Xoogsade Media Production

Xoogsade Media Production we are a professional media production . we having a good a experience in making media production

"Xilka aan doonayo madaxwayne nimada waan soo tuunbo raacay,waxaan soo raacay raadkii abtigay Maxamed Cigaal"Musharrax m...
29/06/2024

"Xilka aan doonayo madaxwayne nimada waan soo tuunbo raacay,waxaan soo raacay raadkii abtigay Maxamed Cigaal"

Musharrax madaxweyne Dr. Cirro

Ardayda kuliyada civil engineering oo internship u jooga dhismayaal hab casri ah loo dhisaayo iyaga oo si maalinle ah ug...
29/06/2024

Ardayda kuliyada civil engineering oo internship u jooga dhismayaal hab casri ah loo dhisaayo iyaga oo si maalinle ah uga qayb gala shaqada socota

29/06/2024

Hargaysa:----

Waxa si heer sare loo diyaariyey goobta ay Ka qabsoomi doonto Munaasibada Shaacinta iyo ku biirista Xildhibaanadda,Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Deegaannada Gobolada Saaxil,Togdheer iyo Maroodijeex ee Xisbiga Wadani.

Hargaysa:----Waxa si heer sare loo diyaariyey goobta ay Ka qabsoomi doonto Munaasibada Shaacinta iyo ku biirista Xildhib...
28/06/2024

Hargaysa:----

Waxa si heer sare loo diyaariyey goobta ay Ka qabsoomi doonto Munaasibada Shaacinta iyo ku biirista Xildhibaanadda,Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Deegaannada Gobolada Saaxil,Togdheer iyo Maroodijeex ee Xisbiga Wadani.

Wefti ka kooban gudida la tashiga taageerayaasha ururka BARWAAQO ee arimaha doorashooyinka, oo ay horkacayaan gudoomiye ...
28/06/2024

Wefti ka kooban gudida la tashiga taageerayaasha ururka BARWAAQO ee arimaha doorashooyinka, oo ay horkacayaan gudoomiye gudida Dr. Khadar Cilmi Barre iyo G/kuxigeen ka gudida Xasan Sh. Maxamed Aw Cali ayaa soo gaadhay magaalada Berbera.

Waxa isna magaalada kaga biiray Gu/kuxigeenka koobaad ee Ururka BARWAAQO Mubaraaig C/laahi Ibraahim (Daljir)

Weftigu waxaa ay kulan balaadhan la yeesheen masuuliyiinta iyo waxgaraka Urur Siyaasadeedka Barwaaqo ee Berbera magaalada Gobolka Saaxil. Kulankan ayey ujeedadiisu ahayd in laga tashado arrimaha doorashada ee innagu soo foolka leh iyo qorshayaasha uu ururku ku wajihi doono.

Waxa qaabiley weftiga maamulka ururka BARWAAQO ee gobolka Saaxil oo uu horkacayo Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee ururka BARWAAQO Yuusuf C/laahi Guuleed.

Sidoo kale masuuliyiintan ayaa soo maray magaalooyinka waawayn ee gobolada Awdal, Sanaag, iyo Togdheer oo ay isku soo xaal wareysteen bulshada Deegaanka.

Shalay iyo Maanta Cisbitaalka Guud Ee Gobolka AwdalBorama Regional Hospital
27/06/2024

Shalay iyo Maanta

Cisbitaalka Guud Ee Gobolka Awdal
Borama Regional Hospital

“ Waxa aan caawa ku faraxsanahay  sahan dheer, talo badan iyo qiimeyn kaddib in aan bulshada reer Somaliland la wadaago ...
27/06/2024

“ Waxa aan caawa ku faraxsanahay sahan dheer, talo badan iyo qiimeyn kaddib in aan bulshada reer Somaliland la wadaago go’aankaygq siyaasadeed oo ah in aan si rasmi ah ugu biirayo Xisbiga Rejada Shacabka Somaliland ee WADDANI.

Xisbiga WADDANI iyo hoggaankiisa waxa aan u arkaa in ay yihiin isbedelka waddankani u baahan yahay ee lagu badbaadinayo Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

WADDANI baa la isugu wada imanayaa insha alleh “

Sidaas waxaa yidhi Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Yuusuf oo ka tirsan Golaha deeganka Magaalada Berbera .

