Dowladda Itoobiya ayaa ogolaatay in 4,000 oo askari ee utobobarto Maamul Gabolledka Somaliland ayada oo ay ku tababareeyso xeryo ciidan oo ku dhow magaalada Diridhaba. Si ee ugu noqdan kuwo ee ku adeegsato dhicidda bada Soomaaliyeed Cidamadaan ayaa soo gaaray shalay Itoobiya si halkaas loogu tobobaro.
La-taliyihii Amniga Qaranka Madaxweyne hii hore ee Farmaajo, oo muujinaayo garabsiinta kooxda Argagixisadda ah ee AS.
Safiirka Falastiin u fadhiyo UK, Husam Zomlot ayaa yiri "Kuwa samaynaya dilka wadareedka iyo kuwa dilaya caruurteena waa Yahuuda Israa'iil, tani maaha kaliya 9-kii bilood la soo dhaafay, waa taariikh 76 sano ah socotay Fariintayada waxee ku socotaa Ra'iisul wasaaraha cusub ee Britain iyo beesha caalamka waa in diiradda la saaro sababaha asaasiga ah."
Madaxweyne Putin ayaa uga mahadceliyey Kim Jong-un martiqaadka uu u fidiyey Kuuriyada Waqooyi, waxaana uu rajo ka muujiyey in kulankooda xiga uu ka dhici doono dalka Ruushka.
Iran oo shalay la wareegtay markab u dhow marin biyoodka Hormuz
Daryanka gantaalada Iiraan iyo gubashada dhulka xooga ee ku heysato Yiuhada
Kala cararka Yahuuda caawa ee gantaalada Iraan
Gantaalada ay Iran leedahay ayaa si toos ah ugu garaacay Hebron.
Muuqaal ayaa muujinaya xiliga ay ciladoobeen gantaalada Iron Dome, taasoo keentay in mid ka mid ah gantaalada uu ku dhaco guri ku yaala Gush Dan ee Tel Aviv.
Bal kawaran adigoo Alle kugu haddiyadeyay Labo gabdhood oona yihiin ubadkaagii kugu horeyay haddii si gardaro ah loo dilo 😭 runtii waa dhacdo xanun badan Aan u duceyno dhamaan Aabayasha,Hooyooyinka Iyo Intii waalidkood kuweyday Dagaalka gumeystaha Arxanka daran uu ku haayo Qasa iyo Guud ahaan Falastin.
Waxaa saacad ka hor weerarkii ugu arxanka darna uguna bahalnimada ahaa ee ay ciidamada gumaysigu ka geysteen Dugsiga Al-Fakhura oo ay ku jiraan kumannaan qof oo barakacayaal ah oo ku nool xerada Jabalia ee waqooyiga Marinka Gaza, Waxaana halkaa ku baa ba ay caruur faro badan 😭.
Hooyadaan ayaa dhashay wiil 10-sano jir ah oo lagu magacaabo Abdullah Maqadmeh oo hadda u baroor diiqaysa wiilkeeda oo xalay duqeyn ay diyaaradaha Yahuudu ku dileen magaalada Qasa.
"Wuxuu jiray 10 sano, muxuu qalad lahaa?"
@followers #followers