Gooja_cade Network

Gooja_cade Network Gooja_cade Network is the only ultimate news source whare you can get connected the most important n

19/04/2023

Gooja_cade Network .
Allah Amarkiisa Bal Eega Col. Ahmed Muse Bihi Iyo Sacdiya Deni .

Taajudka iyo gooja cade illahay acmaasha saalixa ah ha inaga aqbalo Dalkana nabad haynooga dhigo❤🤲
14/04/2023

Taajudka iyo gooja cade illahay acmaasha saalixa ah ha inaga aqbalo Dalkana nabad haynooga dhigo❤🤲

Gooja_cade Network .Yaa kale Ee 2023 sanka taagi kara waliba iyadoo la soomanyahay
13/04/2023

Gooja_cade Network .
Yaa kale Ee 2023 sanka taagi kara waliba iyadoo la soomanyahay

Gooja_cade Network  .Ahmed Muse Bihi Abdi Oo Ah Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Ayaa Saaka Gaadhay Xarunta Dambi Dhaa...
13/04/2023

Gooja_cade Network .
Ahmed Muse Bihi Abdi Oo Ah Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Qaranka Ayaa Saaka Gaadhay Xarunta Dambi Dhaafka Ee .

Gooja_cade Network  .Waliyullahi Gen.  Uma Baahnid Inaad Xajka Tagto, Noloshada Inta Ka Dhiman Waad Cibadaysatay .
12/04/2023

Gooja_cade Network .
Waliyullahi Gen. Uma Baahnid Inaad Xajka Tagto, Noloshada Inta Ka Dhiman Waad Cibadaysatay .

12/04/2023

Gooja_cade Network .
Gooja_cade wado galaysa maahine wado kaso baxaysa numa Arkin.

11/04/2023

Gooja_cade Network .
Geeshkii Dalkaygoow, Ilaahow Kuwan Intaan Haysto Aadane Ka Adkiye Cid Kaloon La Daagaalamo Ii Abuur Yaa Rabbi.

11/04/2023

Gooja_cade Network .
Gooja_cade habenka laylatul qadriga yaan la moogaan, meshaas buu soo caga dhiganayaa hadii Allah kuu idmahaayo.

Gooja_cade Network .Argagixisadii Oo Ballan Ku Qaaday Inay Tobanka Dambe Ee Bisha Barakaysan Isku Daalin Doonin Leylatul...
11/04/2023

Gooja_cade Network .
Argagixisadii Oo Ballan Ku Qaaday Inay Tobanka Dambe Ee Bisha Barakaysan Isku Daalin Doonin Leylatulqadri Iyo Cibaado kale Taasi Beddelkeda Ay Soo Habaari Doonan Madaxwayne Muuse Iyo Qoyskiisa .

Gooja_cade Network .Magacaygu waa zalma Abdirahman aadan joogta magaalada boorame ahna 23 jir shahaadada heerka koobaad ...
11/04/2023

Gooja_cade Network .

Magacaygu waa zalma Abdirahman aadan joogta magaalada boorame ahna 23 jir shahaadada heerka koobaad haysata waxaan diyaar u ahay inaan bilaa shuruud ku guursado walalkay halgamaa maxamed africa waliba waxaan diyaar u ahay inaan ku aqalgalo gooja cade “

By.Zalma.A.A

Fariinta hala gaarsiiyo meel fog .

Gooja_cade Network .Dhiigu ma Qarsoomo🩸     ‼ akhri. DiLkii hadraawi Waa Xogaha laga Helay Mobile ka xildhbaankii la qab...
11/04/2023

Gooja_cade Network .

Dhiigu ma Qarsoomo🩸
‼ akhri. DiLkii hadraawi
Waa Xogaha laga Helay Mobile ka xildhbaankii la qabtay Fidmada lascanood kawga ka ahaa

Yaa ka Dambeeyey Dilkii Alle hawnaxariiste (Sangub Hadraawi) ❓

Xogaha Soo If-baxay ee Lahelayo kuna saabsan Dhimashadii Sangub Hadraawi AHN oo ahaa Sababtii ka danbaysay argagixisaduna ku soo gashey Laascaanood .

Waxa dilkaa fuliyey Axmed siciid mire oo ka tirsanaa ciidamada SSC ee Cabdi madoobe Xukumayey . Waa nin Wacays Adan ah , hada wuxu ku sugan yahay Gudaha Laascaanood.

Waa ciidamada Gaarka ah ee Cabdi madoobe waa ragii lagu Aas aasey Argagaxisada sidoo kale Wararka aanu helney waxay sheegen in DiLka ka Dib uu Buuhoodle galey 2 habeen isagoo kusii sugna Gudaha Laascaanood habeenkii Dilkaasi dhacay.

Sidoo kale Arintan Dilka Waxa ka shaqeeyey Dad badan oo la shaacin doono , Dilkan waxaa la Qorsheeyney 20 Cisho kahor intaan Ladilin Marxuunka .
Hasayeeshee 3 Maalmood waa ka fashilmey oo laysku dayey Dilkiisa. Waxaa basaasad ka aheyd oo lacag ku Qaadatey Gabadh Jaamac Siyaada oo reer kooshina Xalimo cabdi dheere oo hada Turkey ku sugan oo ay iLmaader yihiin Xildhibaan kii maxbuuska ahaa Faarah dalmar xogtan Laga helay.

