Hubqaad Tv Journalist Dahir Alasow

Hubqaad Tv Journalist Dahir Alasow Hubqaad TV
(1)

Qubanaha Dahir Alasow Shirka Garowe iyo warar xasaasiya1- Shirweyne ka furmaya Garowe kaas oo ay ka qeybgelayaa garabyad...
25/04/2024

Qubanaha Dahir Alasow Shirka Garowe iyo warar xasaasiya

1- Shirweyne ka furmaya Garowe kaas oo ay ka qeybgelayaa garabyadda siyaasadda Somalia si loo dhiso isbaheysi badbaado Qaran.
2- Dowladda Mareykanka oo taakuladii ka goosatay Ciidanka Danab kadib markii saadkii raashinkii Ciidanka la musuqmaasuqay.
3- Beesha Caalamka oo Cadaadis saartay Xasan Sheekh una sheegeen iney talo farahiisa ka baxday oo Somali gacan ku heyn.
4- Xasan Sheekh oo rabo ineysan dhicin doorashooyinka maamul goboleedyadda ilaa 2026 si loo qiyaamo madaxda maamuladda.
5- Beesha Caalamka oo Xasan Sheekh ku diiday mudo kororsiga sharci darada ah ee maamul goboleedyadda.
6- Xasan Sheekh oo faafiyay qoraal calaacal ah oo ka marqaati kacaya fashilkiisa siyaasadeed iyo cadaadiska saaran ee beesha Caalamka.
7- Raysulwasare Xamze oo weydiistay Shirkadaha Korontada iney dib u fasaxaan 11 Wasaaradood oo korontadii laga jaray dhaqaale daro aawadeed kadib markii Xasan Sheekh ka goostay Running Coast.
8- Axmed Madoobe oo ka careeysan magacaabista Wasiir Fartaag maadama uu mucaarad ku yahay maamulkiisa.
9- Madaxweynaha Jubbaland oo qorsheeynaya inuu bedelo dastuurka Jubbaland si uu xukunka u sii joogo.
10- Markabkii dagaalka Turkiga ee Muqdisho ku tegay booqashada oo laga been sheegay iyo Dowladda Xasan Sheekh oo ku ceeboowday maadama uusan quseyn heshiiska badda Somalia ee Turkey lala galay.
11- Taliyahii Boliiska Airport-ka Cabdifitaax Bashiir oo la amray in la xiro maadama uu beesha Sacad Habargidir u dhashay si sumcada looga dilo kadibna xilkiisa loogu bedelo Sarkaal Abgaal u dhashay.
12 - Hadalkii Garaad gala dagaalka ee iney Habargidir uga dacwootay Abgaal oo baraha bulshadda qabsaday iyo warar sheegaya in dacaayadaas ay lacag ku bixiyeen ganacsato Abgaal u dhashay.
13- Ardayda Jaamacadah Mareykanka iyo Yurub oo dhigaya banaanbaxyo ka dhana Israel ayna ku taageerayaan Falastiin - ardayda Jaamacadda weyn ee Harvard ayaa ku biiray dibadbaxa.
14 - Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaan ku dhawaaqay in si degdega gurmad loo gaarsiiyo shacabka Falastiin, wuxuuna Israel ku eedeeyay iney dileen 30,000 soddon kun oo Caruur iyo haween u badan.
15- Madaxda Xamaas ayaa ka guuraya dalka Qatar oo ay mudo deganaayeen kadib markii ay diideen iney dhiibaan Maxaabiista Mareykanka ee lagu qabtay Gaza.
16- Mareykanka ayaa ansixiyay in la xanibo isticmaalka Tiktok haddii uu Milkiilaha App-kaas diido inuu ganacsatada Mareykanka siiyo share ama Saami.
17- Safaaradda Talyaaniga ee ku taalla Muqdisho ayaa sheegtay inay muwaadiniinta Soomaalida ee doonaya fiisaha koorsooyinka waxbarashada tacliinta sare ee sannadka 2024/2025 inay ka xaraysan karaan safaaradda Muqdisho.
18- Ruushka ayaa u adeegsaday codka diidmada qayaxan (veto) qaraar ay soo diyaariyeen Mareykanka iyo Japan oo la hor geeyay Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay , fadhi ay xilli dambe oo shalay ah yeesheen, kaaso waddamada adduunka ka mamnuucayay inaysan sameyn ama aysan u dirin hawada sare madaxyada Nukliyeerka iyo hubka halista ah oo burbur ballaaran ka gaysan kara hawada sare.
19- Agaasimaha Hay’adda FBI-da Mareykanka, Christopher Wray ayaa markii u horreysay si cad u sheegay in uu jiro walaac sii kordhaya oo la xiriira suurtagalnimada nooc ka mid ah weerarrada argagixiso oo la isku dubariday inuu ka dhici karo gudaha Mareykanka, kaa oo uu ku tilmaamay inuu la mid noqon karo weerarkii bishii March ee sannadkan magaalada Moscow ee xarunta dalka Ruushka ka dhacay oo ay ka dhalatay dhimashada 145 qof.
20-Ra’iisul wasaaraha Jamaica ,Andrew Holness ayaa ku dhawaaqay inuu dalkiisa go’aansa day inay u aqoonsadaan dawlad madax bannaan Falastiin, isagoo intaa ku daray inay siin doonaan maqaam dawlad madax bannaan oo buuxa.

Join this channel to get access to perks:https://www.youtube.com/channel/UCoBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA/join

12/04/2024

Xasan Abgaaloow.
1- Gudoomiyaha Maxkamadda Banaadir, sharciyaqaankii Cabdi Khadar ee beesha Ceyr Habargidir ayuu xilkii ka qaaday, wuxuuna ku bedelay Aw Saalax Abgaaloow.
2- Taliyahii Ciidanka Canshuuraha berrigga Korneyl Ahmed Aftooje oo u dhashay Sacad Habargidir ayuu xilkii ka qaaday, wuxuuna ku bedelay Aw Cali Abgaaloow.
3- Taliyahii NISA Mr Mahad oo u dhashay Ceyr Habargidir ayuu xilkii ka qaaday, wuxuuna ku bedeshay wiilka uu Abtiga u yahay ee Abdullahi Xawaadloow.
4- Taliyahii Ciidanka Taraafikadda Mr Bashiir qalweyne oo u dhashay Ceyr Habargidir ayuu xilkii ka qaaday, wuxuuna ku bedelay Mr Tiifoow Abgaaloow.
5- Dekadii Muqdisho wuxuu u dhiibtay Mr Axmed Washington Abgaaloow.
6- Gobolkii Banaadir wuxuu u dhiibtay Mr Madaale Abgaaloow.
7- Taliskii NISA ee Banaadir wuxuu u dhiibtay Mr Warbac Abgaaloow.
8- Maxkamadii Ciidanka wuxuu u dhiibtay Mr Shuute Abgaaloow.
9- Ganacsigii dalka wuxuu ku wareejiyay, danta guud Mr Cabdinasir Cali Adoon Abgaaloow.
10- La taliyeyaal sare wuxuu ka dhigtay, Cali Gedi Abgaalow, Cali Jiis Abgaal, Xasan Sheekh Abgaaloow, Dahir Jebshe Abgaaloow, Mako Cafiifo Abgaaleey?
Caayda Habargidir wuxuu u xilsaaray , Jawaahir Baarqab Abgaaley, Mohamed Cajiib Abgaaloow, Farxiya Zona Abgaaleey.
Dowladdii dadka Soomaaliyeed wuxuu ka dhigay Dowlad Abgaal.
Gogoshii Soomaaliyeed ee Garowe waa diiday, gogoshii Abgaal ee Nairobi waa aqbalay.
Markii uu xilka dalka qabtay qofkii ugu horeeyay ee toogasho uu ku xukumay wuxuu noqday Dable Caydiid, Habargidir Ceyr.
HORAA LOO SOCONAYAA. TEAM NAAR NAAR IS NOT EASY.

11/04/2024

Siyaasi Abgaala oo oday Habargidir la socda maxaa loo waayay sida kuwa Habargidir ?

06/03/2024

Gudoomiye Saalax wuxuu rabaa Hall Milyan Follow hala siiyo ioioioi

Ceeb weyn ayaa ka dhacday Garoonka diyaaradaha Muqdisho.Xukunka dalka waxaa la wareegay ganacsato Dhiig miirato ah kuwaa...
06/03/2024

Ceeb weyn ayaa ka dhacday Garoonka diyaaradaha Muqdisho.
Xukunka dalka waxaa la wareegay ganacsato Dhiig miirato ah kuwaas oo bartilmaameedkeedu yahay iney lacag sameeyaan.
Dhulka danta guud, markii la soo cunay shacabkii dhoofaayay ayaa lacag dulsaara la dulsaaray.
Garoonka dhexdiisa waxaad u maleeysaa Doomaha tahriibka. dadkii waa is dul fadhiyaa.
RAYSULWASARE XAMZE AYAA BOOQDAY, WAANA BEENTIIS EE NIN WAX KA QABAN KARA MAAHA. AMARKIISANA MA SHAQEEYO.
Shacabka Muqdisho waa muuqataa inuu Farmaajo jano u noqday !!

25/02/2024

Turkey set to solidify its power in Somalia with murky naval defence deal
Though Turkish officials are tight-lipped about the pact, the Somali government has suggested Ankara would be protecting Somalia's waters.
According to sources familiar with the talks, he said: "We were proud to have the Ottoman navy on our own side against the Portuguese ships" - referring to an intervention in the Horn of Africa seen as playing a key role in pushing back against Portugal's colonialist ambitions in the region.

The reference was timely. Days before, neighbouring Ethiopia signed a deal with Somaliland, granting Ethiopian naval forces access to the breakaway state's coastline and a military base.

Turkey expressed concern about the deal, saying that the international community should uphold the law and must respect and recognise the territorial integrity of Somalia after decades of conflict.

In Ankara, Nur asked for help in four areas: increasing the number of Somali special forces that have been trained in Turkey; getting munitions, equipment and logistical support for the ground forces; building up Somalia's air force; and finally assistance in establishing a navy.

08/02/2024

Dahir Alasow, Muqdisho Doorasho qof iyo cod ayaa loo qaadi doonaa,iyo kacdoono kale Daawo adaa yaabi doonee

DAAWO Qeybta 2aad Karbaashka horjoogayasha Saleeban By Dahir Alasow - Nin Saleebaan ah ayaa gabadh Saleebaan ah oo degan...
06/02/2024

DAAWO Qeybta 2aad Karbaashka horjoogayasha Saleeban By Dahir Alasow - Nin Saleebaan ah ayaa gabadh Saleebaan ah oo degan Norway toorey caloosha ka gelshay kadibna furay,. bal kiiskaan arka ?

Join this channel to get access to perks:https://www.youtube.com/channel/UCoBcQ0XGb6Fc_u6eLHgJ8nA/join

Adres

Breda

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Hubqaad Tv Journalist Dahir Alasow nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Video's

Delen



Dit vind je misschien ook leuk