana geeriyootay, aheydna hooyadii dhashay madaxweynihii 43-aad ee maraykanka Goergr W. Bush, ayaa wareysi uu CNN-ku ka qaaday waxa uu wariyuhu ku weydiiyay "Barbara Bush, 4 sano ayaad aheyd Marwada koowaad ee Mareykanka, 4 kalena waxaad aheyd Marwada labaad, wiilkaaguna wuxuu ahaa madaxweynaha Mareykanka muddo 8 sano, balse adiga oo jaaniskaas badan helay marna si fiican ugama aad soo muuqan Aqalka-cad, markaa maxaa kuu diiday inaad magac sameyso oo aad caan noqoto sida Hillary Clinton iyo Michelle Obama"

Barbara Bush waxay bixisay jawaab wariyihii aamusiisay. Waxay tiri โ€œMareykanka waxaan u soo saaray saddex hoggaamiye. Waxaan ahaa maskaxdii ka dambeysay George H. W. Bush, intii uu xilka hayeyna waxaan diyaarinayey kii beddeli lahaa, waana wiilkeyga George W. Bush, haddana waxaan soo wadaa Jeb Bush oo aan ku soo tijaabiyay duqa gobolka Florida.

Iyada oo hadalkeeda sii wada waxay tidhi, ''Markaa, hankeygu waa ka weynaa in aan Aqalka-cad ka soo muuqdo oo kaliya, Mareykankana waxaan u qabtay shaqo adag oo aanay jirin cid kale oo u qabatay, waxaanna u soo saaray Maraykanka hoggaamiyayaal horumarka dalka gacan ka geystay.

Marka uu ubadkeennu helo hooyo dhista, oo ku cibaadeysata barbaarintiisa, goobaha waxbarashadana ay ka helaan macallin garaadkiisa kobciya, ka dibna uu helo culimo iyo aqoonyahanno uu ku daydo, ayaa waxaa soo baxaya jiil baraarugsan, isla markaana leh aqoon tayeysan, yaqaanna kuna dheggan diintooda iyo dhaqankooda., waxna markaa u tari kara naftooda iyo qoysaskooda, ka dibna dadkiisa iyo dalkiisa hooyo anfaca.

( ุฃุณุจุงุจ ุฏุฎูˆู„ ุงู„ุฌู†ุฉ )ูก:ุทุงุนุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุทุงุนุฉ ุงู„ุฑุณูˆู„ูข:ุงู„ุฅูŠู…ุงู† ุจุงู„ู„ู‡ ูˆุงู„ุนู…ู„ ุงู„ุตุงู„ุญูฃ:ุชู‚ูˆุงู„ู„ู‡ ุนุฒูˆุฌู„ูค:ู„ุฅุฎู„ุงุตูฅ:ุงู„ู…ุดูŠ ููŠ ุทู„ุจ ุงู„ุนู„ู… ุงู„ุด...
18/10/2022

( ุฃุณุจุงุจ ุฏุฎูˆู„ ุงู„ุฌู†ุฉ )

