Mohamed Fantastic

Mohamed Fantastic laga yabaa in aan kaa soo hor baxo pls follow isii morning

30/05/2024

Taageerayaasha koobka dds

30/05/2024

Shookar nio qaabka marshada loo galiyo trackga

Follow to sheer

garaad mukhtaar oo hadal adag kula hadalay xasan sheekh   masiirka soomaliya kuma jirto miyaa ssc khaatumo wali ma waxay...
16/04/2024

garaad mukhtaar oo hadal adag kula hadalay xasan sheekh
masiirka soomaliya kuma jirto miyaa ssc khaatumo wali ma waxay ku hoos jirtaa maamulka muuse juudan sow tii mar h**e kala dhamaadeen soomali wxay dhaheen timir laf baa ku jirta

07/11/2023

Kabtan ayuub oo ka hadalay weerarkii lagu soo qaaday

02/10/2023

DEG-DEG: Dagaal beeleed xooggan ayaa saaka ka socda degaan lagu magacaabo Balli-soofe oo ka tirsan degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Dagaalka ayaa sida wararku sheegayaan dhexmaraya laba maleeshiya-beeleed oo ka soo kala jeeda magaalooyinka Galdogob iyo Bandiiradley ee gobolka Mudug.

In ka badan 6 ruux oo labada dhinac ah ayaa ilaa iyo hadda ku geeriyooday dagaalka waxaana ku dhaawacmay tiro kale sida laga soo xigtay dadka degaanka.

11/09/2023

Video laga sameeye Wacyigalin dilkii dr sakariye

09/09/2023

mid ka mid ah jifooyinka beesha reer biciidyahan oo ka cabanayah cadaalada daro lagu hayo

28/08/2023

Qaar ka mid ah ehelada liiban maxamed oo ka soo hor jeesatay go.aankii maxkamada gobalka mudug
Mohamed Fantastic

Madaxda SSC-Khaatumo oo ah weheliyaan golaha sare ee Isimada dhaqanka SSC-Khaatumo iyo golayaasha SSC ayaa kulan soo dha...
26/08/2023

Madaxda SSC-Khaatumo oo ah weheliyaan golaha sare ee Isimada dhaqanka SSC-Khaatumo iyo golayaasha SSC ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Gen Asad Osman Abdullahi iyo wafdiga la socdey.

25/08/2023

Shacabkii garoowe oo banaan bax ku taageeray xoreenta maanta iyo goojacade

25/08/2023

Mid ka mid baraafiicdii lagu garaaci jiray laascaanood oo qaniiyo ahaa lago qabtay argagaxsiada snm waliba kuu jabuuti keentay ah
Sheer pls follow up isoo dheh

25/08/2023

Mid kamid ah maxbuuskii la soo qabatay oo laga hadalsiiyey

Saaka iyo goojacade guul SSC KHAATUMO
25/08/2023

Saaka iyo goojacade guul SSC KHAATUMO

18/08/2023

cabdullaahi maxmed maxamud qorshe iyo sooyaalkiisii noloshad prt 1aad

cawaa waxaan bilaabayah sheeko aad iyo aad u xiiso badan waxaana la dhahaa   waxaana ugu h**eyah   qarshe          fadal...
18/08/2023

cawaa waxaan bilaabayah sheeko aad iyo aad u xiiso badan waxaana la dhahaa
waxaana ugu h**eyah qarshe

fadalan sheer like fallow isoo dheh

16/08/2023

UN abwaan jaamac kadiye

15/08/2023

dhibaatooyinka uu leeyahay qaadka ama jaadka nin isaga oo hurda hal mar la geeyey naarta iyo janada

14/08/2023

aabbihii dhlay gabdha la dilay sheegaynah in gabdhiisa uu ee dileen labaduba

14/08/2023

marqaatiyashii gabdhii dilay ninkeeda daarusalaam mudug

20/07/2023

muuqaal aad iyo aad u qurux badan garoonka cawaale studium galkacayo iyo koobka degmooyinka gobalka mudug

18/07/2023

taageerayaasha saaxo iyo xarfo maxaa kala hayta

26/06/2023

Hibo Nuuro oo Bulshada Soomaaliyeed la wadaagtay Hambalyada Maalmaha Xorriyadda.

26/06/2023

New challenges part one wixii kuu soo baxa samee

25/06/2023
25/06/2023

Dab ridka SSC khaatumo ciidanka

24/06/2023

Madaxweynihi h**e America bush iyo af mayga maxaa kala qabsaday abwaan cilmi daashe
Fadaln sheer like iisaar please

24/06/2023

Gudiga aayo ka talinta khaatumo oo ka warbixiyey wareerkii maanta soomaaliland ku soo qaday laascaanood

24/06/2023

Khasaarihii madhaafiicdii ay soomaaliland ku garaacday laascaanood saaka

20/06/2023

Shir Jaraa'id: Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Sarreeye Guuto Muumin Cabdi Shire ayaa ka hadlay xaalada amni ee caasimadda Garowe iyo iska-hor-imaadyadii maanta dhacay oo howlgaladoodii lasoo gaba gabeeyay.

Address

Nairobi
8STR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Fantastic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Fantastic:

Videos

Share

Nearby media companies