Dibad-baxayaasha Jarmalka ayaa sheegay in go'aanka Berlin ay ugu dirtay taangi Leopard 2 ee Ukraine iyada oo uu jiro duulaanka Ruushka uu sii kordhin doono oo kaliya khilaafka.
#trtworld
#SSCGENOCIDE
❗️Macalimiinta UK oo shaqo joojin ku sameeyay magaalada London Boqolaal barayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda Ingiriiska iyagoo ku baaqaya in mushaar kordhin loo sameeyo. Boorar ay ku qoran yihiin " shaqo-joojin si aad u guulaysato" iyo " lacag bixin" ayaa lagu dhex arki karaa bannaanbaxayaasha.
#SSCGENOCIDE #laascaanood
Rukumo RT
Hogamiyaha SSC oo u jawaabay horjooge muse shani oo hargaysa kahadlay.
Laascanod iyo wararki udanbeyay.
dagaalkii ugu qadhaadhaa ee qoomiyada soomaalidu gasho buu kusun tan yahay waa dagaalkii dhulka soomaali galbeed lagu xoraynayay ee dhacay 1977_1978 waxa ugu wayn ee soomaalida dhiiri gelinayay waxay ahayd heesaha wadanigaa heestan waa mid kamid ah heesihii waagaa la qaaday
Waxaa wada qaadaya hibo nuura iyo maxamed salebaan tubeec
Soomaaliya iyo beri samaadkii
Qofkastoo waagaas noolaa wuu kawadanisana dadkeena maanta allow soomaali midee