Noma Raage CFC

Noma Raage CFC Waxaan ahay Qabiir iskiisa isku magacaabay, Kaasoo ka faaloodo arimaha Ciyaaraha, Barasho wacan. πŸ˜‚

31/01/2025

Hibada Da'da Yar ee Kooxda heysato Walaal Yahya Idirissi oo Aqrinaaya Aayada ugu awooda badan Qur'aanka Kariimka ah ee Ayatul Kursi.

Jimco Wanaagsan dhamaan.

30/01/2025

Maku raacsan tahay Ustaadka in caqabadahaan ee yihiin kuwa Chelsea heesto ee Xalka u baahan ?

29/01/2025

Maresca waa ku qasab in uu sameeyo isbadalkaan Kulanka ugu soo horeeyo ee Chelsea dheeli doonto. πŸ‘€πŸ‘‡πŸ½

28/01/2025

Koox Horyaalka heerka 5-aad ka dheesho oo lagu magacaabo Forest Green Rovers taasoo uu mar Sanchez Amaah ku joogay 2018 ayaa Chelsea uga digtay Ninkaas 2023 Iyagaa xitaa TikTok-goods soo giliyay Qaladaadka uu Sanchez sameeyay markii uu Kooxdooda joogay, balse Chelsea waxaas kuma baraarugsaneen.

Haatan ayeysa ka shalaayneesaa Chelsea.

28/01/2025

Wararkii ugu dambeeyay ee Chelsea dhanka suuqa maxaa ka cusub ? Kooxda xal na raadinoosaa ?

27/01/2025

Muuqaal soo koobayo dhibaatada Chelsea.

27/01/2025

Qaadaa dhiga Qaladaadka Chelsea ee Qeybta Difaaca iyo Qorshihii xumadii Qar iska tuurka eheed ee uu Maresca ku Qaabilay dhigiisa Pep iyo City.

Gafuur culeeskaa markaa niiga digaayay waxee eheed 2023, waxaadsa ku baraarugteen hada oo 2025 la maraayo. 🀣Inaa wax fal...
26/01/2025

Gafuur culeeskaa markaa niiga digaayay waxee eheed 2023, waxaadsa ku baraarugteen hada oo 2025 la maraayo. 🀣

Inaa wax falanqeeyabo waxaa u nacay oo wax dhan uga soo hadlin waa Kuwa Chelsea nala taageero oo markaa Runta u sheegto saf kuu soo galaayo oo Adiga ku mucaaradaay.

Dameerley waxa noola dhoho waxbaa ka jiro. 🀣

QAYAALI πŸ—£ " Kepa waa Goolhaye xun, waxaana helnay Sanchez oo Goolhaye miisaanka culus ah, kaasoo ka fiican Kepa " waayahay.

πŸ“ Noma Raage

26/01/2025

Ceebtii ay xaley noo soo jiideen Maresca iyo Sanchez.

Maresca hadii uu mar kale Goosha kusoo ceshto Sanchez, Chelsea Top 4 iska daayee Europe League xitaa uma soo bexeeso ayuu leeyahay Ustaad Zakariye, waana xaqiiqo midaas.

Daafac maleh, Goolhaye ma leh oo Number 9 maleh, 1 B lacag ahna waa la bixiyay, yaab badanaa. !!

2-daan Qofood intee noo joogaan hadaa Kubad dambe ku xifaaltamo, Cideyda ka tasho ha i geestaano.Hooyadey FB ma isticmaa...
25/01/2025

2-daan Qofood intee noo joogaan hadaa Kubad dambe ku xifaaltamo, Cideyda ka tasho ha i geestaano.

Hooyadey FB ma isticmaasho, balse Walaalahey baa i maqlooyaan, Hooyo gaarsiiya fariintaas. 🀣

25/01/2025

Wax badan ka ogow Ciyaarta caawa ay Chelsea la ciyaari doonto dhigeeda Manchester City.

25/01/2025

Wararkii ugu dambeeyay ee Chelsea.

Pep oo ka hadlay cabsida uu ka qabo Chelsea, GARANACHO iyo VIEGA arimahooda halkee marayaan, NKUNKU iyo Manchester iyo Real Madrid oo soo damaacisay ENZO FERNANDEZ....

24/01/2025

Shirka Jaraaid ee Tababare Maresca ka hor Ciyaarta Todobaadkan ee Chelsea la ciyaari doonto Manchester City.

Qodobo muhiim ah ayuu ka hadlay. πŸ‘€πŸ‘‡πŸ½

24/01/2025

Xasuusnow Magacaan Ibrahim Rabbaj.

24/01/2025

Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa Chelsea.

Imaanshaha GARANACHO iyo bixitaanka VIEGA..

23/01/2025

Fikirkeyga ku aadan Arinta GARANACHO oo ay caawa Chelsea dalab ka gudbisay.

23/01/2025

Waxaan ka qeyb galay Barnaamijka Falanqey Kooxdaada ee uu qabto Cabdiqani TRY Aniga oo Matalaayay Chelsea Fans, waxaana ka hadlay Qodobo badan oo ay kamidu yihiin Guushii Todobaadkan ee Chelsea gaartay, Bandhigii Chalobah, Kulanka Man City iyo Rajadeena Top4.

Dhameyso Muuqaalka oo Fikirkaada ka dhiibo.

23/01/2025

Maxaa ka dhexeeyo Central Cee iyo Chelsea ? Maxeysa Rappers-ka intooda badi ku doorteen Chelsea ?

Adres

Barchman Wuytierslaan 53
Amersfoort
3819AB

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Noma Raage CFC nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Contact

Stuur een bericht naar Noma Raage CFC:

Video's

Delen