13/01/2026
Waxay Shirkadda London HDMamulkeeda iyo Shaqaalaheeguba Hambalyo hordhac ah u dirayaan Lamanaha Nolosha ku midoobi doona.14.1.2026
MASJID ABU HUREYRA
ABDKANI AHMED HASSAN
AAZIA JAMA MAHAMOUD
Waxan ugu Ducaynaynaa Ducadii Rasuulka
بَارَكَ اللهُ لَكُماَ وَبَارَكَ عَلَيْكُماَ وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْرٍ