Ugbaad Media

Ugbaad Media Ugbaad Media is a News , Marketing, Educating and informing Radio and Website.
(13)

Ugbaad Media is a prominent Somali outreach radio station , news website based in Puntland state of Somalia , proudly owned by Ugbaad Media Group, Established on February 5, 2022 by a dynamic and intellectual group of Somali veteran journalists based in Bosaso, Garowe and Qardho , and it advocates for environmental issues and human rights. Those journalists felt by the importance of an independe

nt radio station that speaks public needs, so that public services can be carried out without pressure. Since its launch, for the first time the displaced community has had the opportunity to regularly participate in the programs we broadcast. We are ready to take your suggestions, and we are ready to work with you to achieve our basic goals. Dont hesitate to reach out our Email : [email protected]
WhatsApp Number
0025 2 90 7676234

25sano kadib  Puntland waxay haysaa jiho qaldan haddii weli la hadal hayo anaa tarahan ama tookan iska leh!Musharax Maxa...
10/12/2023

25sano kadib Puntland waxay haysaa jiho qaldan haddii weli la hadal hayo anaa tarahan ama tookan iska leh!

Musharax Maxamuud Xayir Puntlandta cusub wuxuu u badali doonaa mid la wada leeyahay loona simanyahay.

Ugbaad Media

10/12/2023

Musharax Xayir iyo soo dhowayntiisa

10/12/2023

Heesta Sooley oo ruxday soo dhowaynta Bosaso

10/12/2023

Bosaso iyo soo dhowaynta balaaran ee musharax madaxwayne Maxamuud Xayir Ibraahim, khibrad 17sano oo hay’adaha kalle duwan ee dowladda.

09/12/2023

Wiilka madaxwayne Xasan Sheekh oo booliska Turkiga aad u baadigoobayo, iyadoo lasoo saaray waaran caalami ah oo lagu soo xirayo.

Ugbaad Media

09/12/2023

Musharax Madaxwayne Maxamuud Xayir oo hees cusub loo qaaday, xildhibaanow Xayir noo doora.

Ugbaad Media

08/12/2023

Xildhibaan Abuu Baraa "Hadduunan madaxwaynuhu u hogaansamin go'aanka odayaasha isago sidan ka liita ayuu oran doonaa waan ka laabtay"

Waraysi Mohamud Abdi Ibrahim Mci

Ugbaad Media

07/12/2023

Wafdiga Sade Doorood ee Garoowe u yimid dhexdhexaadinta Puntland oo Qardho ugu tagay Boqorka

07/12/2023

Abwaan Beeldaaje oo sheegay in sharci darro tahay baarlamaanka Puntland in si gaar ah xilka loogu kordhiyo.

Waraysi iyo Mohamud Abdi Ibrahim Mci Ugbaad Media

Degdeg : Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland C/rashiid Cawl ayaa kulan baarlamaanka saaka yeeshay ka sheegay in Baarlamaan...
07/12/2023

Degdeg : Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland C/rashiid Cawl ayaa kulan baarlamaanka saaka yeeshay ka sheegay in Baarlamaanka Puntland aqbalay muddo kordhintii issimada ay u sameeyeen ee sannadka ah islamarkaasina ay u codeeyen, Gudoomiye C/rashiid ayaa sidoo kale sheegay inay soo magacaabayaan guddiga doorashada Madaxweynaha & kuxigeenkiisa maadama ay ku taliyeen issimadii SSC qaar ee shalay Garoowe bayaanka ka soo saaray.

Geesta Kale Madaxweyne Siciid Deni ayaa xalay sheegay in uu ka laabtay doorashadii qof & cod islamarkaasina Beelaha Puntland sidii h**e u soo xushaan xildhibaano cusub oo badela kuwa hada ka dibna doorta Madaxweyne & kuxigeenkiisa.

