Qoorlacag media

Qoorlacag media welcome to our page. we appreciate to visit here

11/12/2024

Ciidanka dowlada ee Raasgambooni la geeyey ee 2,000 ka badnaa waa isdhiibeen aaa? Kenya ayey qaxooti ahaan ugaleen aaa?

08/12/2024

Suuriya
Suuriya
Suuriya
Suuriya
Suuriya
Suuriya
Suuriya

هنيئا لشعب سوريا بعد خمسين سنة من المعانات الآن أصبحوا أحرارا بإذن الله.
08/12/2024

هنيئا لشعب سوريا بعد خمسين سنة من المعانات الآن أصبحوا أحرارا بإذن الله.

Bishar al-asad waa madaxweynaha aan dhicin ee suuriya 30 sano ayuu joogaa xukunka oo uu kala wareegay aabihiis Xafid al-...
06/12/2024

Bishar al-asad waa madaxweynaha aan dhicin ee suuriya 30 sano ayuu joogaa xukunka oo uu kala wareegay aabihiis Xafid al-asad.

Waa shiici aad u arxan daran Malaayiin suniyiin ah ayuu qaarna laayey qaarna xirxiray.

Hadda wuxuu ku jiraa maalmihiisii ugu dambeeyey ee xukunka suniyiinta ayaa dalka intiisa badan ka qabsaday.

Waxaan sugaynaa meesha uu ku dambeeyo.

06/12/2024

Suuriya waxay kusocotaa inay suniyiintu la wareegaan oo shiicadii laga cayriyo.

Hadday hirgasho waa guul muslimiinta u soo hoyatay oo aan qalbiga ku qaboysan karno kadib dilkii shahiidkii muslimiinta ee yaxya sinwaar.

06/12/2024

Doqonimo maahan inaad qof khalad ah jeclaatid lkn waxaa doqonimo ah inaad kusii jirtid jacaylkaas oo aad umalaysid inuu qofkaani fiicnaan doono.

Xikmadaha ay isku dhiirigaliyaan gabdhuhu.

Yaa yiri. Ma aqaan.

06/12/2024

Qiso ku saabsan runta.

Nin dhalinyaro ah ayaa ka maqnaaday shirkadii uu ka shaqeynayey fasax la,aan wuxuu filayey inaan la fahmayn lkn maamulihiisii shaqada ayaa ogaaday, wuu u yeerey oo weydiiyey inuu maqnaa ama uu joogay ( maamuluhu wuu ogaaday inuu maqanaa). ( wiilkuna ma oga inuu maamuluhu ogyahay inuu maqnaa)

Halkaas markay marayso adigu maxaad samayn lahayd??

Isaga oo caafimaad qaba oo lugihiisa ku soconaya ayuu ka tahriibay soomaaliya wuxuu gacanta u galay magafayaal aan naxar...
06/12/2024

Isaga oo caafimaad qaba oo lugihiisa ku soconaya ayuu ka tahriibay soomaaliya wuxuu gacanta u galay magafayaal aan naxariis lahayn waxaa la soo celiyey isagoo curyaan ah.

Tahriibku waa musiibo weyn oo ku dhacday dadka soomaaliyeed.
Waxaana asaas u ah damac siyaado ah oo dadka ku jira oo ah inaysan iimaansanayn dhulkoodii.

Kenya waa day faqri ah waxaa jira dad badan oo ku shaqeeya lacag u dhaxaysa 50-80 dolar bil walba sidaas oo ay tahayna waligood kuma aysan fakarin Inay tahriibaan.

Soomaaliya qofku haduu wax barto 250-300 wuu heli karaa bishii waana lacag badan oo noloshiisa kafayn karta.
Haduusan waxbarana ugu 100-150 wuu ku shaqeyn karaaa.

Waxa kaliya ee soomaalidu u tahriibayaan waa damaca iyo inaysan ku qanacsanyn dhulkooda.

06/12/2024

Ku sali nabi maxamed sscw

Jumco wanaagsan

05/12/2024
05/12/2024

Qofka laguma xumo muuqaalkiisa oo kaliya lkn fiiri hadalkiisa iyo ficilkiisa.

Address

Jum Street
Nairobi
006100

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qoorlacag media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qoorlacag media:

Videos

Share