11/04/2023

Gooja_cade Network .
Argagixisadii Way Ku Daysay ,Meel Dadkii Ku Dhamaden Bay Dameero Usoo Dirayaan .

Gooja_cade Network .Hiil Harti Isse Riyoole
11/04/2023

Gooja_cade Network .
Hiil Harti
Isse Riyoole

Gooja_cade Network .Harakooga Lagu suxuurto Goojacade.
11/04/2023

Gooja_cade Network .
Harakooga Lagu suxuurto Goojacade.

Gooja_cade Network .Mudane Abdirizak Khaliif Oo Berri Subaxa Drs.Edna Adan Hospital La Keeni Doono Kadib Markii Xanuunki...
10/04/2023

Gooja_cade Network .
Mudane Abdirizak Khaliif Oo Berri Subaxa Drs.Edna Adan Hospital La Keeni Doono Kadib Markii Xanuunkisa La Caal_bixin Waayay, Waad Cafmaadi Insha Allah Mudane.

Gooja_cade Network .Ahmed Tooyo
10/04/2023

Gooja_cade Network .
Ahmed Tooyo

10/04/2023

Gooja_cade Network .
Waxan maqli jiray Habar fadhida lagdini la fudud, Hooyo gaadhiga haka dhicin kuwii ad soo dirteen ba maryaha uunbay idinku dhaameen Ee waxba qaadi waaye ciyaalka Ku noqo .

Gooja_cade Network .Taliye   Oo Galabta La Wareegay Gacan Ku Haynta Laascaano Iyo Huwantii Oo Garoowe U Lugeeyay.
10/04/2023

Gooja_cade Network .
Taliye Oo Galabta La Wareegay Gacan Ku Haynta Laascaano Iyo Huwantii Oo Garoowe U Lugeeyay.

Gooja_cade Network .Saanad Ciidan Oo Aan Nooceeda H**e Loogu Arkin Geeska Africa Ayaa Hada Soo Gaadhay Jamhuuriyadda Bar...
10/04/2023

Gooja_cade Network .
Saanad Ciidan Oo Aan Nooceeda H**e Loogu Arkin Geeska Africa Ayaa Hada Soo Gaadhay Jamhuuriyadda Barakaysan Ee Somaliland

10/04/2023

Gooja_cade Network .
Ma taqaanan Gooja_cade?

10/04/2023

NIO qalas_nimada wax fiican baan moodi jiray lkn markaan ninkan arkay baan nacay.

Gooja_cade Network is the only ultimate news source whare you can get connected the most important n

10/04/2023

Waxay Dhahen Dekedii Berbera way xirantay, Kaalaya ku dhuusa Dee.

10/04/2023

Ama halagu riyoodo ama yaan lagu riyoone dhab bay tagi

"Coldoon oo sheegey in uu ku riyoodey in Madaxwayne Muuse Biixi oo baxsadey.."

Akhri Qoraalka hoose

"Wallaahay waa riyo dhab ah oo aan arkay.

Waxa aan ku riyooday aniga oo ku soo baxay dad meel ku urursan oo isugu jira shacab iyo askar , waxa la ii sheegay in uu baxsaday Muuse Biixi, xilkii madaxweynenimona uu iska casilay,isaga oo ka baqaya dad uu godob ka galay intii uu xilka hayay , waxa ka mid ahaa dadka wax ka tirsanayay nin lacag badan ku lahaa oo la i tusay waraaqo caddaynaya lahaanshahaa.
Dadka urursan waxa ay tubnaayeen meel u eeg magaalo duleedkeed, halkaas oo ay ka bidhaaminayeen sooqabashada Muuse oo lagaga daba tagay lagana soo qabtay meel miyi ah oo lahayd dhir dhererkeedu meel dhexaad yahay,kuwo gaagaaban iyo buur sokodeed.

Riyadan waxa aan ku riyooday ka hor inta aanan suxuurta u soo kicin 19/Ramadaan/1444 - 10/April/2023.
Sawirkii riyadu illaa hadda si wacan buu iigu muuqdaa"

Gooja_cade Network .Irir Samaale meel fog baa laga keenay.   Haaheeey
10/04/2023

Gooja_cade Network .
Irir Samaale meel fog baa laga keenay.
Haaheeey

10/04/2023

Gooja_cade Network .
Gooja_cade Oo Isku bedeshay Hoyga fanka IYO madadaalada.

10/04/2023
10/04/2023

Gooja_cade Network .
Waxan helnay daawadii iidoor lagaga Saari lahaa gooja_cade

Endereço

Nampula
3103

Notificações

Seja o primeiro a receber as novidades e deixe-nos enviar-lhe um email quando Gooja_cade Network publica notícias e promoções. O seu endereço de email não será utilizado para qualquer outro propósito, e pode cancelar a subscrição a qualquer momento.

Entre Em Contato Com O Negócio

Envie uma mensagem para Gooja_cade Network:

Vídeos

Compartilhar


Outra Empresa de comunicação e notícias em Nampula

Mostrar Todos