06/12/2023

Madaxwaynaha Puntland Deni

"Waxaan u tanaasulay danta Puntland iyo midnimadeeda , waana qaatay in 66xildhibaan lagu laabto"

Ugbaad Media

DEGDEG: Wasiir Juxa ayaa xaqiijiyay in Madaxweyne Deni qaatay go'aan ah in lagu noqdo doorasho Madaxweyne iyo baarlamaan...
06/12/2023

DEGDEG: Wasiir Juxa ayaa xaqiijiyay in Madaxweyne Deni qaatay go'aan ah in lagu noqdo doorasho Madaxweyne iyo baarlamaan oo ku dhisan qaabkii h**e ee 66ka ahaa"

Odayaasha SSC Khaatumo oo isku raacay in doorashada Puntland madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisaba la qabto 8 January 2024, a...
06/12/2023

Odayaasha SSC Khaatumo oo isku raacay in doorashada Puntland madaxwaynaha iyo kuxigeenkiisaba la qabto 8 January 2024, ayna soo doortaan xildhibaanadda hadda jooga.

Ugbaad Media

05/12/2023

Nabadoon Qaxiye oo si kulul ula hadlay siyaasiyiinta reer Garoowe.

Ugbaad Media

05/12/2023

Ciidamada PMPF oo wakaaladda AP usheegay inay kordhinayeen ilaalinta xeebaha Puntland kadib weeraradii burcadbadeedda.

Ugbaad Media

04/12/2023

Beelaha Laylkase iyo Reer Baciidyahan oo Go'aamo ku gaaray qofkii ay iska dilaan

03/12/2023

Musharax madaxwaynaha Puntland Suldaan Cabdicasiis Afguduud oo Muqdisho ay ukala xirantahay.

Ugbaad Media

03/12/2023

Puntland oo khudaartii sare uga kacday.

Ugbaad Media

Hotel aad u qurxoon Militon Hotel ayaa dhowaan laga furi doonaa caasimadda Puntland ee Garoowe.đź“·Cawaale KorontoUgbaad Me...
03/12/2023

Hotel aad u qurxoon Militon Hotel ayaa dhowaan laga furi doonaa caasimadda Puntland ee Garoowe.

đź“·Cawaale Koronto

Ugbaad Media

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta 02 Diseembar, 2023 uga furay Bossaso 25 saxafi tababar lagu xoojinayo kaal...
02/12/2023

Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa maanta 02 Diseembar, 2023 uga furay Bossaso 25 saxafi tababar lagu xoojinayo kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasada.

Xoghayaha Ururka MAP Naciimo Musse ayaa furitaanka ka sheegtay in inta uu socdo la ka qayb-galayaasha lagu baraarujin doono muhiimada leedahay u qareemida iyo xoojinta kaalinta haweenka ee ka qaybgalka siyaasada sidoo kalena la bari doono isku dheeli tirnaanta baahinta wararkooda la xiriirta.

02/12/2023

Dareenka Shacabka iyo Wax kabadalka dastuurka ee Xasan Sheekh wado.

Siyaasi Cabdiwali Gurey ayaa marti ku ah.
Ugbaad Media

02/12/2023

Dib u milicsi Puntland iyo Doorashadii 2014 iyo Musharax Cabdiwali Gurey.

Ugbaad Media

Qowmiyada Oromada ee ku sugan Laascanaood  ayaa  u Jawaabay odoyaal Oromo ah kuwaa oo la soo kireystay  maalmo ka horma ...
30/11/2023

Qowmiyada Oromada ee ku sugan Laascanaood ayaa u Jawaabay odoyaal Oromo ah kuwaa oo la soo kireystay maalmo ka horma Hargeisa la keenay isla markaana sheegtay in Isaaqu uu galo abtirsiimada Oromada .

“Anagu Waxaanu nahay Qowmiyad ballaadhan oo OROMO la yidhaahdo dad 100 Milion ku dhow ayaanu nahay , Dir iyo Isaaq Toona Nasabiyad Abtirsiimo lama lihin , ha Iska Celiyaan cidii ay Doonteen ee SSC Yaanay Nagula Daaran Nasabiyadayada “

Ayey dheheen Qaar ka mid ah dadkaa Oromad ah.

Muuqaalka Goordhow la soco

Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo oo Shir-guddoomiyey kulanka Tobaadlaha ee Golaha Fulinta. Laascaanood 30 No...
30/11/2023

Hoggaamiye Ku xigeenka Maamulka SSC-Khaatumo oo Shir-guddoomiyey kulanka Tobaadlaha ee Golaha Fulinta.

Laascaanood 30 November 2023:- Hoggaamiye ku xigeenka Maamulka Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil ayaa shir-guddoomiyey kulanka 8aad ee Golaha Fulinta maamulka SSC-Khaatumo.

