Baarcad media and tv

Baarcad media and tv war iyo wax la cunaa lagu noolyahay...

Madaxa Wararka Universal TV Ali QamaaciirHambalyo wll
21/01/2024

Madaxa Wararka Universal TV Ali Qamaaciir
Hambalyo wll

21/01/2024

Hablihii somaliyeed oo mudaharaaday iyagoo marooco ka cabanaya

21/01/2024

In suldaan hoolay Somaliland ka istaqfuralaysto yaa gaadhsiiyey qarankii haybada lahaa?

21/01/2024

Waa madaxwayne maxamed xaaji ibraahim cigaal oo u doodaya shiinaha in lagu daro qaramada midoobay..

Ilaahay haw naxariisto...

21/01/2024

Ninkani wuxuu xabada u riday si uu sigaar uga sh*to...

21/01/2024

"Guurku Waa 300 Dollar Ragana Kuma qaaliyeyn karno ..

habalaha jabuuti

Ragii somaliyeed oo loosoo tartanayo...Raga Somaliyeed waa Rag aad u Qurux badan waliba waa Rag kaa Qoslinaya waana Rag ...
21/01/2024

Ragii somaliyeed oo loosoo tartanayo...

Raga Somaliyeed waa Rag aad u Qurux badan waliba waa Rag kaa Qoslinaya waana Rag aan lagu ag-caajissen .waana Rag ku fiican Xaga Nolosha

Gabadhan oo u dhalatay Dalka Bangladesh ayaa sidaa tidhi...

Sheeg bahalkan magaciisa iyo waxa loo isticmaali..???
21/01/2024

Sheeg bahalkan magaciisa iyo waxa loo isticmaali..???

Faarax Isagoo Maroocco  Ubaxsanayo Ayaa La So Qabtay   Ma Mudan Yahay  Sidaa ?
20/01/2024

Faarax Isagoo Maroocco Ubaxsanayo Ayaa La So Qabtay Ma Mudan Yahay Sidaa ?

20/01/2024

Gabadha Xooluhu Kaa Galeen Haday Kaa Dhimato AHUN, Walaasheed baa Laguu Xigsiimayaa !!

20/01/2024

Waa gabadh ninkeeda lugaha haysa si aanu u tagin marooco...

Gabadhaan oo Reer Jabbuuti ah ayaa Sheegtay in Guurka Dalkaasi uu yahay 300$ Dollar." 300$ Ayuu Awalba Guurku ahaaye wax...
20/01/2024

Gabadhaan oo Reer Jabbuuti ah ayaa Sheegtay in Guurka Dalkaasi uu yahay 300$ Dollar.

" 300$ Ayuu Awalba Guurku ahaaye waxkayar Ma Yeelayno, Raggu waa in ay Hablahooda iimaansadaan , Maxay Morocco Ka Doonayaan ".

Meherka Hablaha Jabbuuti waa 300$.

20/01/2024

Sawirka ugu quruxda Badan ee mobilkaaga ku jira Ee hablaha Somaliyeed Ah nala wadaag

Qiso ku saabsan fadliga salliga Nabiga Calayhi Salaatu wasalaam🤲 Nin baa geeriyooday, Markii la aasay, ayaa manaam lugu ...
20/01/2024

Qiso ku saabsan fadliga salliga Nabiga Calayhi Salaatu wasalaam🤲

Nin baa geeriyooday, Markii la aasay, ayaa manaam lugu arkay waxa la waydiiyay bal kawarran maxaad kula kulantay qabriga?

Waxa uu yiri: Waxa ii yimid Labada Malak ee Munkar iyo Nakiir, waxa ay I waydiiyeen su'aalo, su'aalihii ayaa igu adkaaday oo aan ka jawaabi waayay, ayagana waa ay igu boobsiinayaan, oo ay I leeyihiin ka jawaab su'aalaha iyo Canaan ayay isugu Kay dareen!

Mar aan yaabanahay oo wax aan sameeyo garan la ahay, ayaa anigii iyo labadii Malak waxa nakala dhex galay qof aad u qurxoon, oo iiga shafeecay!

Qofkii ayaan la hadlay oon ku iri: qof fiican ayaad tahaye, qof kee ahayd?

Waxa uu iigu jawaabay: waxaan ahay qof laga sameeyay salliga Xabiibka Calayhi Salaatu wasalaam aad akhrin jirtay, marka sidaa ayaan kuugu shafeecay!!!

Waad arkaysaan waxaa lugu badbaadayo meel walba oo la joogo waa salliga Nabiga Calayhi Salaatu wasalaam. ..

Qof walbow yaan lagaa badin salliga Xabiibka sallallaahu calayhi wasallam.

Fadlan kusali Nabiga scw Oo Gaarsii Walaalaha Kale.

"Gabadha aan Guursanayo haday dhimato ama ay dhali weydo Yaa Ka mas'uul ah. Lacagtii aan Bixiyey & dhaqaalihii iga galay...
20/01/2024

"Gabadha aan Guursanayo haday dhimato ama ay dhali weydo Yaa Ka mas'uul ah. Lacagtii aan Bixiyey & dhaqaalihii iga galay Gabadhaas Sow maan ku qasaarin. Soo lacagtaa qasaaro maaha " Daaci Saalax.

