A Alcadaala

A Alcadaala waxaan idiin Soo gudbinaa wixii wanaaga OO aan maqalno ama aan aragno . adi follow nagu taageer.

A Alcadaala !
06/12/2024

A Alcadaala !

05/12/2024

Aan kuwada Salino Saliga Nabiga scw scw scw .

Xiligii dugsiga mxaa u taqaanay ?
02/12/2024

Xiligii dugsiga mxaa u taqaanay ?

19/11/2024

Markaa murug iyo culas dareento salaada tuko kadib Alx dheh .

Hal talo noo reeb wll qali

14/11/2024

Saliga Nabiga scw darajaa lagu gaaraa ee aan ku salino .

09/11/2024

Sheeg wixii ugu horeeyey ee alle Abuuray ?

QISO YAR OO CAJIIB AH. (God Qayaano ha Qodin).Nin ayaa Balamiyey Gabar Asluub wacan oo uu Xirir la lahaa, isagana waa Ni...
09/11/2024

QISO YAR OO CAJIIB AH.
(God Qayaano ha Qodin).

Nin ayaa Balamiyey Gabar Asluub wacan oo uu Xirir la lahaa, isagana waa Nin Xumaan Caadeystay, Ninkaasi wuxuu ku Balamiyey Gurigiisa.
markii la gaaray Xilligii Balanta oo ay Gurigeeda ka soo Baxeysay Waxay Tiri:- Tawakaltu Calallahi. (oo micnaheedu yahay Ilaah ayaan Talo saartay).

intii ay Gabadhu Gurigiisa ku soo Socotay Wiilkii waxa u yimid Rag Saaxiibadiisa ah oo Xumaanta la sameyn jiray, in yar ka dib isaga waxaa doo Wacday Hooyadiisa oo ku tiri si Deg Deg ah iigu imoow, Marti ayaa ila Joogto, isagana Gabadhii Xafada ku Balamiyay ayaa u soo socota.

Markuu wax uu sameeyo garan waayey Saaxiibadiisii ku yiri:- Hooyo ayaa ii yeertay Dhakhso inaan u tago, anigana Gaban ayaa ii imaneysa Idinka ayaan idinkaga tagayaa ee Naagtii idin timaada yaan la dhaafin, wuuna iska baxay oo Hooyadiisa ayuu u aaday.

Intuu soo socday jidka ayey Hooyadii Daahsatay, waxeyna u soo dirtay Walashiisa si ay u soo Kaxeyso Maadaama uu Daahay, lakiin Gabadhii walaashiisa Gurigiisa markey timid Nimankii ayey ugu timid, mana Yaqaanaan Durbadiiba waxaa dhacday in Xumaantii uu la Maaganaa Gabadhii kale, lagu sameeyo isaga Walaashiisa.

markuu u yimid Hooyadii ayaa waxey u sheegtay in Gurigiisa loo diray Walaashiisa, mar qura ayaa Qalbiga Qac yiri, Durba wuu soo Cararay, wuxuuna u yimid Walaashiisa oo Hoggii uu isaga Qoday Ku Dhacday.

Mxaa ka fahantay sheekadaan ?

09/11/2024

Pagekaan dadka igu jira maxay iga xasdayaan saara sxbyaal meesha .

Waa qadar Alle se waa mid naxdin badan, Alle ha u naxariisto Dumaashi Ubax Ciise , Caafimad taam ahna Alle ha siiyo Wala...
08/11/2024

Waa qadar Alle se waa mid naxdin badan, Alle ha u naxariisto Dumaashi Ubax Ciise , Caafimad taam ahna Alle ha siiyo Walal Axmed Kayse oo maanta isaga iyo xaaskiisu shil naxdin badan ay galeen.

Geerida waa lagu wada xukuman yahay se ta Hooyo dhalinyar ah oo marwo ah waa mid ka sii xanuun badan. 😥😥

08/11/2024

Qof kasta riyooyinkisa wanaagsan allah u rumeeyo .

Waa maalin kheyr badane aamiin dhaha.

07/11/2024

Aan ku salino Nabiga scw scw scw

30/10/2024

Hadii salaada ilaalinteeda kuu fududahay Alx dheh.

Haday kugu adagtahayna allah kuu fududeeyo .

Hal mar ku qosla 🤣 !
26/10/2024

Hal mar ku qosla 🤣 !

Daraasad Cusub : Waxaa la ogaaday Dadka suuliga la gala Taleefanka inay %80 waalanyihiin ama deprassion uu heysto🤣🤣.Idir...
24/10/2024

Daraasad Cusub : Waxaa la ogaaday Dadka suuliga la gala Taleefanka inay %80 waalanyihiin ama deprassion uu heysto🤣🤣.

Idiris Alteeso 👈

24/10/2024

Aan kuwada salino Nabigeena muxammad scw scw scw .

23/10/2024

Hal talo oo aan Qof walba siina lahaa
"salaada ku dadaal wll"

Adina talo nasii?

11/10/2024

Nabiga aan ku salino scw scw scw

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Sharma Updy, Bare Ali Aden Adan, Ismailsalad Timir, Salar...
09/10/2024

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Sharma Updy, Bare Ali Aden Adan, Ismailsalad Timir, Salar Yasen, Axmedsamatar Axmed, Mohamuud Omar, Xuseen Nuur, Salmaan Haaji, Uma Saacid soo dhawaada sxbayaal.

Address

7street
Nairobi
29000

Telephone

+252905116437

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when A Alcadaala posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share