Abdullahi Yare Tv

Abdullahi Yare Tv Investigative Journalist and Public Figure Abdullahi Yare based in Sweden

Sababta Madaxweyne Xasan u neceb yahay beesha Sacad. Go-aanka beesha Sacad.Gollaha sare ee beesha Sacad waxey hoosta ka ...
01/02/2024

Sababta Madaxweyne Xasan u neceb yahay beesha Sacad.
Go-aanka beesha Sacad.
Gollaha sare ee beesha Sacad waxey hoosta ka xariiqayaan inuu Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud kula kacay beesha gacan bidixeyn iyo bartilmaameedsi gaara .
Gollaha beesha Sacad waxey xaqiiqsadeen inuu Madaxweyne Hassan qabo cuqdad Sacad oo la xiriirta colaadii dhexmartay Jeneral Caydiid iyo Cali Mahdi maadama uu xilligaas gacanyare u ahaay Cali Mahdi Mohamed.
Cadeeymaha ka marqaati kacaya cuqdada uu Madaxweyne Hassan u qabo Sacad waxaa ugu weyn inuu xilalkii uu metelayaasha beesha Sacad ka qaaday u magacaabay shaqsiyaad u dhashay beel ka mida Habargidir kuwaas oo xilligii dagaalkii 4 biloodka ay siyaasiyiintooda si toosa ula safteen Cali Mahdi.
Gollaha beesha Sacad wuxuu farayaa dhamaan qeybaha kala duwan ee beesha iney guud ahaan joojiyaan wada shaqeynta kala dhaxeysa Dowladda Madaxweyne Hassan.
Gollaha Sacad waxey farayaan Saraakiisha joogta jiidaha dagaalka iney Ciidanka beesha ka bixiyaan oo dib ugu laabtaan fariisamahooda.
Gollaha Sacad waxey ku baaqayaan shirweyne degdega si go’aan mideeysan looga qaato ugaarsiga siyaasadeed ee beesha ku biloowday .

24/01/2023

Showga Cawale Adan ee Oslo ma gabdhahaan ayaa maamulaya?

27/11/2022

halay iyo tiktok😂😂😂

13/11/2022

CIIDAMADA SOMALIA MA SHABAAB AYAY LA DIRIRAYAAN MISE SHABAAB AYAY CAAWINAYAAN?

Ciidamada Somalia ma Shabaab ayay la dirirayaan mise Shabaab ayay caawinayaan marka ay ka soo baxaan meelaha ay qabsadaan dabadeed inta argagixisada Shabaab ku soo noqoto shacabka ka aargoostaan iyaga oo ku eedaynaya inay dawladda la safanyihiin? Khaladweyn ayaa ka jira dhinaca Ciidamada oo lugta haya dagaalka lagula jiro Shabaab.

Haddii Ciidamada (Milatari, Booliis iyo Nabadsugidba) aan laga safayn saraakiishii daacadda u ahaa Farmaajo, Maamul-goboleedyadana laga eryin madaxweynayaashii Farmaajo magacaabay oo u muuqda inay aaminsanyihiin in joogitaanka Shabaab ay u tahay cumri-dherer ay xafiisyada ku sii joogaan, waxaa dagaal cidhibtirka Shabaab wajahayaa fashil.

10/11/2022

bbe carabkaada i tusi
ka carar si gambi orod
block saar 😂😂😂😂

ninkan maxaa ka aaminsan tahay gaal mise muslim
08/11/2022

ninkan maxaa ka aaminsan tahay gaal mise muslim

07/11/2022

shiine baahane dad ka baahi badan ow arkay kkkkkkk

ma taagersan tahay xildhibaan xaadoole
06/11/2022

ma taagersan tahay xildhibaan xaadoole

03/11/2022
Ciidanka badbaado Qaran oo la wareegay degaanada ku xeeran Villa Somalia
28/12/2021

Ciidanka badbaado Qaran oo la wareegay degaanada ku xeeran Villa Somalia

28/12/2021

Ciidanka badbaado Qaran uu gudaha Villa Somalia galay iyo shirkooda Jaraa'id Ciidanka badbaado Qaran

04/08/2021

Sharma Boy oo funny boy kucadeeyey Karbaashaka.....

26/07/2021
Ciidankii Badbaado Qaran oo Mushaarkii laga jaray beel gaar ah?Tobaneeyo kamid ah ciidamadii diidanaa muddo korarsiga ee...
19/07/2021

Ciidankii Badbaado Qaran oo Mushaarkii laga jaray beel gaar ah?

