Kafaalo

Kafaalo Kafaalo is an international relief, development and independent organization founded in 2005. Kafaal

Good job of Kafaalo!Geediga looga guuraayo jahliga  waxaa uu marayaa meel fiican. Guul insha allah.
21/04/2018

Good job of Kafaalo!
Geediga looga guuraayo jahliga waxaa uu marayaa meel fiican. Guul insha allah.

Gurmadkii Qaraxa Isgoyska ZoobeGurmadkaan waxaa ka qeyb qaatay oo lacagaha soo aruuriyay maraakis, jaaliyado, shirkado i...
16/04/2018

Gurmadkii Qaraxa Isgoyska Zoobe

Gurmadkaan waxaa ka qeyb qaatay oo lacagaha soo aruuriyay maraakis, jaaliyado, shirkado iyo shakhsiyaad.

Saddex iyo toban qoys oo ka mid ahaa qoysaska dhibaatada ugu badan soo gaartay ayaa jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan Sweden shaqo u abuureen.

Fulinta barnaamijka waxaa iska kaashaday hayada Kafaalo iyo Guddiga Gurmadka ee Qaraxii Zoobe.

https://www.youtube.com/watch?v=gV23Yng5wM0Gurmadkii Qaraxa Isgoyska ZoobeWaxaan idiin soo gudbinaynaa natiijadii gurmad...
16/04/2018

https://www.youtube.com/watch?v=gV23Yng5wM0

Gurmadkii Qaraxa Isgoyska Zoobe

Waxaan idiin soo gudbinaynaa natiijadii gurmadka qaraxa zoobe . Gurmadkaan waxaa ka qeyb qaatay oo lacagaha soo aruuriyay maraakis, jaaliyado, shirkado iyo shakhsiyaad.

Fulinta barnaamijka waxaa iska kaashaday hayada Kafaalo iyo Guddiga Gurmadka ee Qaraxii Zoobe.

Gurmadkii jaaliyada Sweden u samaysay dadka qaraxii isgoyska zoobe wax aga soo gaareen.

Hay,ada Kafaalo oo Maanta dhaqaale ururin  lagu taageerayo   ka samaysay Suuqa ganacsiga ugu wayn Gobolka Dalarna ee dal...
28/10/2017

Hay,ada Kafaalo oo Maanta dhaqaale ururin lagu taageerayo ka samaysay Suuqa ganacsiga ugu wayn Gobolka Dalarna ee dalka Sweden. Waxaa ku Mahadsan Muwaadiniinta u istaagay howsha iyo Center-ka wayn ee Kupolen oo ogolaansho siiyey Kafaalo.

28/10/2017
Kafaalo oo ka qayb qaadanaysa Gurmad Qaran. Halkani waa Borlänge Sweden.
28/10/2017

Kafaalo oo ka qayb qaadanaysa Gurmad Qaran. Halkani waa Borlänge Sweden.

GURMADKA SWEDEN EE MUQDISHUCulumada Sweden waxay ku baaqayaan in juhdi laga mideeyo si caawinteenu waxtar u yeelato. Kus...
23/10/2017

GURMADKA SWEDEN EE MUQDISHU

Culumada Sweden waxay ku baaqayaan in juhdi laga mideeyo si caawinteenu waxtar u yeelato.
Kusoo hagaajiya wixii caawin ah:

SWISH: 9002999
PG: 900299-9
BG: 900-2999

https://youtu.be/sxyxt3CV7ic

GURMADKA QARAXII MUQDISHU EE REER SWEDENGURMADKA QARAXII MUQDISHU/STÖD TERROROFFREN I MOQADISHUMagaalada Muqdishu waxaa ...
18/10/2017

GURMADKA QARAXII MUQDISHU EE REER SWEDEN

GURMADKA QARAXII MUQDISHU/STÖD TERROROFFREN I MOQADISHU
Magaalada Muqdishu waxaa ka dhacay xusuuq waxyeelo badan gaarsiiyay shacab Soomaaliyeed. Waxaa geeriyooday in kabadan 300 oo qofood, dhawaacana wuxuu kor u dhaafay 300 oo qofood. Qof kasta waxaa laga codsnayaa in uu ka qeybqaato kaalmada walaalaha dhibka weyn kasoo gaartay musiibadan. Kaalmadaada kusoo hagaaji hayadda Kafaalo Organization oo la shaqaynaysa Guddiga Gurmadka Qaran.

Kaalmadaada kusoo hagaaji:

SWISH: 9002999
BANKGIRO: 900-2999

SMS KU QOR SOMALIA 100 AMA SOMALIA 200 U DIR 72970.
Xiriir: Abdihakem Mohamed 46737310541.

GURMADKII ABAARTA SIMANHayadda Kafaalo oo wadashaqayn la leh maaraakis, jaaliyado ´, shirkado iyo shakhsiyaad ayaa u gur...
27/07/2017

GURMADKII ABAARTA SIMAN

Hayadda Kafaalo oo wadashaqayn la leh maaraakis, jaaliyado ´, shirkado iyo shakhsiyaad ayaa u gurmaday dadka abaarta Soomaaliya ku qabsatay.