ูก:ุทุงุนุฉ ุงู„ู„ู‡ ูˆุทุงุนุฉ ุงู„ุฑุณูˆู„
ูข:ุงู„ุฅูŠู…ุงู† ุจุงู„ู„ู‡ ูˆุงู„ุนู…ู„ ุงู„ุตุงู„ุญ
ูฃ:ุชู‚ูˆุงู„ู„ู‡ ุนุฒูˆุฌู„
ูค:ู„ุฅุฎู„ุงุต
ูฅ:ุงู„ู…ุดูŠ ููŠ ุทู„ุจ ุงู„ุนู„ู… ุงู„ุดุฑุนูŠ
ูฆ:ุงู„ุตุจุฑ ูˆู„ุฅุญุชุณุงุจ
ูง:ุงู„ุตุฏู‚
ูจ:ุงู„ุตู„ุงุฉ ููŠ ุงู„ู…ุณุฌุฏ ู…ุน ุงู„ุฌู…ุงุนุฉ
ูฉ:ุงู„ุฎูˆู ู…ู† ุงู„ู„ู‡
ูกู : ุฅู…ุงุทุฉ ุงู„ุฃุฐูŠ ุนู† ุงู„ุทุฑูŠู‚
ูกูก:ุตู„ุฉ ุงู„ุฃุฑุญุงู…
ูกูข:ุฅูุดุงุกุงู„ุณู„ุงู… ูˆุฅุทุนุงู… ุงู„ุทุนุงู… ูˆู‚ูŠุงู… ุงู„ู„ูŠู„
ูกูฃ:ุชุฑุจูŠุฉ ุงู„ุจู†ุงุฉ ูˆู„ุฅุญุณุงู† ุฅู„ูŠู‡ู†
ูกูค:ู„ูŠู† ุงู„ูƒู„ุงู… ู…ุน ุงู„ู†ุงุณ ูƒุงูุฉ
ูกูฅ:ุญูุธ ุงู„ู„ุณุงู† ูˆุงู„ูุฑุฌ

ูกูฆ:ุทุงุนุฉ ูˆู„ูŠ ุงู„ุฃู…ุฑ ููŠ ุทุงุนุฉ ุงู„ู„ู‡
ูกูง:ุญุณู† ุงู„ุฎู„ู‚
ูกูจ:ุนุฏู… ุณุคุกู„ ุงู„ู†ุงุณ
ูกูฉ:ุฅู†ุธุงุฑุงู„ู…ุนุตุฑ
ูขู : ูƒูุงุฑุฉ ุงู„ูŠุชูŠู…
ูขูก:ุนูŠุงุถุฉ ุงู„ู…ุฑูŠุถ
ูขูข:ุงู„ุณู…ุงุญุฉ ููŠ ุงู„ุจุจุน
ูขูฃ:ุงู„ุชูˆุงุถุน ูˆุฎูุถ ุงู„ุฌู†ุงุญ
ูขูค:ุนุฏู… ุฅูŠุฐุงุกุงู„ุฌุงุฑ
ูขูฅ:ุนุฏู… ุงู„ุบุถุจ
ูขูฆ:ุงู„ู…ุฏุงูˆู…ุฉ ุนู„ูŠ ุงู„ุชุทู‡ุฑ ุนู†ุฏ ูƒู„ ุญุฏุซ ุซู… ุตู„ูŠ ุฑูƒุนุชูŠู†
ูขูง: ุงู„ุฅูƒุซุงุฑ ู…ู† ุงู„ุณุฌูˆุฏ

Dardaarankii Ugu Cajiibsanaa ee uu qoro qof marxuum ah ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฅ                                " Waxeey tiri Si fiican U dhuux...
16/10/2022

Dardaarankii Ugu Cajiibsanaa ee uu qoro qof marxuum ah ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ฅ

" Waxeey tiri Si fiican U dhuux Waxa Aan qorayo
Geerideeyda K**a Wal Wal qabo
Muhiimad Weeyn iima laha , Sida jirkeyga U baaliyoobi doono.

Muslimiinta Sida Caadiga ah Marka Qof dhinto Loo Sameeyn jiray Ayeey igu sameeyn doonaan dharka ayeey iga bixin doonaan , Weey idhaqi doonaan Markay i Karfaniyan Ka dib gurigeyga iga soo Saari doonaan Waxeey Ii Kaxeeyn doonaan Gurigeyga Cusub Ee Qabriga

Dad badan ayaa tacsiyadeyda imaan doona Bal qaarkood Balamihii iyo Shaqooyiinka ay lahaayeen ayeey aniga darteey U soo deyn doonaan Si ay Meydkeyga U soo raacaan Ka dib Duugteyda uga qeeyb qaataan.

