Screen Ku Dhiigle

Screen Ku Dhiigle la talin guud

06/07/2023
Marwalba oo ay nolosha kugu adkaato, dadkuna ay garabkaaga ka baxaan, murugtuna ay buux dhaafiso qalbigaaga, maskaxdaadu...
06/07/2023

Marwalba oo ay nolosha kugu adkaato, dadkuna ay garabkaaga ka baxaan, murugtuna ay buux dhaafiso qalbigaaga, maskaxdaaduna ay isku mashquuliso ka fikirka culeysyada nolosha, xasuuso hadalkaan qiimaha badan:
﴿ مَا وَدَّعَكَ رَبُّكَ وَمَا قَلَىٰ ﴾
"Rabbigaa kuma uusan cidleynin, mana uusan ku nicin oo kuuma caroonin" Follow me 🙏

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Screen Ku Dhiigle posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share