Mohamed Abokor

Mohamed Abokor personal blog

12/03/2024

Marka aad ubadkaaga ku bar-baarisid dareen aabonimo oo qota dheer, watana naxaristii iyo kalgacalkii aabonimo, ubadkaaguna waxay kuu jeclaan doonaan sidaad u jeceshahay si kasii qota dheer, sida fiidyowgan kaaga muuquta oo kele.

Mnsha AllAH❤️

21/10/2023

MARYAN MURSAL CIISE❤️

11/09/2023

Abwaan Mawliid Xasan Curjin Inta Uu Heeso Curiyay.
Abwaan Kee Jeclaan lahayd Hoos Nagula Wadaag.

13/06/2023

BARAAGAHA QOL♥️

📷Jama Farah

30/03/2023

KU DUCAYSO DUCOOYINKAN MAALIN KASTA

19/03/2023

Bahda fanka iyo shacabka Soomaaliyeedba tacsi haiga gudoomaan, waxaa inaga geeriyootay AHN Aamina C/llaahi Xirsi, Maamo

Heesteeda ugu cajiibsan waxay tidhi.

“Weligeed aduunyada
Wakhtigaa qof saacida
Midna waayaha xidha,
Labadaase waxaanan ahayn,
Horaa looga waayee
Waa nin iyo waagii,
Aniguna wisiisiga,
Waxaan wiida la hayaa
Igu wacan waxyeelada
Webibeyla sare kacay

Caashaqu wadaad ma leh
Waalaloowna kuma hadho
Waanwaana kala tege
Waxba hay dabiibina
Wadka aan is aragnee.”

08/03/2023

RW Xamse oo goob fagaare ah kula ilmeeyey geerida Hooyadiis ayaa yiri"Aabahay wuxuu dhintay anigoon dhalan,hooyadeey baa ii korisay sidii Aabbe iyo Hooyo Qur'aanka i xifdisiisay anoo 10 jir ah"

Hooyo أمّي

Wanaaga aad ii samaysay ilaahay khayr ha kugu abaalmariyo جزاك الله عنّي خيرا .
imtixaanka adduunkana ilaahay ha kugu guuleeyo .

29/12/2022

"Hooyo caano haysata mooye qof kale ha dhaafin halawada dhinto intii daryeel xumo lagu nolaan lahaaa”

~🗣️Shahiid Abdishakuur.

.

Address

Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abokor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share