01/04/2024
Caawa saladii tahajudka Ayaa Surat yasiin Ayad
igambisay 😂. Masjidkii baa Isla Qeyliyay. Herr anfahmi wayay meshaan qaldey
Dumarkii qeebta sare kudukanaayay xitaaa. Waay soo sexeen…. 😂😂
Suradaha lawada yaqaano si khaas ah iskaaga diyariyaa هههههههه