Kulanka ayaa warbixino lagaga dhagaystay Xubnaha Golaya Fulinta, iyadoo diirrada la saaraya arrimaha amniga, adeegga bulshada iyo dhismaha hay'adaha Dawliga ah.

Xoghayaha amniga ayaa Golaha la wadaagay Xeerka Amniga Gudaha oo Goluhu ka dooday, sidoo kale Waxaa Goluhu ka dooday Xeerka Dhismaha Hay'adda Gargaarka Iyo Masiibooyinka Maamulka SSC-Khaatumo.

Golaha ayaa shacabka SSC-Khaatumo uga mahadceliyey taageerada ay markasta la garabtaaganyihiin Maamulkooda.

Ugu danbayn, Hoggaamiye Ku xigeenka ayaa xubnaha Golaha Fulinta faray in ay dedejiyaan dhammaan xeerarka iyo qorshayaasha hortebinta u leh Maamulka.

DHAMMAAD
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha
Maamulka SSC-Khaatumo
Email: [email protected]

Beesha cali saleebaan ayaa caawa hadhimo-sharafeed ugu sameeyey dalka cumaan wafdi uu hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad C...
29/11/2023

Beesha cali saleebaan ayaa caawa hadhimo-sharafeed ugu sameeyey dalka cumaan wafdi uu hogaaminayo Garaad Jaamac Garaad Cali oo booqasho ku jooga dalkaas.

Casho sharfta oo ka dhacday qasriga ganacsade Saalax Cawad { Ali sulaymaani } waxaa goob joog ahaa sheekha guud ee beelaha daarood dalka cumaan sheekh raamis bikhayt Bayt-cali saleebaan iyo xubnaha sar-sare ee jaaliyada.

Wargalin -Muhiim ah Xoolihii noolaa ee geela Waxaa kusoo kordhay xanuun beer xanuun iyo qandho wada socda neefka sadex m...
29/11/2023

Wargalin -Muhiim ah

Xoolihii noolaa ee geela Waxaa kusoo kordhay xanuun beer xanuun iyo qandho wada socda neefka sadex maalin kadib wuu baqtinaya Hawdka Sare ilaa gobalada dhexe waxaa dhintay kumanaan Geela xanuunka wuxuu si gaar ah u bartilmaansanaya geela magaynada ah sida Awrta iyo Geela dhalay oo uu laynayo
Xanuunka wuxuu kasoo fidaya hawdka Gobalka Cayn ilaa Nugaasha sare ciladaha aan soo arkay ee caqabada ku ah geela in la badbaadiyo waxaa kamid ah dadka reer baadiyaha ah oo aan aqoon u lahayn in geelaa la daaweeyo iyagoo dhex taagtaagan ayuu geelii ku dal bakhtinaya marka laga reebo qolyaha caano teelada oo geela daaweeya

dawooyinka hoos ku xusan waxaa la kaashaday Dr-AbdiMajiid Diirshe Duwe oo ah dhakhtar ku taqasusay daweynta xoolaha xoolo geel ah oo aan soo duray wax weyn ayay ka tartay isbadal weyn ayaana laga dareemay

waxaan ku talin lahaa qofkasta oo geel haysta ama qaraabo la ah geel dhaqato haka qayb qaato badbaadinta geela oo sii le anaya

Bosaaaso Allahayow ka xijaab belaayada.Mustafa Seeds 📸📸📸📸📸📸Ugbaad Media
29/11/2023

Bosaaaso Allahayow ka xijaab belaayada.

Mustafa Seeds 📸📸📸📸📸📸

Ugbaad Media

Garaad Jaamac Garaad Cali, Suldaan Jeenicad iyo Musharrax Madaxweyne Puntland, Dr. Aadam Shiikh-doon - CUMMAAN.
29/11/2023

Garaad Jaamac Garaad Cali, Suldaan Jeenicad iyo Musharrax Madaxweyne Puntland, Dr. Aadam Shiikh-doon - CUMMAAN.

DEG DEG: Dooni nooca Kaluumaysiga ah ayaa koox Burcad ah waxay ku afduubteen Xeebta Degmada Qandala ee Gobolka Bari sida...
29/11/2023

DEG DEG: Dooni nooca Kaluumaysiga ah ayaa koox Burcad ah waxay ku afduubteen Xeebta Degmada Qandala ee Gobolka Bari sida ay SBC ay wararku ku soo gaarayaan .

