Abdullahi Ali Watiin Muxuu u qabtay Bulshada Konfur Galbeed tan iyo intii uu xilka kala wareegay Biikole ?
Doorashada Guddonka Golaha shacabka
Government Spokesman Moalimu arrives in Mogadishu.
Muuqaalka goobtii uu qaraxa ka dhacay. Arday aad u badan oo bas saarna ayay wararku sheegayaan inay waxyeelo soo gaartay. Goobta waa dalcada Cabdiqaasim.
Somalia Somali laga saaraayo ma arkin. 🇸🇴😰
Abdirizak Abdullahi Adan.
Ninkii ayaa Naag la #Guursaday Waana #Waalatay.
Nimankaan Somalida Xaasidsanaa 8 ciyaala uu ka dhalay markaasuu saas u galaa
😭😭😭😭😭😭😭😭😭.
Abdirizak Abdullahi Adan.
Uur xumadan ha daawan walaal haddii aadan ka damqanaynin| Aabe wax caruur ah aan dhalin Oo subax kasta hal kaniini dartiis u soo lugeeya| War Soomaaliyay saan ma xal baa?.
Xuquuda muuqaalka: Munasar Mohamed.
Haweenaydii dhaheysay " Nin haddii xaaskiisa Wax u diido xoog kaga qaato waa kufsi " iyo Wariyaha maxa kala qabsaday iladawo.
Abdirizak Abdullahi Adan.
Madaxweynaha Faransiiska Marcon ayaa dharbaaxo ku dhuftay mid uu u heystay taageeradisa.
Marcon ayaa Aflagaadeeyey Rasuulka صلى الله عليه وسلم. Balse maanta mid ka mid ah Shacabka wadankas oo iskugu imaaden si ay ula kulmaan Madaxweynahas ayaa Fursadas ka faideystay. isla markii uu Gaariga ka soo dagtay marcon kadib Dadka u soo dhawaday mid ka mid ah shacabkas baa dharbaax Ku dhuftay ilaa hada sababta Uu ugu dhuftay dharbaaxada macada.
Abdirizak Abdullahi Adan.
Luna Reyes oo ah tabaruce Isbaanish ayaa la kulantay xadgudub cunsurinimo ah oo khadka tooska-internetka ah kadib markii ay isku duubtay muhaajiriin madow oo murugo iyo dhibaato badan ka muuqata oo u soo gudbay Deegaanka Isbaanishka ee #Ceuta.
Bani'adanimada Waa Mida ugu qurxon Dunnida. 🥺😭💔.
Abdirizak Abdullahi Adan.