Laafdhabarka somalida

Laafdhabarka somalida laafdhabarka somalida

Agaah waata badiy casat
18/11/2023

Agaah waata badiy casat

17/11/2023
๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏDJIBOUTI BARTA : RIYO MA AHA LAAKIIN GUUL TAARIIKH AH ๐Ÿ‘‰: ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—บ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐˜‚๐˜๐—ถ Duqa Magaalada Jabuuti, Mudane Siciid Daaโ€™u...
12/11/2023

๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏDJIBOUTI BARTA : RIYO MA AHA LAAKIIN GUUL TAARIIKH AH ๐Ÿ‘‰:

๐—Ÿ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—บ ๐—ฆ๐—ฎ๐˜๐—ฒ๐—น๐—ถ ๐˜‚๐˜๐—ถ

Duqa Magaalada Jabuuti, Mudane Siciid Daaโ€™uud Maxamed ayaa ugu baaqay shacabka reer Jabuuti inay la socdaan fiidnimadan, โ€œDulista dayax-gacmeedka Jabuuti oo la qorsheeyay in laga qaado California oo leh Space X saacaddu markay tahay 9:37 p.m. xilliga Jabuuti!
Riyo reer Jabuuti oo rumowday waxaa mahadeeda leh aragtida iyo waaqiciga madaxweynaheenna qaaliga ah ee la mahadiyo SEM ๐—œ๐˜€๐—บ๐—ฎ๐—ถ

respect to liyuu polic๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ
20/09/2023

respect to liyuu polic๐Ÿฅฐ๐Ÿฅฐ

13/09/2023

hagoo is came back
wayaa teem hagoo

10/09/2023

Kacdoonku wuxuu mar walba ku jiraa gacmaha dhallinyarada. Dhallinyaraduna had iyo jeer waxa ay dhaxlaan kacdoon.

Warbaahintu waa awoodda ugu xoogga badan dhulka guudkiisa. Waxa ay haystaan awoodda qof bilaa denbi ah lagaga dhigo denb...
13/08/2023

Warbaahintu waa awoodda ugu xoogga badan dhulka guudkiisa. Waxa ay haystaan awoodda qof bilaa denbi ah lagaga dhigo denbiile iyo awoodda qof denbiile ah lagaga dhigo bilaa denbi, taasina waa awood badni. Maxaa yeelay, waxa ay xukummaan maskaxda dadk

23/07/2023

Sirdoon laโ€™aantu waa saboolnimada ugu weyn.

sax miay misa qalid ?

Dhib walba oo buuralayda iyo Itoobiyada ba ka dhac wan ka qayb qaadana soomaali ahaan ha yaraato ama ha badnaato inagoon...
08/07/2023

Dhib walba oo buuralayda iyo Itoobiyada ba ka dhac wan ka qayb qaadana soomaali ahaan ha yaraato ama ha badnaato inagoon tashan ama tashaday,

Lakiin maanta miyay suuqa Jigjiga inala kaalin qadanayaan Itoobiyaanka saafidu ?

Ciidanka qarnkaa dowlda dagankaa Guul
02/03/2023

Ciidanka qarnkaa dowlda dagankaa Guul

Markasta hadii dharbaaxada lagaga h**eeyo Waaba dhadhaami.hada sidaa miyaan noqonay.dharbaxo kale ma Iska sugayna.??
02/03/2023

Markasta hadii dharbaaxada lagaga h**eeyo Waaba dhadhaami.hada sidaa miyaan noqonay.dharbaxo kale ma Iska sugayna.??

28/02/2023

Somaliya pageka follow iyo like ha kala bakhaylina

.Sargaalsare oo Jiida h**e ee dagaalka jooga oo aanu ismaqlay goordhawayd ayaa sidan yidhi.โ€œCanfartu siday udhantahay da...
28/02/2023

.Sargaalsare oo Jiida h**e ee dagaalka jooga oo aanu ismaqlay goordhawayd ayaa sidan yidhi.

โ€œCanfartu siday udhantahay dagaalka way kuwadajiraan,Ciidankooda kii kadhinta magaciisa & Muuqiisatoona baraha bulshada Masoodhigaan,halka Inaga Saraakiil xataa aan dhiman Shacabkeena qaarkamidi wareejinayaan, iyagoo Leh wuu dhintay โ€œ.

isagoo hadalka siiwata wuxuu yidhi โ€œwaxaa kaloo ayaandaro ah in shacabka Ree Sitti laceebaysanayo oo laleeyahay ciidankay dhabarjabiyaan & dagaalkaba kumajiraan waxaan Kuu Cadaynayaa in shacabka sitti guud ahaantii dagaalka kujiro isaguna jiida h**e nooga h**eeyo badhaxa &biyahana nadabawadaan,Kuwa hadal xumada wareejiyanayaana uga goleeyihiin in shacabka sitti & ciidanka iska horkeenaan โ€œ.

โ€œLabadii maalmood eegudambaysay waxaanu gaadhnay guulo waa waynโ€.

Deeganka Oromiya waxay Degmooyin iyo gobalo u ansixiyaan goobaaha xuduudaha .Waxay kaloy mashaaricda iyo raashinka gar-g...
27/02/2023

Deeganka Oromiya waxay Degmooyin iyo gobalo u ansixiyaan goobaaha xuduudaha .

Waxay kaloy mashaaricda iyo raashinka gar-gaarka mudnaanta siiyaan tuulloyinka xuduudka ku yaalla.Xitaa maamulka dhismihiisa waxaa laga qayb galiyaa xuduudaha.

Deeganka Soomalidana xuduudaha mashaaricda lama gaadhsiiyo.[Jidad,biyo,caafimad,bangiyo...]

Tobaneeyo qabalee oo Oromiya kasoo go'ay oo dadkoodii Deeganka Soomalida doonayaan, oo waxaad arkaysa baryaya in addeegii Dowladda la gaadhsiiyo.Meelaha qaar qabaleeyo Oromiya kasoo go'ay ayay Degmadii ay ku biirayeen dadkii maamulayay diiddaan, waxayna u sababeeyan inay miisanka siyaasadda reeraha xilka haya ay kala dhantaalayan.Macnuhu waxaa weeye; "Saami intay reer hebel iga heli lahaayen, Shisheeyaha haku biiraan".

Waxaad arki goob xuduuda oo ay Oromada iyo Soomali wada degto,hadana qaybtii Oromada dhamaan addeegyadii la gaadhsiiyay.Meellaha qaarkood biyaha Deeganka Soomalida lagasoo jiido ayaa daanta Oromada loo talaalay,waxayna sii dhexmaraan shacabkii Soomalida oo ka ooman.Hadhawna waxaa dhacda inay daanta kale biyoole ugasoo dhaamiyo Soomalida.

Dhul badan oo Soomaliyed ayaad khariirada Oromiya ka dhex arkaysaa.
Siyaasadda Deeganka ayaa xuduuddaha dayacaysa,waxaana jira caqabado badan oo bulsho ahaana keenaya inuu dhul badan gacanteena ka baxo.

"Ninkii Dhoof Ku Yimid Bay Dhibtaa Geeridu"Geesiyada Liyuuga
27/02/2023

"Ninkii Dhoof Ku Yimid Bay Dhibtaa Geeridu"

Geesiyada Liyuuga

Kiniisadaha itoobiya kuu yaliy ayaa iskuu haysa xilaalka Kiniisadaha  Axmarta   iyo oromada Oromanad  ayaa lee noogu qab...
06/02/2023

Kiniisadaha itoobiya kuu yaliy ayaa iskuu haysa xilaalka Kiniisadaha Axmarta iyo oromada Oromanad ayaa lee noogu qabiya 4.5 xilalka kiniisada๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚๐Ÿ˜‚

04/02/2023

ITOOBIYA MAXAA KA CUSUB?