Dadkaas Sidaa U tirada badan Maalin intaan Noolaa Hal mar Ma aysan isiin Nasteexo Wax Ka tari doonto Geerideyda bacdigeed Kheyr ima aysan fari jirin Alla ima aysan Xasuusin.

Wax yaabaha intaan Sariirta Meydka Saaranahay Laga Takhalusi doona Waxa Ka mid ah......
1. Qolkeyga
2.
3.
4.
5. Qaaliga ahaa
6.
Dhamaan intaan Qabriga tagin ayaa lakala qeybsaday.

Xitaa Haddii ay ii Sadaqeyn lahaayeen Wax beey ii tari lahaayeen Oo ayaan Ku kaban lahaa
Aan intaas Soo tacbaayay Waxaa lagu Kala dhaxlay maalmo gudahood Ha badnaadan ama ha yaraadan Xisaabtoodana Aniga ayeey I sugeysaa ๐Ÿ˜ฅ

Markan dhintay Waxaa Ugu h**eeyo Ee iga dhacaaya Dadkuna Dhaqso U badali doonaan Waa
Qolka Anigo Ku jiro Ayeey dadka Oran doonaan Away ? Waan Maqlayaa Laakiin Ma Oran Karo Waa ikan Bal Magaceygii Saacad Ka hor leygu Wici jiray meey igu Wacaan ๐Ÿ˜ฅ.

Markeey Rabaan in ay Igu dukadaan Waxeey i Oranayaan Aaway .?Bal Meey magaceyga iigu yeeraan.
Markey Luxdiga i dhigayaan Waxeey igu Oranayaan Meydka Ka feyda.
Meydka Bal Meey Magaceyga iigu yeeraan .

Sidaa darteed Ma aheeyn ineey isiraan Ama Aan ku sirmo iyo Aan Ku faani jiray Maanta Magaceyga Kaliya in ay Ku dhawaaqaan Xitaa iima quuraan.๐Ÿ˜ฅ

ใ€ŠIntaasi Waa Tusaalo Balse Xaqiiq ayaad U Arki doontaa Maalin Maalmaha Ka mid ah;ใ€‹

Qofka maanta Noolow ,,,,,, Ogow Murugta Ku sugeyso Waxeey U qeybsami doontaa ilaa Sadax qeeyb Oo Kala ah:

1: Dadkii Kuu aqoonsanaa inaad tahay Nin Karmeet ah Xoog iyo Karti badan Waxeey Ku Oran doonaan Yaa .

2: Saaxiibada Waxeey Kuu murugoon doonaan Saacado Maalmo Xitaa Isbuuc iska dheh Ka dib Sheekada Weey Ka bixi doonaan ayaa dhici doona.

3: Aad U daran Oo laga dareemi doona Aad Ka baxday iyo Maalmo Isbuuc bilooyiin Xitaa sanado Ka dib Waa lagu Waxaad galeeysaa dadka Mar Mar La .

Xisaabtaadii Aduunka Halkaa Ku dhamaatay Waxaa bilaaban Xisaabtii Aad Aakhiro ku laheed.
Xoolo Ma lihid Quruxdii Waa Kaa dhamaatay Owlaad iyo Caruur ma lihid Caafimaad Haba Sheegin Waxad Ka tagatay Daarihii dhaadheeraa Aad dhistay Xaaskaagii Ninkale ayaa qabo Ama Ninkaagii Naag kale ayuu qaatay.

Kaliya Waxaad Maanta haysataa Wanaagsanaa Su,aasha Hadda taagan Waxeey tahay Ma heysataa Maanta la jooga Camalkaas Beri Ku anfici lahaa.?
Maku dadaashay Salaadaha faralka
Sunooyiinka Sadaqada Sirta ah Salaadda Habeenkii Loo istaago mise maya.?

