
15/02/2025
Dugsiga sare ee Al-Xikma Secondary ayaa deeq waxbarasho siiyey Abdirahman Jiib-guray bootaan oo ah curadka Shahiid (Jiib-guray) oo ahaa sarkaal ka tirsan ciidanka miino baarka Puntland.
School-ka ayaa ballan qaaday ilma kasta oo aabihiis ku dhinto dagaalka inuu deeq waxbarasho siinayo
Caydiid Mire ayaa wakiil ka ah schoolka
Roy media