Kooxaha Buurralayda iyo Kiniisadaha Orthodox-ka ayaa ku baaqay saddex cisho oo gadood ah.Waxay soo jeediyeen in dhar madow la xidho saddex cisho.Kooxahan oo ka cadhaysan gudiyiyadii Oromadu dhisteen ayaa u muuqda kuwo ay ka baahday.Markelana waxay soo jeediyen in ciwaanka Raysal wasaaraha lagu yaaco oo layska xidho.

Raysal wasaaraha Itoobiya oo maalmo kahor khudbad jeedinayay ayaa sheegay in Oromadu xaq u leedahay inay Afkooda ku bartaan Kiniisadaha,wuxuu kaloo xusay in Tigregu markii ay cadhooden gudiyo ugaar ah dhisteen balse aan laga hadal.Wuxuuna yidhi; "Tigreegu kuway dhisteen hal qof k**a hadale, kuwan Oromada maxaa looga buuqayaa?"

Kooxaha Kiniisadaha Oromada ee gudiyada dhistay ayaa ku baaqay inay la warreegayaan xafiisyada Addiss-Ababa ku yaallay.Habeenkii xalayna kooxaha buurralayda ayaa heeggan galay oo waardiga ka hayay Kiniisadaha qaarkood. Guddiyada cusub ee Oromadu dhisteen waxay ku dooddayaan in callanka saddexd midab leh laga saaro kiniisadaha.[Waa arrin siyaasadaysan ayay leeyihiin]

Abiye Ahmed, ayaa shalay kasoo muuqday kullan uu la qaatay kooxdii TPLF. Kooxaha buurralayda ayaa ku dooddaya in sawiradan lagu majaro habaabinayo kacdoonka Kiniisadaha, maadama aad u faafeen.

Kiniisadaha buurralayda ayaa sheegay in dacwad ka gudbinayaan madaxwyanaha Oromada,waxayna hada u weecdeen dhankaas iyo maxk**ada guud.

Xoogagga buuralayda ayaa ku hanjabaya in dagaallo diimeed ay dhici karaan,haddii aan la joojin dhismaha guddiyada Kiniisadaha Oromada.

Booliska Dalka Norway Ayaa Mamnuucay Dibad Bax La Qorsheeyay Oo Uu Ka Mid Yahay In La Gubo Kitaabka Qurโ€™aanka Kariimka A...
03/02/2023

Booliska Dalka Norway Ayaa Mamnuucay Dibad Bax La Qorsheeyay Oo Uu Ka Mid Yahay In La Gubo Kitaabka Qurโ€™aanka Kariimka Ah, Saacado Kadib Markii Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Turkiga Ay U Yeedhay Safiirka Norway Si Uu Uga Dacwoodo.

Koox Dibad-baxayaal Ah Ayaa Qorsheynayay In Ay Ku Gubaan Kitaabka Qurโ€™aanka Kariimka Ah Maanta Oo Jimco Ah Bannaanka Safaaradda Turkiga Ee Magaalada Oslo, Sida Ay Booliisku Sheegeen.

ABIYE AHMED: "ITOOBIYA MARNABA MA BUR-BURAYSO""Taliskii Dhergidu waxay xilka ku qabteen Afgembi.Saddex ilaa laba koox oo...
02/02/2023

ABIYE AHMED: "ITOOBIYA MARNABA MA BUR-BURAYSO"

"Taliskii Dhergidu waxay xilka ku qabteen Afgembi.Saddex ilaa laba koox oo damacday inay afgembi ku rido Dhergidii waa laga adkaaday.Sababtoo ah waa wadadii ay xilka ku qabteen oo ay khibrad u lahayen."

