Baidoa TV -تـلــــفيزيـــون بـــــيـــــدوآ

  • Home
  • Somalia
  • Baydhabo
  • Baidoa TV -تـلــــفيزيـــون بـــــيـــــدوآ

Baidoa TV -تـلــــفيزيـــون بـــــيـــــدوآ Baidoa TV BTV studios and facilities use the latest technology and produce professional programs and journalists. [email protected]

Baidoa TV (BTV) is a media nastiness owned by somali,Non-partisan and Non-governmental Organization,Established on 2020 May 1st,Mahdi Kalaay is the owner of the media group and the reason to mobilizer the media houses and engage in the development through
Fully equipped broadcasting facilities with well TV studio and indicated staff with facilities in Baidoa. In the BTV operating and presence in the world � and have fully functioned in all over Islamic country.

Kulankii  ciyaarta Kooxaha kala ah FC SH ASHAROW VS BCC,Mahadsanid Janaay Sports .
16/08/2024

Kulankii ciyaarta Kooxaha kala ah FC SH ASHAROW VS BCC,
Mahadsanid Janaay Sports .

13/02/2024
01/01/2024


.

22/12/2023
05/12/2023
03/12/2023
😭😭😭  إنــاللـــــــه وإنــااليـــه راجـــعــــون 😭😭😭Dab Xoog leh ayaa ka kacay Xaley Madarada Al-Furqaan ee ku taala Mag...
15/08/2022

😭😭😭 إنــاللـــــــه وإنــااليـــه راجـــعــــون 😭😭😭
Dab Xoog leh ayaa ka kacay Xaley Madarada Al-Furqaan ee ku taala Magaalada Baydhabo Gaar ahaan Xaafada Cadaada xilligii Waqtiga Salaada Maqrib.

Halkaan Waxaa ay ahayd Xaruun ilmaha lagu barayo Quraanka Kariimka iyo Tarbiyada islaamka,Waxay isugu jirtey Qayb ardada Seexdaan iyo qayb ardada wax ku bartaan,waxaa kaliya ka bad-baadey Qolka Masjidka kaasi oo ku dhisanaa Guriga Banaankiisa.

Dabkaan ayaa ka soo bilowdey Koronta Oo maaso ka kacdey Qolka Weyn ee guriga Waqtigii Salaada Maqrib.

Gurigan Madarasada ah waxaa iska lahaa Madaxweynihii h**e KGS Maxamed Nor Shaati Gaduud oo ilmihiisa Madaraso ubadaleen tan horaantii.

Waxaana dhiganatay Xaruuntan Arday gaareyso 80 Caruur ah waxaana seexanayay arday 35 Caruur,Waxaa ku gubtey 35 Joodari santuuqyadooda Dharkooda iyo Kitubada iyo Buugaagtii Casharada ku dhiganayeen.

Baidoa TV -تـلــــفيزيـــون بـــــيـــــدوآ

Jaamacada Ganaano ayaa ka qalan jabiyey arday aad utiro badan, jaamacadan ayaa ah jaamacadii ugu h**eysey ee lagu hergal...
28/07/2022

Jaamacada Ganaano ayaa ka qalan jabiyey arday aad utiro badan, jaamacadan ayaa ah jaamacadii ugu h**eysey ee lagu hergaliyey Magaalada Baydhabo

Waxay furuntahay ku dhawaad 8 sano waxaa ka aflaxay arday aad utiro badan.

Magaalada Baydhabo ayaa noqotey gobolka ugu jaamacadaha badan Gobolada Soomaaliya.

Baidoa TV -تـلــــفيزيـــون بـــــيـــــدوآ

Degmada Buur Hakaba Ayaa Maanta Lagu Daah furey Jaamacad Loogu Magac darey  Banoonada, Banoonada University ayaa noqoney...
19/06/2022

Degmada Buur Hakaba Ayaa Maanta Lagu Daah furey Jaamacad Loogu Magac darey Banoonada, Banoonada University ayaa noqoneysa Jaamacad Cusub oo la aasaasey Sanadkaan Gudihiisa.

Degmada Buur Hakaba waxaa ku yaala Dhawr iskuul oo dugsiga sare ah, Boqolaal arday ah ayaa ka qalan jabinayay Sanadahan Ardadaasina ma aysan haysan Waxbarasho Jaamacadeed ay ku dhegtaan deegaankooda.

Ardada Waxay Jaamacadu u aadi jireen Magaalada Baydhabo ama Caasimada Mugdisho Halka kuwa Danta yer Jaamacadu iska dhaafaan Duruufo Dhaqaale owgeed.

