Kulmiye media

Kulmiye media Kusoo dhawooow kulmiye media k

Sidee 21M looga Xadi karaa Hal Xafiis🚫🚫
29/06/2023

Sidee 21M looga Xadi karaa Hal Xafiis🚫🚫

Madaxweynaha PL Poqor said DeniM/xigeenka PL Garaad Ahmed KaraashG/Barlamaana PL Suldaan Abdirashid AbwaanHartinimadu Dh...
15/06/2023

Madaxweynaha PL Poqor said Deni
M/xigeenka PL Garaad Ahmed Karaash
G/Barlamaana PL Suldaan Abdirashid Abwaan

Hartinimadu Dhiman maYso❣

DEG DEG:Degaanka Ardaa ee Gobolka Sanaag Afar nin Oo u Dhashay Beesha Isaaq Ayaa Galabta Laga Ay soo Afduubteen RaG u Dh...
18/04/2023

DEG DEG:Degaanka Ardaa ee Gobolka Sanaag Afar nin Oo u Dhashay Beesha Isaaq Ayaa Galabta Laga Ay soo Afduubteen RaG u DhashaY beesha Naaleye Ahmed ee Dhulbahante kuwaas Oo Caawa Lagu HaYo Degmada Fiqi-Fuliye ee Gobolka Sanaag Sida La sheegaY Aano Qabiil Ayaa loo haystaa Dil Diraacdii ka DhacaY isla Digaanadaa Deriska Ah

Xigasho goobjooge

Ayuub Abdullahi oo Ka mida aqoonyahanka Gobolka Haylaan Ayaa Si Rasmiya Shaaciyey inuu Yahay musharax Golaha Degaanka De...
15/04/2023

Ayuub Abdullahi oo Ka mida aqoonyahanka Gobolka Haylaan Ayaa Si Rasmiya Shaaciyey inuu Yahay musharax Golaha Degaanka Degmada Buraan ee Gobolka Haylaan kana Sharaxan Ururka Mideeye

Warbaahin Ku Hadasha Afka Argagixisada ayaa Dhowaan La DaahfuraY ka dib markii DFS ay xayiraad saartaY Adeecadihii Taage...
08/04/2023

Warbaahin Ku Hadasha Afka Argagixisada ayaa Dhowaan La DaahfuraY ka dib markii DFS ay xayiraad saartaY Adeecadihii Taageeri jiray magaca ayaa lagu SheegaY Midnimo MeďiaMidnimo Meďia

Deg Deg Xoogaga SSC ayaa Caawa Gudaha Magaalada Laascanood ku qabtay Mid kamida Hagayaasha madaafiicda ay SNM ku garaacd...
07/04/2023

Deg Deg Xoogaga SSC ayaa Caawa Gudaha Magaalada Laascanood ku qabtay Mid kamida Hagayaasha madaafiicda ay SNM ku garaacdo magaalada Laascaanood Magaciisa Ayaa lagu Sheegay Abdi jamac Magaciisa Afgarashada Bakayle loogu Yeero

01/04/2023

Isha Ku Hay warbixin Dab Iyo Naar ah baan soo wadnaa

Mobilada Dabaysta oo Sii Share Gareeeya

Cawke Colqoslaye

01/04/2023

xogaga SSC ayaa Dhul badan ka saaray maamulka SL Dagaal Culus oo maanta dhacay SL ayaa soo Bandhigtay gaari wadada ka Khaldanthy

Dagaalkii Ugu Culus Ayaa maanta ka socda Jahooyinka kala Duwan ee Duleedka laascaanood ka Dib Markii Xalay Werarka ay so...
31/03/2023

Dagaalkii Ugu Culus Ayaa maanta ka socda Jahooyinka kala Duwan ee Duleedka laascaanood ka Dib Markii Xalay Werarka ay soo Qaadeen Ciidanka Somaliland sidoo kale Xoogaga SSC-KHAATUMO Ayaa Guul kasoo Hooyey Dagaalka maanta oo Goordhawayd Istaagay SL Ayaa madaafiic ku Garaacday Gudaha magaalada Laascaanood Ka Dib markii Dib U Riixeen Xoogaga SSC-KHAATUMO Sida uu Sheegay Garaad Mukhtar Garaad Ali Buraale oo Jiida Dagaalka Jooga