"Xiligii EPRDF waxay xilka ku qabteen dagaal duurka laga jabhadeeyo.Khibrad ayay u lahaayen.Kooxo badan oo duurka galay oo isku dayay in jabhadayn wax ku badallaan,waa la burburiyay.Wadadii EPRDF ku timid maadama ay ahayd dagaal jabhadayn ah lagagama adkaan karin."

"Anaga markaan u nimaadno,waxaan arragnaa isku-dayo ay kamid yihiin in magaalloyinka shaqaaqo laga abuuro iyo in laba ama sadex qof xisbiga Barwaaqo lagu dhex darsado.
Dowladdan marnabaa sidaasi ku burburi mayso.Wadadaas waa mid aan naqaano."

In aad is dhiibo adiga oo dulman dhibaatadana aad ka aamuste naftaadana difaaci waydo danbi ayaan uu arkaa
09/11/2022

In aad is dhiibo adiga oo dulman dhibaatadana aad ka aamuste naftaadana difaaci waydo danbi ayaan uu arkaa

Dhamaantaan Qoryaha ayey qaateen si ay iskaga xoreeyaano
09/11/2022

Dhamaantaan Qoryaha ayey qaateen si ay iskaga xoreeyaano

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆ ุฅู†ูŽู‘ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†Allaha Samir & Iimaan kasiiyo ehelada iyo shacabka DDS geerida murugadabadan ee kutimid xildh...
25/10/2022

ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆ ุฅู†ูŽู‘ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†
Allaha Samir & Iimaan kasiiyo ehelada iyo shacabka DDS geerida murugadabadan ee kutimid xildhiban Juweria subcis oo kamid ahayd xildhibaanada deeganka Allaha u naxariisto qabrigana u nuuro aamiin aamin yaarabi

Markale, xukumada DDS waa inay talaabo degdega kaqaadan cidkasta oo kadanbaysay falkan arxandarada oo sharciga la horkeeno.

Sidookale waana muhiim in xukumadu amaanka gagada diyaarada lawareegto ilaaladiisa madaama aan loo dulqaadankarin falalka waxshinimada ee ciidankan kukaceen

Ugudqnbayn waxaan allaha ugabaryayaa in walasheen juweeriya uu allaha u naxariisto qabrigana u nuuro inagana Samir iyo iimaan inaga wadasiyo aamiin aaamiin yaarabi

18/10/2022

Dhiiqada lagu wada jira ๐Ÿ˜‚๐Ÿฅบ

SAWIRO /UPDATE.Policeka federalka ethopia ee waardiyeeya jigjiga university aya xabado ku furay arday soomali ah ka dib ...
10/10/2022

SAWIRO /UPDATE.

Policeka federalka ethopia ee waardiyeeya jigjiga university aya xabado ku furay arday soomali ah ka dib markay isku dhacyo dhex mareen ardayda ethopianka ee dhigata jammacada, illa 4qof oo dhaawacyo halis ah qaba aya la keenay isbitaalka. Sida la ii xaqiijiyayna dhimasho way jirta balse tiro rasmiya lama hayo.

Cagjar maanta wuxu so socdaba tanu raali ka noqday๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ’”.

Salah

Ibrahim Ali waxa xidhay idres Jibril oo ah Wazir kuxigeenka xafiska nabadgelyada sidii uu donoo ka yeela deganka iyo gob...
08/10/2022

Ibrahim Ali waxa xidhay idres Jibril oo ah Wazir kuxigeenka xafiska nabadgelyada sidii uu donoo ka yeela deganka iyo gobalka SittiIbrahim Ali waxa xidhay idres Jibril oo ah Wazir kuxigeenka xafiska nabadgelyada sidii uu donoo ka yeela deganka iyo gobalka Sitti

Jabhadii Jabuuti  kaa jiri jirtay ee ee Canfarta ayaa soo lamantay warar isuu gaadhayo hadda ayaa sheegay inu xalay laso...
07/10/2022

