Janaay HD

Janaay HD Don’t Wait “THANKS” From AnyOne

Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Ibrahim Aadan Cali Najax ayaa Maanta Magaal...
18/11/2023

Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Ibrahim Aadan Cali Najax ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Tababar ugu Daahfurey Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha Koonfur Galbeed Soomaaliya .

Kulankan Wadadashi ah oo logu Curinaayo Habraaca Diyaarinta Siyaasadaha loo dhanyahay ee Dowlad Goboleedka KGS.

Tababarkan oo ay soo qaban Qaabisey Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaaladda Dowladda KG Waxaa ka soo Qeyb galey Daafurka Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Dowladda KG, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Mas’uuliyiinta kale.

18/11/2023

Ibrahim Abdulkadir Shariif oo aayado Quraan ah ku Akhrinayya Cod Macaan
Xaflada Qalinjebinta Machadka



18/11/2023

Mid ka mid Waalidiinta ka hadashay Xaflada Qalinjebinta Machadka



18/11/2023

Mid kamid ah Qalinjebiyaasha Machadka
Xaflada Qalinjebinta Machadka



17/11/2023

Mid kamid ah Ardada Jaamacadda Upper Jubba oo dareenkiisa ku aadan Exam-ka Mid-Term ka hadlaysa

17/11/2023

Fartuun ibraahim Abdulahi oo kamid ah Ardada Jaamacadda Upper Jubba oo dareenkeda ku aadan Exam-ka Mid-Term ka hadlaysa

17/11/2023

Mid kamid ah ardayada Jaamacadda Upper Jubba oo dareenkeda ku aadan Exam-ka Mid-Term ka hadlaysa

17/11/2023

Gudoomiyaha kuxigeenka Jaamacada upper Jubba

17/11/2023

Ayaado Quraanka Kariimka
Suldaan Adan Muxudiin Macalin
Doorashada Gudoomiyaha Mithowga Ardada Iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare ee

17/11/2023

Owliyo Maxamed Maxamud oo kamid ah Ardada Jaamacadda Upper Jubba oo dareenkeda ku aadan Exam-ka Mid-Term ka hadlaysa

Waxaa maanta Jaamacadda Ganaany University usoo idlaaday Imtixaankii Mid-Term Jamacadda
17/11/2023

Waxaa maanta Jaamacadda Ganaany University usoo idlaaday Imtixaankii Mid-Term Jamacadda

17/11/2023

Gabar kamid ah Qalinjebiyaasha Machadka
Xaflada Qalinjebinta Machadka



16/11/2023

Warbixinta Upper Jubba University

16/11/2023

Clips Xaflada Qalinjebinta Machadka



Qeyta  Shahaadoyinka Xaflada Qalinjebinta Machadka
16/11/2023

Qeyta Shahaadoyinka Xaflada Qalinjebinta Machadka



Ardayda Jaamacada Upper Jubba ayaa Maanata u fadhisteen Imtixaanka Mid-Term ka Jaamacada
16/11/2023

Ardayda Jaamacada Upper Jubba ayaa Maanata u fadhisteen
Imtixaanka Mid-Term ka Jaamacada


Qeyta 6aad sawirada  Kasoo Qeybgaliyaasha Qalinjebinta Machadka
16/11/2023

Qeyta 6aad sawirada Kasoo Qeybgaliyaasha Qalinjebinta Machadka



Qeyta 5aad sawirada Masuuliyiinta Xaflada Qalinjebinta Machadka
16/11/2023

Qeyta 5aad sawirada Masuuliyiinta Xaflada Qalinjebinta Machadka



Qeyta 4aad sawirada Xaflada Qalinjebinta Machadka
16/11/2023

Qeyta 4aad sawirada Xaflada Qalinjebinta Machadka



Qeyta 3aad sawirada Xaflada Qalinjebinta Machadka
16/11/2023

Qeyta 3aad sawirada Xaflada Qalinjebinta Machadka



Qeyta 2aad sawirada Xaflada Qalinjebinta Machadka
16/11/2023

Qeyta 2aad sawirada Xaflada Qalinjebinta Machadka



Qeyta 1aad sawirada Xaflada Qalinjebinta Machadka
16/11/2023

Qeyta 1aad sawirada Xaflada Qalinjebinta Machadka



16/11/2023

Mid kamid ah Macalimiinta Iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare ee Macruuf Xafladii Doorashada Gudoomiyaha Mithowga Iskuulka

15/11/2023

Muqaal Hordhac
Xaflada Qalinjebinta Machadka Khamiista Baidoa Gate Vanue



Sawiro waxaa Maanta Ardada Kamil International University usoo idlaaday Imtixaanka Midtermka Jamacadda, Guulaysta ayaan ...
15/11/2023

Sawiro waxaa Maanta Ardada Kamil International University usoo idlaaday Imtixaanka Midtermka Jamacadda, Guulaysta ayaan leenahay

Qeybta 2aad sawirada Baidoa University    Day 2
15/11/2023

Qeybta 2aad sawirada
Baidoa University Day 2

Qeybta 1aad sawirada Baidoa University    Day 2
15/11/2023

Qeybta 1aad sawirada
Baidoa University Day 2

15/11/2023

Ustaad Abdulkaadur Maamulaha iskulada Macruf
Xafladii Doorashada Gudoomiyaha Mithowga Ardada Iskuulka.

15/11/2023

Gudoomiyaha Cusub ee Mithowga Ardada Iskuulka Hoose Dhexe iyo Sare ee 'ruf

1 day left Xaflada Qalinjebinta Machadka    Khamiista Baidoa Gate Vanue
15/11/2023

1 day left Xaflada Qalinjebinta Machadka Khamiista Baidoa Gate Vanue



15/11/2023

Xilwareejintii Gudoomiyahii H**e ee iskuulada Macruuf

14/11/2023

Hambaliyada Gudoomiyaha Mithowga ardayda Iskuulada 'ruf
Aadan Hamze Deerow

2 days left Xaflada Qalinjebinta Machadka    Khamiista Baidoa Gate Vanue
14/11/2023

2 days left Xaflada Qalinjebinta Machadka Khamiista Baidoa Gate Vanue



Address

Baydhabo

Telephone

+252618583493

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Janaay HD posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Janaay HD:

Videos

Share


Other Digital creators in Baydhabo

Show All