Kani waa macalin jamacadeed , canuga uu  garabka ku sida ma aha canug uu aabe u yahay balse  wa canug ay dhashay mid kam...
20/01/2024

Kani waa macalin jamacadeed , canuga uu garabka ku sida ma aha canug uu aabe u yahay balse wa canug ay dhashay mid kamid ah gabdhaha uu wax baro ama ardeydiisi kamidka ah , Arinta dadka aadka u soo jiidatay ayaa noqotay in canugii uu ooyay kadib neh gabadhi wiilka dhashay ay xishootay iskuna deyday inay xiisada ka baxdo ,si aysan oohinta wiilkeeda aradada kale uusan u mashquulin ❗ nasiib wanaag macalinkaan aad u jeediin ayaa ku yiri" ii dhiib wiilka adna xiisadaada dhameeystiro "! Wiilki yaraa markuu macalin ka garabka uu ku xambaaray wuu aamusay kadib neh garabkiisa ayuu ku seexday sida aad sawirkaba ka arki kartiinba , hooyadi wiilka dhashay na si nabad leh ayey xiisadeedu u qaadatay .

lugu sheegaya aya ah inaad dumarka ku caawisid ,wax kasto aad u awoodid .

Maxaa kaloo dhihi laheed macalinkan qiimaha badan ?

SALAAM.

20/01/2024

Waxaan Kusoo Qoro ayaan Garan Waayey 🥲.

Wiilkan I ayaa taariikh cusub dhigay kadib markii meherkiisa diyaarad lagusoo gelbiyey...Wuxuu ku foorjaynaya kuwa maroo...
18/01/2024

Wiilkan I ayaa taariikh cusub dhigay kadib markii meherkiisa diyaarad lagusoo gelbiyey...

Wuxuu ku foorjaynaya kuwa marooco u qaxay..

18/01/2024

Cilladda qudha ee ay hablaha soomaaliyeed leeyihiin ee ku rag waayayaan waa lacag jacayl wiilashii ka hor keenayaan..

18/01/2024

Gabadhan oo lagu magacaabo boqorada quruxda burco ayaa sheegtay in maadaama ragii somaliyeed marooco u yaaaceen ay dumarkuna nigeria tagaa.

Sideed u aragtaa.???

18/01/2024

Deg deg Fanananka Grand P ayaa Islaamay, waxaana lagu arkay Kacbada .

18/01/2024

Hadii Lagu Siiyo Hub Nuclear Ah Halkee ku Ridi lahayd?

Fanaanka  u dhashay dalka Gani lagu magacabo Grand p ayaa sannadkaan kamid noqday muslimiinta cumrida soo gudaneysa. Gra...
17/01/2024

Fanaanka u dhashay dalka Gani lagu magacabo Grand p ayaa sannadkaan kamid noqday muslimiinta cumrida soo gudaneysa.

Grand P ayaa kusoo caan baxay heesaha Raabka iyadoo somalida ay u bixiyeen magaca Fanaan Dooli.

Waxa qoray nuradiin diini....Maxamuud Xaashi waa siyaasiga kaligii laga dhamaystay Maamulkii Hawada isagaa bixiyay, imik...
17/01/2024

Waxa qoray nuradiin diini....

Maxamuud Xaashi waa siyaasiga kaligii laga dhamaystay Maamulkii Hawada isagaa bixiyay, imikana wuxuu sida laa dhuuda ugu ciyaaray Baarlamaankii Dalka waa siyaasi disaster ah oo Jookar loo bixiyay, Siciid Qoorsheel Wasiirkii H**e ee Duulista Soomaaliya wuxuu yidhi "Maxamuud Xaashi waa muwaadin Soomaaliyeed kana taliyay in Soomaali Hawadeeda maamulato".

Qof haddii la xisaabinaayo waa isaga.

17/01/2024

Waftigii Cuslaa ee ka Socday Dowlada Itoobiya Ayaa Soo Gaadhay Caasimada Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargaysa waxaana loo galbiyey qasriga madaxtooyada.

17/01/2024

"Waxay isu Diyaarineysaa Raga Somaliyeed ee La Sheegey Iney U Socdaan Moroco .

Hadda, Waftigii Etoobiyanka ahaa qaybtiisi labaad ayaa hadda Madaarka hargaysa ka soo dagay.
17/01/2024

Hadda, Waftigii Etoobiyanka ahaa qaybtiisi labaad ayaa hadda Madaarka hargaysa ka soo dagay.

17/01/2024

Waa tix kooban oo aan ka idhi arinta ka taagan hablaha marooco..

Marka lagu leeyahay wadaadadu diintii NGO ayey ka dhigteen waaba Noocan..Daawo Wadaadkeenii sheekh mustafe oo dhexda u f...
17/01/2024

Marka lagu leeyahay wadaadadu diintii NGO ayey ka dhigteen waaba Noocan..

Daawo Wadaadkeenii sheekh mustafe oo dhexda u fadhiya dumar qaaqaawan..

Subxanalah...

Maxaad ku sifayn lahayd sheekha.???

17/01/2024

Hablaha soomaaliyeedow xaalbaan idinka siiyay waxa ka soconaya baraha bulshada 🙆‍♂️

Address

Berbera District
Berbera
2522

Telephone

+252634731508

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baarcad media and tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baarcad media and tv:

Videos

Share