Jabhadii Jabuuti kaa jiri jirtay ee ee Canfarta ayaa soo lamantay warar isuu gaadhayo hadda ayaa sheegay inu xalay lasoo weeraray saldhigyo ciidamada ee Tajourahaa dhimasho ayaa laa sheegayaa

Way Cadayd maalintii aya raagii Difaacii lahaa uu aamuseen ๐Ÿ˜ฅ

Raysal Wasaaraha JDFI, mudane Abiyi Axmed iyo Raysal wasaare-kuxigeenka mudane Dhamaqe Mukunin ayaa hadda soo gaadhay ca...
07/10/2022

Raysal Wasaaraha JDFI, mudane Abiyi Axmed iyo Raysal wasaare-kuxigeenka mudane Dhamaqe Mukunin ayaa hadda soo gaadhay caasimadda Deegaanka Soomaalida ee magaalada jigjiga.

Waa nasiib daroo Dowlad shacabkeeda difaceen dad Somaliyeed lalayay , hantidooda iyo dhulkoodii laga dhacay aya walii la...
03/10/2022

Waa nasiib daroo Dowlad shacabkeeda difaceen dad Somaliyeed lalayay , hantidooda iyo dhulkoodii laga dhacay aya walii lasii dabaa socdaa Oromadu waxay baryahanoo dhan dalbanayeen in xerada Qolaji laga raro goobta ay ku taalo maadaamo ay dhul Oromo tahay oo ay Baabili katirsantahay waa siday ku andacoonayaane, hadaba maamulka deegaanka oo dalbkaas fulinaya ayaa bilaabay inuu durba amarkaas meelmariyo wuxuuna dadkii usoo rarayaa gudaha deegaanka,

halkaas maxaa kafahantahay? isbalaadhinta Oromadu ay wado maaha wax qarsoon waa qorshe dawlada dhexe iyo maamulka daba dhilifka ah ee deegaanka ka arimaya ee amar qaataha ah ay iska kaashanayaan,waa shirqool qarsoon oo aan lagu baraarugsanyan balse maalin dhaw cadaan doona waqti ay tali faraheena ka baxday,dadkii lasoo qixiyay meeshii ay usoo qexeen inay Oromo mar 2aad sheegato waa wax laga yaabo ,

02/10/2022

Magaalo Soomaaliyeed oo ay Oromadu doonayso in ay qaadato, muhiimad nooce ah leedahayse.

Wuxuu Ahaa Saxiibkii Dhibta iyo Dheefta La Qeebsan jiray Allaha unaxariistee Farxaan Qoroole. Nafteyda ayaa ka jeclaa Fa...
01/10/2022

Wuxuu Ahaa Saxiibkii Dhibta iyo Dheefta La
Qeebsan jiray Allaha unaxariistee Farxaan Qoroole. Nafteyda ayaa ka jeclaa Farxaan, inaa ani dhinto ayaa ii rooneed intuu isaga dhiman lahaa.

Isagoo dhaawaca oo Wejiga karfan uga Duuban tahay Ayaa Laga Fujin Waayay Marada maydka Ee Saxiibkiisa farxaan Qoroole ilmadii Kasocotay ayaa Qoysay Dhamanadiisa Ilaa igu Dabeyn Qabriga Laga Soo wadi Waayay ooooga Sootagay Qabriga.๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

Ger farxa qorale ayaa dilay???
30/09/2022

Ger farxa qorale ayaa dilay???

Ger farxa qorale ayaa dilay??
30/09/2022

Ger farxa qorale ayaa dilay??

30/09/2022

Yaa masuulka ahaa Howlgalkii Basra, Isdiidooyin kataagan qaabka dhimashada Jen, Farxaan Qaroole iyo Jawaabo laga sugayo dawladda FS.

30/09/2022

Kuma ayuu ahaa Jen, Farxaan Qaroole "Jeneraal da'ayar, Qaranimada-na ka hormariyey wax kasta"

Address

Usa
Ugep

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Laafdhabarka somalida posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other Ugep media companies

Show All