Qofka Marka Uu dhinto Muxuu Ugu Calaacalaa Rabiyow Haddaad dib Aduunka iigu celiso Waan Soo Sadaqeynsan lahaa.
ู‚ุงู„ ุชุนุงู„ูŠ: [ ุฑุจ ู„ูˆู„ุง ุกุฎุฑุชู†ูŠ ุงู„ูŠ ุงุฌู„ ู‚ุฑูŠุจ ูุฃุตุฏู‚ ].
Maxeey tartaa Sadaqada Uu Qofka Dhintay Ku arkay geeridiisa ka dib.?

Muxuu U dhihi Waayay Waan soo Xaji lahaa Waan Soo Salaadi lahaa Waan soo soomi lahaa.

Culimada Waxeey yiraahdeen Waxaa U sidaa U yiri Ka dib Markii Uu arkay Weeyninka ay leedahay Sadaqada iyo ajarka laga helayo Oo tiro badan " War Ka faa"ideyso Wax bixi Hadda.

Qoraalkan Oo Allah dartiis U faafiso ayaa Ka mid ah Sadaqada Waxaa dhici Karto Qof Aad U Share gareeysay Qoraalkan in Uu wax bixiyo...

Adigaana Sabab U noqday Halkii Xasano Waxaa Laguu laba jibaaraa .

Allah ha unaxariisto janatul firdawsa hageeyo Abwaan Maxamed warsame Hadraawi oo hargaysa ku geeriyoodayุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠ...
18/08/2022

Allah ha unaxariisto janatul firdawsa hageeyo Abwaan Maxamed warsame Hadraawi oo hargaysa ku geeriyooday
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
ูƒู„ ู†ูุณ ุฏุงุฆู‚ุฉ
๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

17/08/2022

Adiguba caqlaad leedahee carar maxaa dhaama๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ๐Ÿคฃ
Markaanad maskaxdaada isticmaalayn waa sidaa oo kale ๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…๐Ÿ˜…

ุนุงู… ู‡ุฌุฑูŠ ุฌุฏูŠุฏ 1444ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฃูƒู’ุจูŽุฑูุŒ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุฃู‡ูู„ู‘ูŽู‡ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ู†ูŽุง ุจูุงู„ุฃูŽู…ู’ู†ู ูˆุงู„ุฅูŠู…ูŽุงู†ูุŒ ูˆุงู„ุณู‘ูŽู„ุงู…ูŽุฉู ูˆุงู„ุฅุณู’ู„ุงูŽู…ูุŒ ูˆุงู„ุชู‘ูŽ...
29/07/2022

ุนุงู… ู‡ุฌุฑูŠ ุฌุฏูŠุฏ 1444
ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฃูƒู’ุจูŽุฑูุŒ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูู…ู‘ูŽ ุฃู‡ูู„ู‘ูŽู‡ู ุนูŽู„ูŽูŠู’ู†ูŽุง ุจูุงู„ุฃูŽู…ู’ู†ู ูˆุงู„ุฅูŠู…ูŽุงู†ูุŒ ูˆุงู„ุณู‘ูŽู„ุงู…ูŽุฉู ูˆุงู„ุฅุณู’ู„ุงูŽู…ูุŒ ูˆุงู„ุชู‘ูŽูˆู’ูููŠู‚ู ู„ูู…ูŽุง ูŠูุญุจู‘ู ุฑุจู‘ูู†ุง ูˆูŠูŽุฑู’ุถูŽู‰ุŒ ุฑูŽุจู‘ูู†ูŽุง ูˆูŽุฑูŽุจู‘ููƒูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู
ุงู„ู„ู‡ู… ููŠ ุนุงู…ู†ุง ุงู„ุฌุฏูŠุฏ ู†ุณุฃู„ูƒ ุญูุธ ุจู„ุงุฏู†ุง ูˆุณู„ุงู…ุฉ ุฃู†ูุณู†ุง ูˆุฃุจู†ุงุฆู†ุง ูˆุดูุงุกู‹ ู„ู…ุฑุถุงู†ุง ูˆุฑุญู…ุฉ ู„ู…ูˆุชุงู†ุง ูˆุณุนุฉ ููŠ ุฃุฑุฒุงู‚ู†ุง ูˆูุฑุฌุง ู„ู‡ู…ูˆู…ู†ุง ูˆุฃุญุฒุงู†ู†ุง ูˆูุฑุญุง ู„ู‚ู„ูˆุจู†ุงยป.
ูˆูƒู„ ุนุงู… ูˆุฃู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ

19/07/2022

Cumar (Allaha ka raalli noqdee) markii la tooriyeeyay, caano aya loo keenay wuu cabbay, caanihiina dhinaciisii โ€‹โ€‹ayay ka soo daateen.. Dhaqtarkii ayaa ku yiri: amiirkii Mu'miniintoow, Waxay ubadantahay in adan dhaawacan ka kacaynin๐Ÿ˜ญ

Sayidinaa Cumar (AR) Wuxuu u yeeray wiilkiisii โ€‹โ€‹Cabdullaahi, wuxuuna ku yiri: ii keen Xudeyfah bin Al-Yaman...

Xudeyfah oo ah saxaabigii uu Rasuulku (scw) u dhiibay Liis ay ku qoran yihiin magacyada munaafiqiinta.
Cumar Allaha karaali noqdee oo dhiig dhinaciisa ka dadaanaya ayaa yiri: Xudeyfah bin Al-Yamanoow, Eebbe, ayan kugu dhaariyay ee Rasuulku ma wuxuu magacayga ku sheegay liiska munaafiqiinta...?

Xudeyfah wuu aamusay, indhihiisana ilmo ayaa ka soo qubatay, wuxuuna yiri: sideen kugu sheegaa sir laygu aaminay Cumarow.

Wuxuu yiri:- Illahay baan kugu dhaariye ii sheeg, Rasuulku (scw) ma wuxuu magacayga ku sheegay dhexdooda...??
Xudeyfah oo ooyaya ayaa yiri:
Illahay baan ku dhaartaye magacaaga iima sheegin

Cumar (RC) ayaa ku yiri wiilkiisa Cabdullaahi:
hal shay ayaa iigu haray aduunka??
Wuxuu ku yiri, waa maxay aabbe?
Wuxuu yiri: In laygu aaso Rasuulka Alle agtiisa

Wiilkeygiyoow u tag Hooyadii Muโ€™miniinta Caaisha, hana dhihin Amiirul Muโ€™miniin, ee waxaad ku tiraahdaa Cumar wuxu kuyiri adigaa guriga leh, waxan ku waydiisanayaa in ad ii fasaxdo in Laygu aasso rasuulka agtiisa Caaisha Allaha karaali noqdee waxay tiri: marki h**e aniga aya isugu tala galay booskan utag Cumar waxad ku tirahdaa caaisha way ogolaatay in lagugu aaso gurigeeda.

Cabdullaahi isagoo faraxsan ayuu soo laabtay, wuxuuna yiri: Aabe, waa lagu idmay.
markaas ayuu arkay dhabankii Cumar oo carrada (boorka) yaala Cabdullaahi waa fariistay wuxu kor usoo qaaday madaxa aabihiis bowdada ayuuna saaray. Sayidina Cumar (AR) waxa uu eegay wiilkiisa oo uu ku yiri: maxad Dhabankayga uga qaaday boorka?
Wuxuu yiri: Dhabannada aabbahaa u saar carrada si uu wejigiisa u booroobo hoog wuxuu u sugnaaday Cumar hadduusan Eebbe u dambi dhaafin berrito.

wiilkiisa ayuu la dar daarmay wuxuuna yiri: Marka an dhinto kadib iiqaad masjidka Rasuulka oo igu tukada u fiirso Xudeyfa, in uu janazadayda kasoo qaybgalayo, maxaa yeelay waxaa laga yaabaa in uu iga xishooday oo an kujiro liiska munaafiqiinta. haddii uu Xudeyfa ii duceeyo. Ii qaada
Jihada gurigii Rasuulka SCW
Aqalka Caaisha ihor dhiga, gala oo ogalaansha iiweydiiya markale hana ku dhihina amiirkii mu'miniinta ee waxad kutirahdaan wiilkaagi cumar aya albaabka yaala ee masoo galinaa hadi ay diido iqaada oo igu aassa qubuuraha muslimiinta.