 .Maanta oo ay tahay taariikhdu Thu-30-Mar-2023 waxaa si rasmi ah u cadeeyey inuu u tartamaayo gudoomiyaha golaha deegaa...
30/03/2023

.
Maanta oo ay tahay taariikhdu Thu-30-Mar-2023 waxaa si rasmi ah u cadeeyey inuu u tartamaayo gudoomiyaha golaha deegaanka ee degmada Buraan XAAJI ISMAACIIL CABDI MAXAMUUD (Xaji Cadeeye) Ismaaciil Cabdi .
Xaaji ismaaciil waxa uu ka mid yahay ganacsatada degmada, oday ka mid ah odayaasha deegaanka, shakhsi bulshadiisa hadiyo jeer ugu shaqeeya si hufan,daacadnimo,amaano, hadana bulshada iyo deegaankaba ugu adeega si wadaninimo ah.
Xaaji ismaaciil cabdi waxa uu ka mid yahay shakhsiyaadka muddo dheer ka shaqaynaayey danta guud kana tegey danihiisa gaarka ah si uu u horumariyo bulshadiisa iyo deegaankaba una hura naf iyo maalba kay tahay.
Xaaji ismaaciil waa shakhsiga keliya ee loogu kalsooni badan yahay deegaanka degmada Buraan iyo deegaanada badan ee hoostaga.
Xaaji ismaaciil waa shaksi ka hufan wax kasta oo dhib ku ah dadkiisa iyo dalkiisaba muddo dheerna dhex joogay oo aan meelna ka aadin wadanka.
Xaaji ismaaciil waa shakhsiga keliya ee urursaday dhammaan waxkasta oo sharaftiisa kor u qaadaya mana aha mid iska dhig kale ah ee bulshadiisa iyo deegaankiisa ayuu ka kasbaday.
Xaaji ismaciil waa shakhsiga keliya ee degmada Buraan ay taageero u hayaan una hogtaan waayeel,dhalinyaro,culimo,Haween iyo caruur ba iyo weliba cidkasta oo kasoo jeeda deegaanka degmad Buraan.
Xaaji ismaaciil muddo dheer ayaa bulshadiisu ku lahayd tartan oo noqo guddoonka degmada Buraan lknse xaajigu waxa uu ku taamaayey inuu helo xili bulshadiisu codkooda ay siin karaan waana la gaaray xiligii codka bulshada.
Xaaji ismaaciil waxa uu soo qabtay xilal faro badan oo bulshada ay u doorteen lknse xilalka dawladeed, waxaa ka mid ah:
●Guddoomiye ku xigeenkii h**e ee Gobolka sanaag bari ee somaliland.
●Guddoomiyaha degmada Dhahar ee Somaliland.
●Guddoomiyaha degmada Buraan ee Somaliland.
●Hanti dhowrka Somaliland.
●Taliyaha ciidanka mariiniska Sanag Somalilan.
Haatanse uma shaqeeyo xaajigu wuxuu u soo noqday dowladiisa puntland.

Ramadan KariimWarbaahinta keliya Ka madaxbanaan Wasaarada Warfaafinta Somalia🤔
30/03/2023

Ramadan Kariim

Warbaahinta keliya Ka madaxbanaan Wasaarada Warfaafinta Somalia🤔

Beri waa maalinkii Ugu Dameeyey Halganka SNM magaalka waa laga Saarin Inta Kaga HartayQalinkii Abdifatah Jama Ali
23/02/2023

Beri waa maalinkii Ugu Dameeyey Halganka SNM magaalka waa laga Saarin Inta Kaga Hartay

Qalinkii Abdifatah Jama Ali

Warbaahinta Midnimo Meďia  waxay Faafisaa Kuna Hadashaa Afka Alshabaab Fadlan Shaqo Halaga qabtoCawke Colqoslaye
23/02/2023

Warbaahinta Midnimo Meďia waxay Faafisaa Kuna Hadashaa Afka Alshabaab Fadlan Shaqo Halaga qabto

Cawke Colqoslaye

Maalintii 6aad ayuu galay dagaalka Laascanood, Soomaaliland ayaa saaka markale weerarka bilawday,Bidhaan Media
11/02/2023

Maalintii 6aad ayuu galay dagaalka Laascanood, Soomaaliland ayaa saaka markale weerarka bilawday,

Bidhaan Media

10/02/2023

Dagaalka Laascanood ayaa Maalinkii 5aad socda

China oo sare u qaaday Qiimaha Dameerka ee deegaanada baadiyaha ee dalkaas.Kulmiye media
09/02/2023

China oo sare u qaaday Qiimaha Dameerka ee deegaanada baadiyaha ee dalkaas.

