#Khaalid_nabhaan wuxuu ahaa shakhsi same fale ah Kuna caan ah u gar gaarida dadka ku dhibaataysan #Qaza iyo dadka duqaymuhu ku dhacaan ka soo saaridda meelaha halista ah. Sidoo kale wuxuu quudin jiray kumanaan bisado ah #Gaza gudaheeda... ciidamada #yuhuuda ayaa duqayn ku dilay maalmihii la soo dhaafay....
Allah ha u naxariisto....
Madaxweyne Cirro oo codsaday in sacab lagu sabootiyo madaxweynihii 5-aad Somaliland.
Qaabkii loo dhaariyeey Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cirro
"Doorashada Somaliland, tusaale kaliya uma ah gobalka ay ku taalo ee Geeska, ee ay waxay tusaale u tahay Caalamka oo Idil doorashadii aad qabsateen,
Waxaan ku faraxsanahay in aan saaxiib idinla nahay, waana idin la ahaan doonaa, anagoo kaliya ah maahane dalal badan oo caalamka ah ayaa saaxiib idinla ah, waxaan idiin soo gudbinayaa Hambalyada aan kasido madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, Shacabka Mareykanka & Diblumaasiyiinta Caalamka oo aan afkooda ku hadlayo Hambalyo Somaliland"
Safiirka Mareykanka oo hadda ka hadlayay Caleemasaarka Madaxweynaha cusub Ee Somaliland ayaa Sidi Yidhi..
Madaxweyne #cabdiraxmaan_mohamed_cabdillaahi_cigaal
Dadku waxay is waydiinayaan sidee bay u duntay dowladii ciidanka intaa le,eg lahayd ee #suuriya
Sheekh #cabdiraxmaan_bashiir
DAAWO: Dagaalyahanada maanta la wareegay Suuriya oo fariin kasoo dhex-diray Masaajidka Umawiyiinta ee ku yaalla magaalada Xalab oo ay dhawaan qabsadeen. Masaajidka Umawiyiinta waa mid kamid ah masaajida ugu caansan uguna taariikhda dheer ee ku yaalla Suuriya. Waxaa dhisay Khaliifkii dawladii Umawiyiinta ee lagu magacaabi jiray Sulaymaan Ibn Cabdil Malik taariikhdu markii ay ahayd 97 Hijrada. Waa 1,349 sano kahor.
FG: Qiimo aad u weyn oo taariikhi ah ayuu Masaajidkaan u leedahay dadka Muslimiinta Sunniga ah ee Suuriya iyo guud ahaan dhulka Shaam, halka shiicadu ay aad u necebyihiin maadaama ay colaad u qabaan Dawladii Umawiyiinta ee dhistay masjidka.
1981 Bishaar Al azad Abihiisa Ayaa Xiray 43 sano Ayuu xirna Sbbta loo xiray waxay Aheyd inoo Diiday in uu duqeeyo shacabka suuriya Ehelka uu ka dhashay ayuu maanta dib ula midoobey