Qaar kamid ah wilasha Madax-banaan Ee dhalayrda Kg ayaa fariin hawada Umariyey shirkadaha ku Midoobey dhaca Umadda Somaliyeed.
Mucaad Media Center 《M.M.C》
Ururka 193 Ee Gorgor oo mardhow laga Sodabuli Doono Dalka aan wllaha Nahy Ee Turki.
Cidamadaan ayaa heysta Tababar Aad usareya.
Somalia ayaa Markale ku solaban doonta Mapp ka addunka✍️.
Dalkennu wuu dhismyaa ee Wilasha Somaliyeed ee U dhartey In ay Difacidonan DD& Diintoduba Yanan dhicin In dhax-doda la'isu diro ayadoo la'adegsanyo Dano gaar ah.
Adigoo ka baqsan kara Degaal sokeeye oo ku dhimanya wilal Somaliyeed Oo wadadhashey ' halaga Feejig-naado Arintaa ayada ahi✍️.
Dhiig Daata hal-makeeno ee Miiska wada hadalka halagu Labto.
Somalia Somali baa leh wayna lahaan Doontaa idin alle💪🇸🇴✍️.
Waxaa alle swc Nagu Deeqey dhul barwaqo ah wixii lagu Beero Aad ubaxa.
Dhulkenna in aan wax kasosarano uga yaraan si'aan uga maarano Kaalmo ama deeq Noga Timada dalalka hormarey ee Caalamka.
Halkaan waa Xuddur Xarunta Gobolka Bokool ' qaar kamid ah Odayasha degmada ayaa wado sosarka Qudar kufilan megalada .
Dhulka sow Aniga malihi?
Mamoyinkii Mogdisho ku tilmantey Xabashi oo sida lagu Yaqiiney shaqadioda qabsanaya iyo wilashii ay dhaleen oo Furimaha hore kayimid.
Bal Ila daawo adbo✍️.