Inkasta oo Magaca doonta iyo shaqaalaha saaran aan la xaqiijin wali hadana kooxdii afduubatay ayaa lagu soo waramayaa in ay la aadeen xaga Badweynta .
Ciidamada dhanka Badda ee Puntland ayaa la sheegay in ay ku bexeen walina wax war ah k**a soo bixin Afduubitaanka Doontan.

Dhacdadan lagu Afduubtay Doontan Kaluumaysi ayaa noqonaysa dhacdadii labaad ka dib markii dhawaan sida oo kale Xeebaha Degmada Eyl ee Puntland Koox Burcda ah ay ku afduubteen Dooni Kaluumaysi

Xigasho SBC

28/11/2023

Nuujinta dhalaanku waxay muhiim u tahay dhalaanka iyo hooyaduba caafimaad ahaan xag jireed iyo xag maskax.

28/11/2023

Oday reer Boosaso oo farriin digniin iyo latalin ah udiray maamulka Muuse Biixi.

Madaxwayne Deni ayaa diidan in doorasho 66 xildhibaano odayaal usoo xulaan Puntland,  mucaaradkana waxay  shacabka ku wa...
28/11/2023

Madaxwayne Deni ayaa diidan in doorasho 66 xildhibaano odayaal usoo xulaan Puntland, mucaaradkana waxay shacabka ku wargaliyeen doorasho 8 January kadhacda Puntland.

28/11/2023

Kahortagga Cudurka Shubanka ee carruurta Bosaso.

Waa farriin kaaga timid hay'adda PMWD oo taageero ka helaysa Hay'adda UNICEF iyo Wasaaradda caafimaadka Puntland.

28/11/2023

Jooji gudniinka gabdhaha
Waa farriin kaaga timid hay'adda TASS oo taageero ka helaysa wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska Puntland iyo hay'adda Save the children.

Booliska Mareykanka ayaa shaaciyay in ay xireen qof looga shakisanyahay in uu toogtay saddex nin oo dhallinyaro Falastii...
27/11/2023

Booliska Mareykanka ayaa shaaciyay in ay xireen qof looga shakisanyahay in uu toogtay saddex nin oo dhallinyaro Falastiiniyiin ah.

Toogashadan waxay ka dhacay meel ku dhow xarun jaamacadeed oo ku taal magaalada Vermont ee dalka Mareykanka, sida u sheegay telefishinka CNN.

Saddexda qof ayaa magacyadooda lagu kala sheegay Hisham Awartani, Kinnan Abdel Hamid iyo Tahseen Ahmed. Waxay wax ka baranayeen saddex jaamacadood oo kala duwan oo ku yaal Maraykanka.

Taliyaha booliiska Burlington Jon Mura ayaa sheegay in laba ka mid ah dhibanayaasha ay xaaladdoodu wanaagsan tahay; Midka saddexaadna waxaa soo gaaray dhaawacyo aad daran.

Puntland2024"Adam Sheekh-doon Ali"Musharax Madaxweyne Puntlnad Aadam Cali  Halku dheggu waa HUFNAAN iyo HORUMAR
25/11/2023

Puntland
2024
"Adam Sheekh-doon Ali"

Musharax Madaxweyne Puntlnad Aadam Cali Halku dheggu waa HUFNAAN iyo HORUMAR

Bosaso 1878
25/11/2023

Bosaso 1878

24/11/2023

Dooni kalluumaysi oo lagu haysto xeebaha Eyl oo madaxfurasho la waydiistay

24/11/2023

SSC Khaatumo oo burburisay guryo kuyiilay magaalada Buuq Dharkayn.

Address

Hotel Red Sea Bosaso Building, Bosaso Airport Road. Near Central Bosaso Police Station
Bosaso
002

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugbaad Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ugbaad Media:

Videos

Share

Our Story

Puntland News is a daily magazine on the Web. Founded in 2009, based in Puntland State of Somalia and United Kingdom. Puntland News covers breaking news, politics, culture, technology and entertainment through investigative reporting. We are focusing News from Somalia and East African Countries.