Hayadda Kafaalo ayaa ku wareejisay guddiga qaran ee gurmadka abaaraha(national drought response committe) lacag dhan 107,460$ oo dhiganta 1016,371 kronor.

Ilahay swt ha idinka aqbalo sadaqadiina aad la baxdeen.

https://www.youtube.com/watch?v=z7Qv3rgwHOs&authuser=0

GURMADKA ABAARAHA SOOMAALIYAAbaartii abid u xumayd oo dadka samaaysay 6 million ka badan baa caawin degdeg ah u baahan. ...
16/03/2017

GURMADKA ABAARAHA SOOMAALIYA
Abaartii abid u xumayd oo dadka samaaysay 6 million ka badan baa caawin degdeg ah u baahan. Fadlan u damqo walaalahaa, caawi, Alle dartiis.
Waxaa muuqata dayac, rafaad, gaajo, hooy la'aan, dhimashada iyo dhibaatooyinka aan la soo koobi karin ee dadkeena Soomaaliyeed ku habsadey. Runtii hurdo, cunto , kaftan iyo kibir midna umma eka qof arkaya dhibaatada dalkeena iyo dadkeena haysata.
Hayadda Kafaalo waxaan ugu baaqaynaa dadweynaha degen Sweden in walaalahood dhibaatysan u gurmano. Waxaana soo dhawaynaynaa qof kasta oo dhibtaan wax ka geysan kara. Haysashada 90 konto waxay inoo fududaynaysaa in si fudud loogu gurman karo walaalaheen. Caawintaada kusoo hagaaji:
SWISH 9002999, BANKGIRO 900299-9,
SMSA SOMALIA 100 u dir 72970,
SMSA SOMALIA 200 u dir 72970
Xiriiir: Abdihakem Adan, 46737310541

12/03/2017

Dib u habayn lagu sameeyey qalab xafiiseedka
KAFAAALO ACADEMY GANAANE
KISMAYO -SOMALIA

Kafaaalo Academy Ganaane Center of excllence              Kismayo-somalia
02/03/2017

Kafaaalo Academy Ganaane Center of excllence
Kismayo-somalia

MID-TERM EXAMS 2016/2017  (KAFAALO GANAANE ACADEMY)  has started today 10/12/2016. Wish u success all.
10/12/2016

MID-TERM EXAMS 2016/2017 (KAFAALO GANAANE ACADEMY)
has started today 10/12/2016. Wish u success all.

Turkish Kafaalo Academy students are sitting first-term exams - in Mogadishu Somalia.
10/12/2016

Turkish Kafaalo Academy students are sitting first-term exams - in Mogadishu Somalia.

Waa sawiro bandhigii Kafaalo Magazine magaalooyinka Filipstad, Karlskoga iyo Säffle. Kullamadaan ayaa lagu soo bandhigay...
22/11/2016

Waa sawiro bandhigii Kafaalo Magazine magaalooyinka Filipstad, Karlskoga iyo Säffle. Kullamadaan ayaa lagu soo bandhigayay Kafaalo Magazine oo laga helayo mawduucyo kala duwan sida tarbiyadda, waxbarashada, arrimaha bulshada, taarikhda, diinta, dhaqaalaha iyo caafimaadka.

Kullamadaan waxaa fududeeyay Ibn Rushd Studieförbund iyo Amal Express oo wadashaqayn la leh Kafaalo. Hadaad xiisaynaysid Kafaalo Magazine nala soo xariir, fursado badan ayaa jira oo uu qofku ku heli karo joornaalka.

Abdihakem Mohamed, 46737310541

BANDHIGGA KAFAALO MAGAZINE FILIPSTAD, KARLSKOGA IYO SÄFFLEKusoo dhawoow kulan lagu soo bandhigi doono jornaalka Kafaalo ...
14/11/2016

BANDHIGGA KAFAALO MAGAZINE FILIPSTAD, KARLSKOGA IYO SÄFFLE

Kusoo dhawoow kulan lagu soo bandhigi doono jornaalka Kafaalo Magazine. Kafaalo Magazine waa wargeys Soomaaliyeed oo laga helayo mawduucyo kala duwan sida tarbiyadda, waxbarashada, arrimaha bulshada, taarikhda, diinta, dhaqaalaha iyo caafimaadka.

Saddex magaalo ayaa bandhigyada ka dhici doonaan jimce ilaa axadda taarikhdana tahay 17-19 november. Haddad tahay macalin, aqoonyahan, waalid ama qof xiiseeya cilmiga soo dhawoow.
Lifaaqa fiiri maclumaad dheeri ah.
Abdihakeem Mohamed, 0737-310541
Farhan Abdi Jama 0736-222685

Adresse

Grønland 12
Oslo
0188

Varslinger

Vær den første som vet og la oss sende deg en e-post når Kafaalo legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formål, og du kan når som helst melde deg av.

Kontakt Bedriften

Send en melding til Kafaalo:

Videoer

Del