Ahlus Sunnah Tv Somali

Ahlus Sunnah Tv Somali Somali-United a Non-profit Orginization
(61)

Welkom Ahlus Sunnah TV Somali
Kale sala soco warerka ugu dabeye iyo dhacdoyen ka adunka iyo barmamashyo ku xiso galin dona
Nalawadag fagradada kusobir oo YouTube ken subcribers dha
https://youtube.com/?si=Q8agZEuKZvjEkcn0

With Nasra Bashir Ali – I just got recognised as one of their top fans! 🎉
18/07/2024

With Nasra Bashir Ali – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aad...
12/07/2024

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashisha Caalamiga ah ee XFS Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Masar Badar Cabdulcaadi oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Wasir Fiqi oo Shir-Jaraa’id qabtay ayaa faah faahiyay muhiimadda ay tallaabadan u leedahay xoojinta xiriirka labada dal, isagoo xusay in bilaabista duullimaadyadan tooska ah ay qayb ka qaadanayso xoojinta iskaashiga dhaqaale iyo ganacsi ee Wadan.

Wasiirka ayaa sidoo kale soo hadal qaaday doorka hormuudka ah ee Masar ay ka ciyaareyso taageeridda mowqifka dowladda Soomaaliya, isagoo carabka ku adkeeyay in Masar ay sii wadi doonto ka hortagga tallaabooyin kasta oo hoos u dhigaya madax-banaanida dalka.

“Jamhuuriyadda Masar ayaa ku celisay mowqifkeeda diidmada xadgudubyada Itoobiya, kaddib wadahadal toddobaadkii h**e khadka taleefonka ku dhaxmaray Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Masar, Abdel Fattah El-Sisi.” ayuu yiri Wasiir Fiqi.

Duulimaadka Tooska ah ee diyaaradda Egypt Air ee la daahfuray ayaa ka dhigan tallaabo weyn oo loo qaaday dhanka sare u qaadida iskaashiga dhaqaale ee labada dal, taasoo ka tarjumaysa himilooyinka guud ee labada shacab ee walaalaha ah. Seda u arata aragte waa mu hem os nogu qor

09/07/2024

Dhismoyenka ugu casrisan ugu na quruxdabadan adunka dawasho wacan

08/07/2024

Dulmiga waa lagu dulowa ee ka fagow
Walal

08/07/2024

Ku idho dogso doga iyo quruxda
Nabad iyo cadalida ayaa dhashey hurmarka
Dowo oo dhameyso jawab kaso bixi

MINISTER FARTAG DISCUSSED WITH THE AMBASSADOR OF THE UNITED STATES ON STRENGTHENING THE SUPPORT AGAINST TERRORISM.Mogadi...
07/07/2024

MINISTER FARTAG DISCUSSED WITH THE AMBASSADOR OF THE UNITED STATES ON STRENGTHENING THE SUPPORT AGAINST TERRORISM.

Mogadishu, July 07, 2024; The Minister of Internal Security of the Federal Government of Somalia Abdullahi Sheikh Ismail (Fartag) had a meeting with the Ambassador of the United States of America to Somalia Richard H. Riley, and discussed the strengthening of relations and cooperation between the two countries. two countries, especially the support provided by the institutions for the security of the country.

The minister thanked the United States for their support to Somalia, and noted the importance of strengthening and giving priority to the training and development of the army, to ensure that the country is free from terrorism.

Ambassador Richard for his part said that his government will strengthen its support to the government and the Somali people, especially in the areas of security which is the government's first

WASIIR FARTAG OO SAFIIRKA MAREYKANKA KA HADLAY XOOJINTA TAAGEERADA ARGAGIXISADA.

Muqdisho, Luulyo 07, 2024; Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Richard H. Riley, waxayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal. laba dal, gaar ahaan taageerada ay hay’adaha ka bixiyaan amniga dalka.

Wasiirka ayaa uga mahadceliyey dowladda Mareykanka taageerada ay siiso Soomaaliya, waxaana uu xusay muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo oo mudnaanta la siiyo tababarrada iyo horumarinta ciidanka, si loo xaqiijiyo in dalka uu ka xoroobo argagixisada.