Ciidanka Boolis ee Magaalada Berbera oo Qayb muhiim ka qaatay Imtixaanaadka Shahaadiga ee ka Socdey degmada .
27/06/2024

Ciidanka Boolis ee Magaalada Berbera oo Qayb muhiim ka qaatay Imtixaanaadka Shahaadiga ee ka Socdey degmada .

Sawirada ardeyda dugsiyada sare ee degmada abdaal ee Imtixaanki Shahaadiga ah u soo gabagabeysmey.
27/06/2024

Sawirada ardeyda dugsiyada sare ee degmada abdaal ee Imtixaanki Shahaadiga ah u soo gabagabeysmey.

27/06/2024

Erayada Ardayda dugsiga sare oo ka Warbxiyey Dareenka Maanta oo u soo Dhamaadey imtixaankii shahaadiga ahaa.

Sawirada 2aadArdeyda dugsiyada sare magalada Berbera ee Imtixaanki Shahaadiga ah ee Fasallada sare  u soo gabagabeysmey.
27/06/2024

Sawirada 2aad
Ardeyda dugsiyada sare magalada Berbera ee Imtixaanki Shahaadiga ah ee Fasallada sare u soo gabagabeysmey.

Sawirada 1aadArdeyda dugsiyada sare magalada Berbera ee Imtixaanki Shahaadiga ah ee Fasallada sare  u soo gabagabeysmey.
27/06/2024

Sawirada 1aad
Ardeyda dugsiyada sare magalada Berbera ee Imtixaanki Shahaadiga ah ee Fasallada sare u soo gabagabeysmey.

25/06/2024

Fahamka Caymiska Gaadiidka ee Wadaag insurance.

25/06/2024

Laga Bilaabo busha July Gaadhi Kasta oo Wadada Maraya waa in ay Warqadii Caymisku Ku Dhagsan tahay.
Abdirisaaq Gacal

25/06/2024

Arrinta koowaad ee aynu kaga baxayno in aynu qofka u ducayno oo kaliya in aynu helno il dhaqaale oo uu kaga maarmo in loo.....

Hambalyo Maalinta Madaxbaaninada Somaliland! Maalintan gaarka ah, waxaynu xusaynaa waagii taariikhiga ahaa ee ay Somalil...
25/06/2024

Hambalyo Maalinta Madaxbaaninada Somaliland! Maalintan gaarka ah, waxaynu xusaynaa waagii taariikhiga ahaa ee ay Somaliland xornimadeeda ka qaadatay gumaystihii Ingiriiska 26-kii June 1960-kii, maalintani waxay astaan ​​u tahay geesinnimada, adkaysiga iyo wadajirka shacabka Somaliland, taasoo astaan ​​u ah bilawga socdaalkii ay ku doonayeen in ay ku gaadhaan Xoriyad Iyo Madaxbanaani Wadankooda.

Marka aynu u dabbaaldegeyno munaasabaddan qiimaha leh, aynu Ixtiraaam ugu Haynaa dhaxalka ay ka tageen dadkii u soo halgamay xorriyadda, isla markaana Waxa muhiim ah in aynu dib u milicsano horumarka iyo guulaha la gaaray sannadihii la soo dhaafay. maalintani waxay nagu dhiiri gelisaa in aan sii wadno dadaallada nabadda, barwaaqada, iyo mustaqbal ifaya dhammaanteed. Waxaanu Hambalyo U Dirayaa Shacabka Somaliland Munaasibadan Qiimaha Badan!

25/06/2024

Qayb ka mid ah waxbaqadkii wasaarada horumarinta caafimaadka gobolka sahil sanadkii tegay ee 2023

Cimilada Kulul Iyo Caafimaadka.Cimilada kulul waxay u baahan tahay taxaddar gaar ah iyo hab nololeed gaar ah si loogu no...
25/06/2024

Cimilada Kulul Iyo Caafimaadka.

Cimilada kulul waxay u baahan tahay taxaddar gaar ah iyo hab nololeed gaar ah si loogu noolaado si macquul ah oo caafimaad qabta.