Tobaneeyo kamid ah ciidamadii diidanaa muddo korarsiga ee ka dagaalamay aagga Barmuudo iyo KM4 ayey dowladda Farmaajo ka joojisay mushaarkii ay qaadan jireen.
Ciidanka mushaaraadka laga joojiyay waxaa sidoo kale ku jira qaar ka tirsan ilaalada Janaraal Saadaq Joon, kuwa Janaraal Indhacade, ilaalada Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo ciidan kale, kuwaas oo h**e uga tirsanaa Milateriga iyo booliska Soomaaliya.
Saraakiisha Ciidankii diidanaa muddo korarsiga ee ku sugnaa aagga dabka iyo waqooyiga Muqdisho ayaa xaqiijiyay in mushaarkooda qaataan, kuwaas oo beel ahaan u badan Abgaal iyo Murusade.
Ma cadda sababta ay dowladda sida gaarka ah ugu beegsatay ciidanka u badan beesha Habargidir, halka kuwii la midka ahaa ee beelaha kale ay weli qaataan mushaarkoodii.
Waxaa jirta abaabul ay billaabeen siyaasiin ka soo jeeda beesha Habargidir, kuwaas oo warqad cabasho ah u gudbiyay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, oo kasoo jeeda beesha, balse ma jirto ilaa hadda wax jawaab ah oo laga helay.
Lama oga saameynta ka dhalan karta go’aanka mushaarka looga joojiyay ciidamadaan oo qeyb ka ahaa kuwii la magac baxay Badbaado Qaran.
Qaar kamid saraakiisha mushaarka laga joojiyay ayaa sheegay in uu beegsi gaar ah ku haayo taliyaha Milateriga Soomaaliya Janaraal Odowaa Yuusuf Raage

SIDA REER MUQDISHO U NACEEN  FARMAAJO
01/06/2021

SIDA REER MUQDISHO U NACEEN FARMAAJO

CARUURTII SOOMAALIYEED MEEDAY
01/06/2021

CARUURTII SOOMAALIYEED MEEDAY

Habiqleyso Group
01/06/2021

Habiqleyso Group

29/05/2021

Taliye Ku xigeenka Ciidanka badbaado Qaran oo isku day Dil Ka badbaaday iyo dagaal Ka socda Muqdisho

16/05/2021

Korneyl Gaylac iyo ilaaladiisa gaarkaa ee Badbaado Qaran.

Farmaajo oo dilay Sarkaal ka tirsan Saraakiisha CIIDANKA BADBAADO QARAN.Saraakiishii & Askartii badbaado qaran oo cabsi ...
16/05/2021

Farmaajo oo dilay Sarkaal ka tirsan Saraakiisha CIIDANKA BADBAADO QARAN.

Saraakiishii & Askartii badbaado qaran oo cabsi ay soo wajahday kadib markii Maxamed Muqtaar (Deeqoow ) oo ka mid ahaa dhalinyardii ilaalada shacabka Markii danba ku biiray ciidanka Badbaado qaran meydkiisa laga helay god qashin dhexdiisa oo ku yaalla agagaarka xerada Generaal Kaahiye ( School Polisiyo) .
Marxuunka ayaa markii ugu danbaysay waxaa u yeeray taliyaha ciidanka dufaan oo lagu magacaabo Iidow sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka Badbaado Qaran oo warkan aad uga naxay.

Xaflad Mahadcelin Mujaahidiinta Ciidanka badbaado Qaran  iyo halyeeyadii garab istaagay ?
09/05/2021

Xaflad Mahadcelin Mujaahidiinta Ciidanka badbaado Qaran iyo halyeeyadii garab istaagay ?

Osman Dubbe oo Ciidanka badbaado Qaran  Ka baxsaday
09/05/2021

Osman Dubbe oo Ciidanka badbaado Qaran Ka baxsaday

09/05/2021

Jeneral Ismaaciil Gurey Ciidanka badbaado Qaran

09/05/2021

Afhayeenka Ciidanka badbaado Qaran

Halyeey korneyl Liiban Madaxweyne ?
09/05/2021

Halyeey korneyl Liiban Madaxweyne ?

Ciidanka badbaado Qaran
07/05/2021

Ciidanka badbaado Qaran

Adres

Ottorring
Breda
4817GR

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Abdullahi Yare Tv nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Abdullahi Yare Tv:

Video's

Delen



Dit vind je misschien ook leuk