Saldhiga degmada xaradheere
Ssc ayaa lawareegtay hubkii laascanood lagu garaacayay
Guul ayaan sugeyna maalmaha soo socda
Walaal shaqadaada iyo salaada allah markasta hormari salaada si alle waxaaga kuugu barakeeyo.
Rag ka tirsan Jabhadda Buurta Gacan-Libaax oo saaka tagey magaalooyinka Oodweyne iyo Dabagoriyaale ee Gobolka Daad-madheedh, Iyagoo halkaasi ka kaxaystay Gaadiid ay lahayd Hay'adda HALO trust.
Walalayaal aan illaahay kabaqno waa yahaan waxaa sii xumaanaya dhaqanka somalida aan kawaan toowno qalbiil hadaa dhimato qabiilka qabriga kula galimaayo.
waxaan halkaa tacsi uga dirayaa eheladii ay ka saqiireyn caruurtaan oo aan uraa cinaayo waano walaalayal maanta waa aduunyo birina waa aaqiro aaqiro iyo aduunyana kalabadan
Markii hore caruurta waxaa ku siiyay allah
Maantana waxaa kaa oofsadey allah
Marka ku samra illahay dartiis
Walalayal aanka shaqeyno badbaadinta dhiiga muslinka oo ayaan shaydaanku idin duufsan.
Dhamad
Suldaanka ree xaaji saleeban ayaa kahadlay falkii lagu soo eedeyay ree xaaji saleeban
Baro sidalooqaado sawirka