Wax ka ogoow Christmaska tariikhdiisa iyo waxa uuyahay. Iyo sababaha xafladaha Christmaska Loo dhigo !
Mid markay Ranjiga iskusoo dhabooqdo saan cunada u cunta soo qabo 😂
Show makeupka dhibaa lagu wabaa hhhh
Maamo Reer Qoraxeey ah oo Snapchat filter lasaaray 😂😂😂
Kulu darbatin say lugta utuurtaa iigudaran 😂😂😂
Muxay tahay faidada kadanbaysa in aabuhu xabadka kuqabto ilmihiisa?👨👧
Waxaa jira in aabayaal badan ay dhayalsadaan marka ay dhaqaatiirtu kudhahdo ilmaha xabadkaaga kuseexi, qaarkood mayeelaan qarkoodna haye intay dhahaan ayay dhayalsadaan.🤷♂️
Laakiin waxa aysan ogayn faaidada kadanbaysa in ilmahaaga xabadka aad kuseexiso.
badanaa ciyaalkeena soomaalidu intooda badan aabayaashood majecla oo hooyooyinkood bay jecelyihiin, iyadoo labadooda walidba ay wada dhaleen hooyadu haba ubxaqbadnaatee.
Hadaba waa maxay sababtaas?
Hooyada ilaahay baa ugaliyay ilmaha naxariis oo uurkeeda buu 9bilood soojiifay🤰🏻 hadana 2sano buu dhineceeda jiifidoonaa ama naas haka nuugo ana masasad hasiiso ana haseexinayso.🤱🏼
Halkaas waxa kadhalanaya in uu ilmuhu xiriir toos ah kaqaato hooyada, uuna saaid usii jeclaado cidkalana uusan ogolaan, abihiis isagoo yaqaan buusan hadana kalajeclayn, xitaa marka uu waynaado dan kamayeelanayo, wuxuu u arkaa aabaha inta uu yaryahay qof iskayimaada guriga oo marmar xitaa lagu cabsiiyo aabaa soo socda.
waxa uuna ilmahaas noqdaa mid hooyada un baari u noqda aabahana kacabsada oo markuu waynaado oo caqlisto oo uu helo jaanis uu aabihii kagafigaado waxa uudoono sameeyo, caruuro badan xitaa markay sootahriibeen diinta kabaxay waciyadubillah.
sababtuna waxa aytahay majiro ixtiraam iyo naxariis uu aabihiis uu waxkaganaqlo wuu kacabsanayay un awal.🤷♂️🤷🏼♀️🤦🏽♂️
👉🏽Hadaba Maxay tahay faidada ayleedahay in aabuhu xabadka ilmaha kuhayo intu yaryahay?
Waxa ay dhaqaatiir badan sheegeen marka uu aabuhu kuqabto ilmihiisa xabadkiisa oo aysan maro kaxigin kulaylka kasobaxaya aabaha jirkiisa hadii uu cunugu kuqanco oo uu kuseexdo kuna dhidido inuu ilmahaas kaqadanayo aabihiis xiriir jacayl oo anan waligiis dhamaandoonin iyo naxariis dhanka aabe alle ugalinayo sidii hooyada oo kale.
waxayna kaloo sheegiin ilmaha kuseexda oo kuqanca xabadka aabihiis in ay ilmahaas noqondoonaan kuwo walidiintood ixtir
#Qiso:- gabadhii albaabka igafurilahayd
Waa qiso cajiiba oo kusaabsan NAXARIISTA GABDHAHA waxaa idiinsoo gudbinaya Yasin Halyey kabogasho wacan asxaabtaadana lawadaag.