Penalty
Horseed Vs karaan
5. 4
Gudoomiyaha sportska Dagmada Caabudwaaq burale qooje oo ka warbixiyay sida uu usocdo horyalka heerka 1koobad ee Dagmada.
Sooyaal Sports
Kabtanka Kooxaha Horseed Ugaas Iyo Qaar kamida Balaayariinta ayaa ka hadlay ciyaartii galabta dhexmartay Horseed Vs Elman.
Sooyaal Sports
See u dhacday Ciyaartii u dhaxaysay G.star iyo Galwaaq?
Sooyaal Sports
Maxkamadda gobalka Galgaduud ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Maxamed Kaafi Cabdi oo ah qisaasta Duraan Jaamac Maxamed.
Sooyaal TV
Kulankaan oo ujeedkiisu ahaa Xoojinta Doorka Haweenka ee Dib uheshiisiinta Galmudug. Ayna daadihanyasay Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Xaquuqul Insaanka qaybna ay ka tahay Shabakada Haweenka ee Hayaanka Nabada ayaa lagu qabtay Dagmada Caabudwaaq, 31 Agoosto 2024.
Xildhibaan hore Cabdisugule oo si adag oga hadlay Arinta Gobolka Cusub ee Galwaaq oo ay dowladda Galmudug magacowday.
Sooyaal TV
Maamulka iyo Shacabka Magalada Caabudwaaq ayaa Qabtay munaasabad ay ugu mahadcelinayaan Madaxweynaha Dowladda Galmudug iyo Gollahiisa Wasiiradda oo xalay meel mariyay Gobolka Cusub ee Galwaaq oo kamid noqonaya Goboladda Dowladda Galmudug.
Hon Qays Bashiir
Sooyaal TV
DEG DEG: Afhayeenka Ganacsatada Dagmada Caabudwaaq oo ka hadlay arimo xasaasiya oo Ka taagan Caabudwaaq.
Sooyaal TV
Bulshada magalada caabudwaaq ayaa ka hadalay waftiga ka socday dowalada Soomaaliya ee yimid caabudwaaq iyo in dowalada Soomaaliya laga rabo magta dadkii shacabka ahaa ee ciidanku ku dileen deeganka shiila madow
Sooyaal TV
#CAABUDWAAQ Gudoomiyaha Midowga Suxufiyiinta Galmudug iyo Xoghayaha Degmada Caabudwaaq nadiir Cabdikariin ayaa Tababar Labo Maalin Soconaayay Usoo Xirey 25 Wariye oo ka Kala Timid degmooyin ka Tirsan Dowlad Gobaleedka Galmudug
Sooyaal TV
Midowga Suxufiyiinta Galmudug Union Journalists Of Galmudug-UJOG oo Kaashanaya UNSOM Iyo UNICEF Ayaa Tababar Kor loogu Qaadayo Aqoonta Xirfadlayaasha Warbaahinta ku Qabtay Degmada Caabudwaaq ee Gobalka Galgaduud.
Hon Qays Bashiir
Sooyaal TV