Kulmiye media

09/02/2023

Deg Deg Beesha isaaq ayaa lagnaysa Dadka Dhex Degan ee Daaroodka ah

  Bayaan ka soo baxay maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu yiri "Al-shabaab waxay cadaynaysaa ina ysan wax lug ah ku laha...
09/02/2023

Bayaan ka soo baxay maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa lagu yiri "Al-shabaab waxay cadaynaysaa ina ysan wax lug ah ku lahayn dagaalka ka socda Laascaanood, isla markaana aysan jirin ciidamo Al-Shabaab ah oo ka qayb qaadanaya dagaalkaas, waxayna ugu baaqaysaa cid walba oo ay arintani qusayso in aysan ku kadsoomin been-abuurka kasoo yeeray
Kulmiye media

Deg Deg"Ceel-Afweyn Sanaag waqooyi oo maanta calanka Somalia lasoo baxday
05/02/2023

Deg Deg"Ceel-Afweyn Sanaag waqooyi oo maanta calanka Somalia lasoo baxday

05/02/2023
05/02/2023

Kusoo Dhawaada Kulmiye media iyo Warka Duhurnimo

Darwiish Geesiya🦁
23/01/2023

Darwiish Geesiya🦁

Waa kuma warda Hashi ninkeeduWarda Hashi ninkeedu marwadiisa wanaagsan Ayuu weel Udhaqaa
19/01/2023

Waa kuma warda Hashi ninkeedu

Warda Hashi ninkeedu marwadiisa wanaagsan Ayuu weel Udhaqaa

12/01/2023

Aqoonyahan Abdifatah Jama Ali Kana mida xubnaha
Urur Siyaasadeedka Sincad oo Is Diwaan Geliyey

Geedi Xinjir Leh
30/12/2022

Geedi Xinjir Leh

Beelaha soomaaliyeed oo Qurashta SheegtaY
26/12/2022

Beelaha soomaaliyeed oo Qurashta SheegtaY

10/05/2022

Shirweynaha Beelaha Warsengali Ee Dega Gobolada Sanaag Iyo waqooyiga G.Bari Iyo Dawlada ayaa Shir Uga Farmington Caasimada G.Sanaag ee Ceerigaabo bisha JuuN

Agartala Musharax ee mid kamida uu Noqo Nayoh Madaxweynaha JFS1:Sharif Sh Ahmed2:Mohamed Abdullahi Farmaajo 3:Hassan Ali...
08/05/2022

Agartala Musharax ee mid kamida uu Noqo Nayoh Madaxweynaha JFS

1:Sharif Sh Ahmed
2:Mohamed Abdullahi Farmaajo
3:Hassan Ali khayre Geedi
4: said Abdullahi Deni

08/05/2022

Maqaaxidu waa kacday Balse Maanta Ayay Dib usoo laabatay

27/04/2022

Wasiirka Gargaarka Iyo Masiibooyin Somalia Ahna Misharax G.X.1aad GSh Somalia Xil.Khadija mohamed Dirie""Waan Gali la Nahay Hoolka, Doorashada

27/04/2022
12/04/2022
MD Farmaajo "Aniga Ahaan Qabiil & Qaran wxaan Doortay Qaran. Balse kuwa Qabiilka doortay Wa Dad Xanuunsan"
12/04/2022

MD Farmaajo "Aniga Ahaan Qabiil & Qaran wxaan Doortay Qaran. Balse kuwa Qabiilka doortay Wa Dad Xanuunsan"

05/04/2022
05/04/2022

Dhinacyada ku dagaalamaya Yukrayn ayaa sii kala fogaanaya iyadoo koonfurta iyo bariga Yurkayn ay dagaaladu xoogaysteen.

Wararkii ugu danbeeyay lifaaqan ka akhriso: https://bit.ly/3LKz2rE

Somalia oo gashay Xaalad AdaG
05/04/2022

Somalia oo gashay Xaalad AdaG

02/04/2022

Suuqa weyn ee Hargaisa oo cawa Dabkii Aad Uga Yaraaday

02/04/2022

Address

Bosaso

Telephone

+252906667683

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulmiye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category


Other TV Channels in Bosaso

Show All