aYzerr official

PUNTLAND: Magaalada Sheerbi oo lagu nabad noqday ka dib bilooyin looga hayaamay colaad sokeeye, ka dib heshiis nabadeed ...
19/03/2024

PUNTLAND: Magaalada Sheerbi oo lagu nabad noqday ka dib bilooyin looga hayaamay colaad sokeeye, ka dib heshiis nabadeed oo la gaadhay.

Maxaad ka ogtahay ninka had iyo jeer gadaal ka istaaga Imaamyada Masjid Al Xaram marka salaada la tukanayo ee aan aragno...
19/03/2024

Maxaad ka ogtahay ninka had iyo jeer gadaal ka istaaga Imaamyada Masjid Al Xaram marka salaada la tukanayo ee aan aragno muuqaalladiisa mar kasta?

Waa Sheekh Cabdul Casiis Al Xaaj, xilka uu hayo waxaa lagu magacaabaa ‘Al faatix Calal Imaam’ waxaa loo xilsaaray in uu saxo imaamyada markay gafaan quraanka ama u furo markay ku istaagto aayad

"Ummadda Soomaaliyeed waxaan leeyahay war Baddeena iyo Berrigeena yaynaan kala jeclaan, qofwalba oo hadla wuxuu ka hadla...
26/01/2024

"Ummadda Soomaaliyeed waxaan leeyahay war Baddeena iyo Berrigeena yaynaan kala jeclaan, qofwalba oo hadla wuxuu ka hadlayaa Arimaha badda, waxaan leeyahay war dalkan la kala jarayo isna halaga hadlo oo hala difaaco,"

Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye)
Hogaamiyaha SSC Khaatumo

Waxaan jeclahay Kooko ( Gabadh Tiktok Caan Ka Ah ) Hooyadeey Hataa Waan Ka Jeclahay Hooyadeey Gurigeeyga Waan Oga Ceeyri...
26/01/2024

Waxaan jeclahay Kooko ( Gabadh Tiktok Caan Ka Ah ) Hooyadeey Hataa Waan Ka Jeclahay Hooyadeey Gurigeeyga Waan Oga Ceeyrin Karaa ( Kooko ) Darteed.

Sidaa Waxaa Yiri Isagoo Ooynaayo Wiilkan Oo Caan Ka Ah Tiktok.

Maku Saxan Yahay Hooyadii In Guriga Kasaaro Gabadh Uujecelyahay Darteed ?
Maxaad Ku Tilmaami Laheeyd Wiilkaan ?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qaybgalay shi...
26/01/2024

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qaybgalay shirka Magaalooyinka iyo Caasimadaha Carabta oo ka dhacay Magaalada Bagdaad ee dalka Ciraaq.

Shirkan ayaa lagu soo bandhigay waxqabadkii uu gaaray ururka Magaalooyinka Carabta sanadkii la soo dhaafay, Qorshayaasha loo baahanyahay si horumar ballaaran loo gaarsiiyo Caasimaddaha Carabta iyo sidii loo ansixin lahaa ajendayaasha shirka soo socda, oo ay dhamaan isku raaceen madaxda shirka ka qeybgaleysa.

Koobka Qaramada Afrika: Sawirka hadalheynta dhaliyay ee garsooraha Soomaaliga iyo cayaartii Aljeeriya iyo Mauritania
26/01/2024

Koobka Qaramada Afrika: Sawirka hadalheynta dhaliyay ee garsooraha Soomaaliga iyo cayaartii Aljeeriya iyo Mauritania

2026 dani waxa uu badali doonaa Xasan2026 Ayub waxa uu badali doonaa mahad salad☝️Saa waxa yiri 😂 Ayub AbdirizakTolow mx...
26/01/2024

2026 dani waxa uu badali doonaa Xasan
2026 Ayub waxa uu badali doonaa mahad salad☝️

Saa waxa yiri 😂 Ayub Abdirizak
Tolow mxa ka hira😂

25/01/2024

Ugbaad aragsan waa gob walhi😂

Address

Punt-land
Bosaso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when aYzerr official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to aYzerr official:

Share



You may also like