Danjire Richard ayaa dhankiisa sheegay in dowladdiisa ay xoojin doonto taageerada ay siiso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhinacyada amniga oo ah mudnaanta koowaad ee dowladda.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo xaaskiisa Aamina ayaa ka qeyb galaya ciyaarta sideed dhamaadka koobka Yuru...
06/07/2024

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo xaaskiisa Aamina ayaa ka qeyb galaya ciyaarta sideed dhamaadka koobka Yurub 2024 ee u dhaxeysa Netherlands iyo Turkiga oo ka dhici doonta garoonka Olympic Stadium ee magaalada Berlin. Seda u aragta arenten hoos nogu soqor aregtada

06/07/2024

Waqti wanagsan Nederland waa wadan sayasad ahen iyo dhaqali ahen udan iyo bulsho ahen
Nabad iyo cadalida ayaa dhasha hurmar
Dwasho wacan sena share gare

06/07/2024
03/07/2024

Nabad iyo cadalida ayaa dhasha hurmar dawasho wacan

02/07/2024

Qof qob ah hadel u gen ha ku wayen
Malin wanagsna
SomGold TV
Waa wahelka bulshada

Kamid noqo oo ku xirnow

29/06/2024

Hebben wanagsna asxabtey qaali ah
Nabad iyo cadalida ayaa dhasha hurmar
Dawasho wacan

28/06/2024
28/06/2024
Madax weyna h**e ee somaaliya oo kaso sarey war murtayad ku sabsan dagalka kasocda gobolka mudug ee ay ku dagalamayen da...
27/06/2024

Madax weyna h**e ee somaaliya oo kaso sarey war murtayad ku sabsan dagalka kasocda gobolka mudug ee ay ku dagalamayen dad walal ah qabyalid iyo dagal sokaya waa mida halka ina dhigtey ha laga wantowo

BAAQ NABADEED OO KU SOCDA BEELAHA WALAALAHA AH EE KU DAGAALAMAYA GOBOLKA MUDUG

Assalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuhu,

Dadka wada dhashay ee isku diinta, dhaqanka iyo ehelka ah ee ku dagaalamaya Galbeedka Gobolka Mudug waxaan u soo jeedinayaa in ay joojiyaan dagaalka sokeeye iyo daadinta dhiggooda, kana fakeraan aakhiradooda iyo adduunkoodaba.

Dagaal sokeeye waa ka soo daaleen dadkeennu, mana jirto cid guul iyo natiijo wanaagsan ka keentay, sidaas awgeed, jidka idiin furan waa in aad gacmaha isqabsataan, wadahadal iyo walaalnimana ku dhammeysataan wixii khilaaf ah.

Culumada, odayaasha dhaqanka, iyo waxgaradka waxaan ugu baqaayaa in ay door firfircoon ka qaataan nabadeynta iyo dib u heshiisiinta, dhexdana ay u xirtaan sidii ay xisadda u dejin lahaayeen.

Dowladda Federaalka, Galmudug iyo Puntland waxaan ku adkaynayaa in ay si dhow uga wada shaqeeyaan nabadaynta iyo joojinta colaadda deegannadan.

Waxaan Alle ka baryeynaa in uu qalbigeenna isu soo jeediyo, nabad iyo barwaaqana ku manneysto dalkeenna.

Wabillaahi Tawfiiq.

27/06/2024
26/06/2024

Habalyo shacabweyna Somaliyaded 26 juni 2024
Nabad iyo cadalida ayaa dhasha hurmar dawasho wacan

24/06/2024

Malin wanagsan asxabtey qaali ah
Nabad iyo cadalida ayaa dhasha hurmar
Dawasho wacan videos xaqesa saya

24/06/2024

Malin wanagsan asxabteyda qaali ah
Nolashu waa xisab

23/06/2024

Subax wanagsan Nabad Iyo cadalida ayaa dhasha hurmar dawasho wacan

21/06/2024

Jumco wanagsan (Nabad iyo cadalida ayaa dhasha hurmar dawasho wacan

21/06/2024

Jumco Mubarak asxabtey qaali ah Welkom

20/06/2024

Nabad iyo cadalida ayaa dhasha hurmar
Dowasho wacan saxibada qamaha badan

Adres

Paterserf 607
Terneuzen
4904AL

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Ahlus Sunnah Tv Somali nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Ahlus Sunnah Tv Somali:

Video's

Delen

Yurub Geenyo

Kusoo Dhawoow Pagekayga Rasmiga Kii H**e Wuu iga xidhay halkan igala socda waakan whatsapp kaygu +44 843 849 9301



Dit vind je misschien ook leuk