Hal-door Bashir Ali

Hal-door Bashir Ali Welcome Waxan Halkan kuso dhoweynaya Dhaman Asxapta Waxad Naga Heli Doonta Entertainment, Motivation,Warar,Xikmado..etc

Saxiibayaal Furihii iyo Passwordkii Nolosha oo dhan baan soo ogaanay waana 24434, isticmaala oo kufura nolosha gabigeeda...
13/06/2024

Saxiibayaal Furihii iyo Passwordkii Nolosha oo dhan baan soo ogaanay waana 24434, isticmaala oo kufura nolosha gabigeedaba ❤️

Nogob The ChampionsFull-Time Nogob 🆚 Afdheer
09/06/2024

Nogob The Champions

Full-Time Nogob 🆚 Afdheer

Wiilashan ayaa si ay uga badbaadaan kulaylka badan waxay u jiheysteen dhanka Xamarweyn oo ku durugsan badweynta Hindiya ...
09/06/2024

Wiilashan ayaa si ay uga badbaadaan kulaylka badan waxay u jiheysteen dhanka Xamarweyn oo ku durugsan badweynta Hindiya ee caasimadda Soomaaliya ee , si ay ugu raaxaystaan ​​biyaha qabow.

03/06/2024
Mid kamid ah Yuutubarada ugu caansan Soomaalida oo lagu magacaabo Baaba Jey ayaa ciidanka Poland qabteen, iyagoo u geyst...
02/06/2024

Mid kamid ah Yuutubarada ugu caansan Soomaalida oo lagu magacaabo Baaba Jey ayaa ciidanka Poland qabteen, iyagoo u geystay jirdil

Waxaa lagu qabtay xadka Belarus la leedahay Polland.

DAAWA GOOOAAL!
30/05/2024

DAAWA GOOOAAL!

30/05/2024
TikTok adduunka kale waxa uu u yahay aalad casri ah0o bar bulsho ah. Lkn anaga ka Soomaali ahaanbadankeena wuxuu noo yah...
29/05/2024

TikTok adduunka kale waxa uu u yahay aalad casri ah
0o bar bulsho ah. Lkn anaga ka Soomaali ahaan
badankeena wuxuu noo yahay qeybtii labaad ee
Paltalk.
Farqiga u dhexeeya Paltalk-gii h**e iyo TikTok-gaanna
waa in dadka TikTok ka caaytamaya ee qabillada
caaya ayaga lacag la siiyo caaydooda darteed, halka
kuwa Paltalk ku jiri jiray ay si bilaash ah qabillada iyo
qof walba ugu tufi jireen amaba isaga caayi jireen.
Midda ugu muhiimsan, muuqaal walba aad aragtid iyo
qof walboo qabiil caayaya aad aragtid yuusan ku kicin
ama ku saameyn ama hadalkiisa yuusan naceyb kugu
abuurin, dhabta marka laga hadlo Soomaalida sidaasi
dhan iskuma necba, xifaaltan iyo kaftan
qabyaaladeysanna weligiis wuu jiray.
Lkn kuwa qabiillada caaya ayagaa ugu talo galay
caayba caayda ay ka xun tahay inay miska soo
saaraan si loogu lacageeyo. Xaqiiqadana taasi way ka
duwan tahay, ee yaysan ku saameyn, asxaabta iyo
dadka aad kala gabilka tihinna kugu dirin.
Galab Wanaagsan👨‍💻

  WAR CUSUB : Guddiga Sare Ee Tartanka 11aad Ee Ciyaaraha Gobolaada DDS waxaa uu ku wargelinayaa Dhamaan Taageerayaasha ...
28/05/2024

WAR CUSUB :
Guddiga Sare Ee Tartanka 11aad Ee Ciyaaraha Gobolaada DDS waxaa uu ku wargelinayaa Dhamaan Taageerayaasha Ciyaaraha In Laga Bilaabo Maalinta Berrito Ah ee Arbacada Bisha May 29, 2024/ Ginbot 21, 2016T.I

In aanay Garoonka Iman Karin Wax taageerayaal Dumar ah, Gebi ahaana la joojiyey Dumarkii Taageerada u Iman jiray Garoonka kubada Cagta Ee Magaalada Jigjiga Ee uu ka socdo Tartanku, Sababo Jira Awgeed.

