Galmudug News

Galmudug News Waxaan marwalba utaaganahay dhowrista magaca iyo mansab deegaankeena.

Calaamadaan waxaa laga wadaa Loser. Xarafka L oo lagu muujiyey suulka iyo farta xigta.Waxaa aad looga isticmaalaa USA iy...
26/01/2024

Calaamadaan waxaa laga wadaa Loser. Xarafka L oo lagu muujiyey suulka iyo farta xigta.
Waxaa aad looga isticmaalaa USA iyo dalalka Yurub, qof ama koox marka ay ka guul-gaaraan kuwii la tartamayey.

Markii ugu h**eysay inta la xasuusto waxaa isticmaalay calaamaddaan sanaddii 1994 waxaana isticmaalay Jim Carrey movie-giisa; Ace Ventura.

Tartanka maamul goboleedyada calaamaddaan ciyaartoyda Galmudug iyo taageerayaashooda ayaa isticmaalay waxaana ka dhalatay hadal heyn badan, taas darteed ayaana intaan uga qoray.

Galmudug ha laga gaaaro……..Odayaasha ugu caansan Beesha qoor-qoor(Reer Xaaji) oo gaaray deegaannada Alshabaab ka taliyaa...
27/11/2022

Galmudug ha laga gaaaro……..

Odayaasha ugu caansan Beesha qoor-qoor(Reer Xaaji) oo gaaray deegaannada Alshabaab ka taliyaaan. Qoor-Qoor lug intee la eg ayuu ku leeyahay?

Garoonka Caaabudwaaq wuxuu cornea 19 cesho Sabah uu Qoor-Qoor lahaa oo ka dhalatay wax uu ku sheegay in uu gole deegaan dhisayo laakin ah ujeedkeedu in la iska hor keeno qabiilada Galmudug si aan Al-shabaab loogu midoobin sida deegaannada Hirshabelle.
Waxaa asna muddo xirna Kontooralka Gaalkacyo oo ay xirteen ciidamo beeleedyo tabasho ka qaba hugaanta qoor-qoor.

Si taas la mid ah waxaa ayaduna dhowr maalmood xirnayd wadada laamiga ah duleedkeeda Guriceel taas oo ayana ka dhalatay tabasho beeleed ku daarnayd habka Qoor-Qoor u maamulay golaha deegaanka Dhuusomareeb oo uu ku soo aadiyey xilli ay ahayd in dagaalka Shabaab loo wada jihaysto.

Waxaa intaa dheer in uu baajiyey guluf colaadeed oo Ceel-lahelay lagu qaba rabay ilaa Ceelbuur.

Dhanka kale wuxuu diidanyahay in ciidanka fadhiya Qaayib oo u badan beeshiisa ay weerar qaadaan, taasina waxay dhaxashay in ayaga marwalba la soo weeraro oo hubka laga qaato.

Isku soo duubo Galmudug in ay Shabaab weerar ku qaado waxaa caqabad ku ah Ahmed Abdi Kaarie oo ah haraadigii dowladdii h**e ee 5 sano aan maalin Al-shabaab weerarin.

Madaxweyne qaranka Hassan Sheikh Mohamud iyo reer Galmudug waa in ay meesha ka saaraan qoor-qoor haddii la doonayo in Al-shabaab Galmudug laga sifeeyo.

12/09/2022

Beesha Sabuux “Ceyr” oo afka furatay sheegtayna in aysan aqbalayn in Golaha deegaanka Dhusomareb xuquuqdooda lagu duudsiiyo dagaalna ay ka xigaan.

Address

Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galmudug News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category