1.Cun cuntooyin fudud sida khudaarta iyo midhaha, kuwaas oo leh cabitaan dabiici ah oo sareeya.
Ka fogow cunnooyinka culus iyo kuwa dufanka badan ee sababi kara kuleyl gudaha jidhkaaga.

2.Ka fogow jimicsiga ama shaqada culus ee dibadda marka cimiladu aad u kulushahay.

3.Xidho dhar ka samaysan suuf ama cudbi, oo leh midabbo khafiif ah si ay u xafidaan qabowga.
Ka fogow dharka adkaha ah ama midabbada madow oo soo jiidanaya kulaylka qorraxda.

4.Baro calaamadaha fuuq-baxa sida daal, wareer, matag, iyo qalalanka afka iyo maqaarka si aad uga hortagto khataraha caafimaad.

Raacista talooyinkan waxay kaa caawin doontaa in aad si nabad ah oo caafimaad leh ugu noolaato cimilada kulul.

W/Q:- Maxamed Cali Jaamac (Caaqilka)

25/06/2024

Caymiska waxa sabab u ahaa markii ay magaalada london gubatay,ayaa la sameeyay.

Xalfada furitaanka sariibada kaluun berbera oo ay ku ganacsan doonan amana ka ku iibin doonana kualuun  dumar ku nool ma...
24/06/2024

Xalfada furitaanka sariibada kaluun berbera oo ay ku ganacsan doonan amana ka ku iibin doonana kualuun dumar ku nool magalada Berbera.

Xaruntan oo ay maalgalisay haayada trade mark africa ayaa maanta xadhiga laga jaray.
Waxan kasoo qayb galay wasiiro,maayar magalada berbera iyo haayadii dhistay xaruntan.

Kulanka Gaadiidleyda iyo Shirkada Caymiska ee " WADAAG INSURANCE "Kulankan oo loogu magacdaray " FAHAMKA CAYMISKA GAADII...
24/06/2024

Kulanka Gaadiidleyda iyo Shirkada Caymiska ee " WADAAG INSURANCE "
Kulankan oo loogu magacdaray " FAHAMKA CAYMISKA GAADIIDKA "

Wasaaradda kaluumaysiga iyo horumarinta xeebaha ayaa  ka furtay magaalada berbera,Tababarkaas oo oo ku saabsanaa kor uqa...
24/06/2024

Wasaaradda kaluumaysiga iyo horumarinta xeebaha ayaa ka furtay magaalada berbera,Tababarkaas oo oo ku saabsanaa kor uqaadista fayo dhawrka kaluunka.

Tababarka waxa kasoo qayb galay badiba isuduwayaasha gobalada dalka
Waxaana furay tababarkaa isuduwaha gobolka saaxil.

23/06/2024

Qishka imtaxaanaadka diinta islaamku maxay qabtaa?

Sheekh khadar maydhane

Machadka sunne ee magalada berbera ayaa u bilaabmay imtaxaankii shahaadiga ahaa ardayda sanadka.
23/06/2024

Machadka sunne ee magalada berbera ayaa u bilaabmay imtaxaankii shahaadiga ahaa ardayda sanadka.

22/06/2024

Dareenka ardayda maanta imtixaanka u fadhiistay ee magalada berbera.

22/06/2024

Maamulaha Guud ee Dugsiyada al khaliij ismaaciil abdilahi cilmi ayaa Warbixin kooban ka bixi Dugsiga al khaliij taas oo dufcadii 7aad ee Fasalada 8aad ay u fadhiisatay imtixaanka Shahaadiga ah ee Qaranka.

22/06/2024

Muuqaalka Guud .
Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare iyo Dhexe ee Dalka & Gobolka Saaxil.

part 2Gudoomiye xigeenka gobolka saaxil, Gudoomiyaha Golaha degaanka Degmada iyo gudoomiyaha berbera warbarashada ayaa s...
22/06/2024

part 2
Gudoomiye xigeenka gobolka saaxil, Gudoomiyaha Golaha degaanka Degmada iyo gudoomiyaha berbera warbarashada ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare iyo dugsiyada H/dhexe ee gobolka saaxil, halkaasi oo ay galayaan 1879 arday.

Address

Barwaaqo
Berbera
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xoogsade Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xoogsade Media Production:

Videos

Share


Other Digital creator in Berbera

Show All