Deegaanka Hormarkiisa Waxaa ku jira in Baahiyaha Bulshada Laga daboolo.

Tv

Fahad Yaasiin oo   ku tilmaamay inuu yahay Axmed Madoobe. “Axmed Madoobe waa   ku dhex jira Siyaasadeed Somaliya Maalint...
10/06/2022

Fahad Yaasiin oo ku tilmaamay inuu yahay Axmed Madoobe.

“Axmed Madoobe waa ku dhex jira Siyaasadeed Somaliya Maalinta Uu siyaasada Somaliya ka baxo ayey Somaliya hagaageeysaa” Sidaas waxaa sheegay Fahad Yaasiin Xaaji Daahir

Sidee u aragtaa in Axmed Madoobe uu yahay Kansar Siyaasadeed Oo ku jira Somaliya ?

Marxuum aamina Maxmuud Ninkii Dilka ugeystey ayaa Maanta Lagu qisaasey/Diley Magaalada Baydhabo.Waxaa Xabsiyada Magaalad...
07/06/2022

Marxuum aamina Maxmuud Ninkii Dilka ugeystey ayaa Maanta Lagu qisaasey/Diley Magaalada Baydhabo.

Waxaa Xabsiyada Magaalada Ku jira Boqolaal kale oo dil ku geystey Magaalada gudaheeda iyo duuleedkeeda.

Qisaasto Waa Nolol dadka Caqliga usaaxiibka ah.

 Waa Xilli Roobaad Fadlan Iska ilaali Goobaha Biyuhu Fadhiyaan Waxa ka dhalan kara Qatarta Korontada.
30/05/2022



Waa Xilli Roobaad Fadlan Iska ilaali Goobaha Biyuhu Fadhiyaan Waxa ka dhalan kara Qatarta Korontada.

Magaalada Baydhabo ayaa Maanta Salaad Roob doon ah laisugu soo baxay Waxaa La xirey Goobooyinka Ganacsiga, Jaamacadaha, ...
26/05/2022

Magaalada Baydhabo ayaa Maanta Salaad Roob doon ah laisugu soo baxay Waxaa La xirey Goobooyinka Ganacsiga, Jaamacadaha, Iskuulada, Dugsiyadii Goobaha Shaqooyinka,Dhammaan Dadweynaha Ku Nool Magaalada Iyaguu Salaada Ku Tuktey Warshada Hasey.

Roob doonkan ayaa soo agaasimeen Culumada Magaalada Baydhabo Ka dib Markii Roob yari lagu arkey Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Magaalda Baydhabo iyo deegaanada hoos yimaada.

Culumada ayaa Bulsha weynta ka codsadeen in la iscafiyo Rabbina loo noqda si Loo helo Naxriista Rabbi. Iyaguu Tusaalooyin Badan loo soo qaatey axaadiis iyo qisooyin umada h**e usameeyeen iyo sida Rabbi ugu tawbada aqbaley.

TV

Wakaalada Wararka imaaraadka ayaa sheegtey Geerida Madaxweynaha dawlada Imaaraadka  Khalif Binu Zaayid oo hadda Geeriyoo...
13/05/2022

Wakaalada Wararka imaaraadka ayaa sheegtey Geerida Madaxweynaha dawlada Imaaraadka Khalif Binu Zaayid oo hadda Geeriyoodey Waxaan leenahay Rabbi Ha Unaxriisto Janatul Fidowsa Allah Ka Waraabiyo.

22/04/2022

Barnaamijka Baro Diintaada Magaalada Baydhabo
Mar Waliba Kala Soco Baidoa TV
Ramadan Mubarak
WaxaaTaabagelinayaa Mu'asasada Sh Aadan Kheyr.

Like & Share gareeya.

09/04/2022

Qisadii Afartii imaam dalka Masar Arin Cajiib ah kula kulmeen..
1-Al-Imaam Mohamed ibnu jariir Al-Dhabarii
2-Al-Imaam Mohamed ibnu Nasar Al-Marwazii
3-Al-Imaam Mohamed ibnu Isxaaq Al-Khuzeyma
4-Al-Imaam Mohamed ibnu Haaruun Al-Ruuyaanii

08/04/2022

Barnaamijka Baro diintaada
Suaalo Dadweynaha Magaalada Baydhabo
Qaybtii Abaalmarin lacageed
Ramadaan Mubaarak
Waxaa taaba galinayaa Maqsuud General Trading & Computer Service.

Address

Baidoa Road
Baydhabo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baidoa TV -تـلــــفيزيـــون بـــــيـــــدوآ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baidoa TV -تـلــــفيزيـــون بـــــيـــــدوآ:

Videos

Share