Waxay dhaheen hooyo maydkii cumar aya albaabka yaala ee masoogalinaa wuxu doonayaa in labadiisa sxb agtooda lagu aasso waxay tiri haa soo galiya, intuu caafimaadka qabayna wuu iweydiistay hadana wan u ogolaaday Cumar Allaha karaali noqdee waxa lagu Garab aassay saaxibadiis agtooda Rasuulka N.N.K.H Iyo abuubakar (AR)

Magaalada madiina qof majoogin ilaa Cumar RC waa u ooyay maalintaas. Waxa loo malaynayay in uu marlabaร d Nabi Muxammed scw Aduunyada ka dhintay.

Cumar allaha karaali noqdee cadaalad ayuu ku camiray adduunyada.

19/07/2022

Gabadh ayaa ninkeeda u qortay waraaq ah inay ka baxday oo guriga reerkooda ay aaday aysanna u soo laaban doonin!

sariirta hoosteeda ayeyna gashay si ay u ogaato waxa u sameyn doono Ninkeedi ayaa soo galay waraaqdi ayuu arkay, qalin ayuu soo qaatay wax ayuuna ku qoray, dharkiis aayuu iska bedelay wuxuuna iska dhigay sida in eysan waxba dhicin oo kale, Taleefankiisa ayuu la soo baxay oo inta qof wacay ku dhahay: Haa, xabiibti, war horta hambalyo xaaskeyga wey iga tagtay, taas qaatiyaan ayaan ka taagnaa, Illaahey muxuu ii kaa tusi waayay inta aanan guursan, hadda 30 daqiiqo kadib waan kuu imanayaa ee i sug... Xaaski wey maqashaa oo sariirta ayey ku hoos jirtaa iyadoo xanaaq u dhiman rabto ayuu baxay...

markaas ayey soo baxday oo aragtay qoraalkiisa: Xabiibti lugahaaga ayaa banaanka yaallo oo sariirta hoosteeda aan ka arkay, qado ayaana soo iibinayaa waana soo laaban ee telephone been ah ayaan diraye is daji xabibi !

Dumarku tijaabo badanaa....!!๐Ÿ˜€

Ninkaas siduu xaaskiisa u galay ka waran???!!!๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

~ Ahmed Waaya arag

Wadadu waa cidhiidhi!!, wehelna mahaysato..Horay uma soconkarto oo jid k**a h**eeyo Mana sii taagnaan karto waligeed oo ...
19/07/2022

Wadadu waa cidhiidhi!!, wehelna mahaysato..
Horay uma soconkarto oo jid k**a h**eeyo
Mana sii taagnaan karto waligeed oo gaajaa dilaysa
Haday boodana daw dheer baa kahooseeya oo way dhiman
Mana soo laaban karto oo way dhici !!

Halkaas ayaan joognaa maanta

Xaqiiqso meel loo noqdaa inayna jirin oon ahayn xagga alle aan alle uwada laabano
Maalin waxaa jirta meeshaad gaadho aadan kasoo noqonkarin ( yacnii hadaad dhimato nafta lagugu soo celinmaayo intaad aduunyada joogto)๐Ÿ˜ญ

Yaa rabbi khaatumada khayr noogu khatin ๐Ÿคฒ

W/q:- Bishaar Maqadin

17/07/2022

Address

Burao
Burco
WELCOMETOABDILAHIYUSUFPAGE๏ฟฝ๏ฟฝ๏ฟฝ

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdilahi Yusuf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdilahi Yusuf:

Videos

Share


Other Social Media Agencies in Burco

Show All