Somali Media Page

Somali Media Page politacal and funny vedio

30/06/2024

Maal mihii wacnaa way soo socdaa

28/06/2024

🤣🤣🤣🤣

Inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicuun Geeri naxdin leh Gudoomiyihii h**e ee Barlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sheekh Cisma...
28/06/2024

Inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicuun Geeri naxdin leh Gudoomiyihii h**e ee Barlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ku Geeriyooday magaalada Muqdisho.
Allah unaxariisto.

Sawir aad u queux badan  Ardayda SSC oo manta imtixankii Qaranka u soo idlaaday
28/06/2024

Sawir aad u queux badan Ardayda SSC oo manta imtixankii Qaranka u soo idlaaday

28/06/2024

Ninkaan wixii helaan la yabay 🤣

27/06/2024

Abwaan Shube oo ka hadlay Dhibta ay Qabyaladu leedahay

27/06/2024

Maalin wanagsan dhamntiin waxaan idinka codsanaya inaan uwad ducayno walaladeen Reer Falastiin dhibta ay ku jiraan in alle ka saaro wall marwalbo ood salaad tukato isku day inaad u ducayso oodan hilmaamin waladeen in alle cadowka ku soo dulay ee xasuuqaya ka qabto 😢😢. Alle ha u gargaaro

''MARKALE AAN MUDNAANTA SIINO MAANDEEQ''26 JUNE MAALIN NAGU WAYN
25/06/2024

''MARKALE AAN MUDNAANTA SIINO MAANDEEQ''
26 JUNE MAALIN NAGU WAYN

25/06/2024

Maalmaha Xoriyada ee loo dabaal dagayo Adigu maxaad ka aamin santahay?

25/06/2024

Tii Bajaaj ahayd waa loo yabaa

24/06/2024

talo cajiiba buu siiyay Ardayda

Adigu hadii aad Daar ama Guri aana biyaha galayn dagan tahay waxaa jira Qoysas xaladan ku sugan
24/06/2024

Adigu hadii aad Daar ama Guri aana biyaha galayn dagan tahay waxaa jira Qoysas xaladan ku sugan

24/06/2024

Hooyo samaysay arin caalamka oo dhan ka yaabisay 😢💖😢

24/06/2024

Saaka iyo Jawiga Mogdisho

24/06/2024

Subax wanagsan dhamantiin waxaan ra jaynaa inaad cafimad qabtaan alle walalaha musliminta inta sarinta xanuun la saaran ha caafiyo inta amni daro daremaysana amni ha siiyo

23/06/2024

Wadadaan yaa yaqaano meshay ku taalo

21/06/2024

Ragaan waxay sameyeen badbaadin cajiiba

20/06/2024

Afar waa lagu cayilaa afarna waa lagu Cimri dagdagaa

Adress

Riskildegränd 10
Stockholm
16446KISTA

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Somali Media Page postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Videor

Dela