Cumar daacad

Cumar daacad waxaa kaheleysaa warar hufan - reaction layaableh iyo waano joogtaa

wlshyda fadumo✅️ wllkey sayid ali ✅️wllkey ismail ✅️Wllkey ayaanle iyo wllkiin omar yasin ✅️oo idinleh dhamaan ehel iyo ...
11/04/2024

wlshyda fadumo✅️
wllkey sayid ali ✅️
wllkey ismail ✅️
Wllkey ayaanle
iyo wllkiin omar yasin ✅️
oo idinleh dhamaan ehel iyo wll iyo muslimiinta
ciid wanaagsan

26/11/2023

🖋📝

18/04/2023

Hye hye 🦁🦁🦁🦁🦁

17/04/2023

Soo hooyo majeclid wll uducey 😪🙏🙏

16/04/2023

ILA DHAMEYSO VEDIOGAN WLL🙏🙏OO DHEH ALX GARAB ISTAAGNA ASKARTEENA AMAANKA ADOO MAHADSAN

15/04/2023

ILA DHAMEYSO WALAAL 🙏😪ILAA DHAMAADKA

14/04/2023

DHAMEYSO VEDIOGA🙏😪 OO DHEH ALX 🙏🤲

AMA TIIR AHAAWOO 🤭DADKA TALO KU WEY NEY ☑️AMA TAAJIR NOO NOQO 🤭DADKA LIITA WAX NOOTARA☑️AMA TIMIR LAF NOONOQO 🤭HAKU TUUR...
22/02/2023

AMA TIIR AHAAWOO 🤭
DADKA TALO KU WEY NEY ☑️
AMA TAAJIR NOO NOQO 🤭
DADKA LIITA WAX NOOTARA☑️
AMA TIMIR LAF NOONOQO 🤭
HAKU TUURO DADAKEENUYE ☑️

  😪😪✅️🤲🏽🤲🏽 HADUU CAALAMKAAN JIRO❗️❓️✅️ CISI RUUX LASII YIYO🫂🙏 CILMI IYO AQOON WACAN📚✅️ DADKU WADA CISEEYAAN🙏🫂 WALEE CULU...
22/12/2022

😪😪✅️🤲🏽🤲🏽

HADUU CAALAMKAAN JIRO
❗️❓️✅️
CISI RUUX LASII YIYO🫂🙏

CILMI IYO AQOON WACAN📚✅️

DADKU WADA CISEEYAAN🙏🫂

WALEE CULUMADAA LEHE🥰✅️

DADOW YEYNU CAASININ🙏😪

DADKII CAAFIMAAD IYO✅️✅️

NAFTOODII CUDOONEED❓️✅️

NOOQUBAY CISHIYO DUHUR🥰✅️😪

WEEYE CULUMADAANUYE✅️✅️😪

ALLAHYOW CADAABTIYO 🤲🏽🤲🏽

KA XORAY CIQAABTAA 🤲🏽🤲🏽

CAADILOW ALLAHAYOW 😪🤲🏽🤲🏽

JANADII CUDOONEED😪🤲🏽🤲🏽

G*Y HOY CURFOON BADAN🤲🏽🤲🏽

 😪😪😪INTAAD DUUL NOQON LAHEYD ❗️DAD KIYO XOOLAHOODA DHACA ✅️INTAAD DUUL NOQON LAHEYD ❗️DANEYSTIYO RUUX DIB JIRA ✅️INTAAD ...
22/12/2022

😪😪😪

INTAAD DUUL NOQON LAHEYD ❗️

DAD KIYO XOOLAHOODA DHACA ✅️

INTAAD DUUL NOQON LAHEYD ❗️

DANEYSTIYO RUUX DIB JIRA ✅️

INTAAD DUUL NOQON LAHEYD ❗️

DAMIIR LAAWO AAN DAMQANIN ✅️
😪
WALAAL DAACAD UGU ADEEG 🙏😪

DALKIYO UMADAA KUJECEL😪🙏

MASAAKIIN DAALAN IYO😪😪

HA CUNIN XOOLAHA DADKEE😪✅️

WALAAL DAACAD UGU ADEEG 🙏😪

QARANKIYO DOWLADIYO ✅️❗️

DALKABA 🙏😪😪♥️🫂

22/12/2022

✅️

19/12/2022

😀😀😀😀😀

GABADHAAN XAQIIQDII QISADEEDA AADBEY II XANUUN JIDAY !!?😪😪  ✅️  ✅️  ✅️😪  😪✅️  ✅️😪  ✅️😪 😪✅️  ✅️😪
17/12/2022

GABADHAAN XAQIIQDII QISADEEDA
AADBEY II XANUUN JIDAY !!?😪😪

✅️
✅️
✅️😪
😪✅️
✅️😪

✅️😪
😪✅️
✅️😪

16/12/2022

❓️❓️❓️❓️✅️✅️✅️

16/12/2022

Sheeko gaaban

Nin ayaa xaaskiisa waydiiyay yaad aduunka ugu jeceshahay?

Xaaskii ayaa ku jawabtay hal qof ayaan si saa'id ah u jeclahay.
Ninkii wuu Qoslay markaa buu ku yiri qofka wan Aqaanaa ee Yaa kale oo aad jeceshahay
Waxay tiri qofka kale waa ADIGA
wuxuu waydiiyey qofka aad aniga iga jeceshahay ma ninbaa mise dumar?

waxay tiri waa nin!!
Ninkii intuu xanaaqay ayuu ku yiri oo Waa kuma Ninka kale ee aad iga jeceshahay dharbaxsho ugu daray
Xaaskii oo Oyeeyso ayaa tiri Aabbahay ayaan ka jeclahay oo asaga ayaa i dhalay!
Ninkii wuu naxay markuu intaas maqlay
Naagtii Aabbehed ayaa yimaaday oo Qaylada Soo racay wuxuuna waydiiyey waxa dhacay wayna u sheegtay waxa dhacay
Aabbihii ayaa yiri " gabadheydi aniga xushmad waalidnimo/Aabbanimo ayaan kugu leeyahay Jacayl iyo wanaag intaad ani ii sameeyn lahayd In ka badan ninkaaga u sameey Asaga ayaa iiga kaa xaq badan xaqiisa ilaali."

MAALIN WANAGSAN DHALIN YARO

Cumar daacad xigmaawi

15/12/2022

-HOOYOY CUDOONEY ✅️

-HOOYOY CARFOONE✅️

-CIMRIGAAGA CEEB IYO ✅️

-HAIGA MUDANIN CULEYSOO✅️

-CAAFIMAAD KUNOOLOW OO✅️

-CASIISKEY HAKULA JIRO ✅️

Cumar daacad xigmaawi

15/12/2022

Address

Section One Eastleigh
Nairobi

Telephone

+254768616795

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cumar daacad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cumar daacad:

Videos

Share