23/02/2022
Aniga Ma Dhuunto, Ma Tir Tiro Numberada Iyo Sawirada Xitaa Ma Tuuro Haddiyadaha La Keenay Xiligii uu Xaalka Wanaagsana, Xasuustayda Ma Eedo Waqtigana uma Shalaayo Ma Qoomameeyo.
Haa!! Ma Shalaayo, Naftayda Waxaa Ku Daaweeya Waxyaabaha Runta Ah,Ma Adeegsado Is Moogaysiiska Iyo Is Moodsiinta Beenta Ah.
Kun Mar Ka Badan Ayaa Fariiya Sawirada, Numberada Kor Ayaa Ka Xafida, Haddiyadaha Waa Is Ticmaala Ilaa Ay Dhamantood Ila Noqdaan Wax Iska Caadi Ah, Wax Aan Muhiim Ii Aheen oo Kale.
Waaku Cel Celiyaa Eegmada Sawirada Si Aysan Hadhow Wax Cusub oo Kale ugu Xiisin, Xiisaha Muxuu Taraa Haddii Aanba La Heyn Qofkaas ?.
Ilaa Aan Guuleysto Isma Dhiibo, Qiyaanada Jaceylka uma Jabo, Dhibaatada Waxbarashada laga maro uma Dulismo, Darufaha Nolasha Iskuma Dhiibo, Waxaan Ahay Qofkii Shalay Kan Maanta Iyo Midka Beri Halkaan Ayaana Taagnaan Doona.
Saaxiib Adigana Go'aanso oo Go'an ku Gaar In Aad Naftada Ka Farxin Karto uusana Jirin Qof Nolashada Loodin Karo Haddan u Dhiibin Adi.
Baashe FaraxsaNE
Han & Hiigsi