FULIN WACAN GO'AANKA GUDDIGA SARE EE TARTANKA Gobolada DDS

Xulka Gobolka   Ayaa 1-0 kaga Badisay Xulka Gobolka
27/05/2024

Xulka Gobolka Ayaa 1-0 kaga Badisay Xulka Gobolka

Waxa maanta ku horyaala mar kaleeto ha u dhigan !
26/05/2024

Waxa maanta ku horyaala mar kaleeto ha u dhigan !

Be Strong
21/05/2024

Be Strong

Hambalyo Hambalyo   Sharlaawe & Marwadisa  Abuukar.Isku waara oo ubad barakeysan kala hela.Follow Me Hal-door Bashir Ali
19/05/2024

Hambalyo Hambalyo Sharlaawe & Marwadisa
Abuukar.
Isku waara oo ubad barakeysan kala hela.

Follow Me Hal-door Bashir Ali

Guriceel Waxaa La geeyay Machine ka ATM ka, dad weynihii Ayaa Saf Usoo Galay Mashiinka iyagoo u heeysta inuu lacagta qay...
18/05/2024

Guriceel Waxaa La geeyay Machine ka ATM ka, dad weynihii Ayaa Saf Usoo Galay Mashiinka iyagoo u heeysta inuu lacagta qaybinayo.

Toloow Safkaan Ma habar ajibaa mise Ayaanle.

Congratulations 🎊 2Million  Subscribers
15/05/2024

Congratulations 🎊 2Million Subscribers

💍Hambalyo Meher; ❤️ Mudane: Abdimalik Hashi Iyo Marwo:Raaxo amiin ‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ‎Waxaan...
13/05/2024

💍Hambalyo Meher; ❤️

Mudane: Abdimalik Hashi Iyo Marwo:Raaxo amiin

‎ﺑﺎﺭﻙ ﺍﻟﻠﻪ ﻟﻜﻤﺎ ﻭﺑﺎﺭﻙ ﻋﻠﻴﻜﻤﺎ ﻭﺟﻤﻊ ﺑﻴﻨﻜﻤﺎ ﺑﺎﻟﺨﻴﺮ

Waxaan ugu ducaynayaa ducadii rasuulka scw, ilaahye qoyskii bulaala ha idinka yeelo walaalayaal Qooyskaa cusub ee aad dhisteen.

Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax walaleyaal👏👏👏
Dhisma 🤝🤝Oo Dhaqma 👫

Hadduu cunug ku siiyo qalin iyo warqad oo uu ku dhaho ... ii qor kelmad i anfacaysa markaan gaadho da'daada Haddaba maxa...
13/05/2024

Hadduu cunug ku siiyo qalin iyo warqad oo uu ku dhaho ... ii qor kelmad i anfacaysa markaan gaadho da'daada Haddaba maxay noqon doontaa waxaad uqoraysid!?

💍 Hambalyo Aroos wacan 😘بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير  Hamblyo Hambalyo Hambalyo,  Aroos wacan gacal iy...
11/05/2024

💍 Hambalyo Aroos wacan 😘

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Hamblyo Hambalyo Hambalyo, Aroos wacan gacal iyo sokeeyaba guurkiin lagu farax waxaan hambalyo farxadeed oo aan qoraal lagu soo koobi karin hawada umarinayaa Saxiibkey Hashi iyo Walashay amiin

Waxaan idin leeyahay noqda labadii isku waara ubad khayr qaba kala hela ifkana farxad ku noolaada , wiil & caano, gabadh & caano guurkiina guur Kheyr guri giina guri nagi guulow kayeel.

Waxan idinku duceynaynaa ducadii rasuulkena (scw)
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير🙏💝⚘

Address

Medina

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal-door Bashir Ali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Social Media Agencies in Medina

Show All