RAAD TV

RAAD TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from RAAD TV, TV Channel, 12street, Nairobi.

Ex.Xilbaan Qoono: Cad Quureed ma Qaadan ee Mw Cali Guudlaawe ayuu la kulmay.Sida aan wada ogsoonahay Siyaasadu waxa ay k...
19/02/2023

Ex.Xilbaan Qoono: Cad Quureed ma Qaadan ee Mw Cali Guudlaawe ayuu la kulmay.

Sida aan wada ogsoonahay Siyaasadu waxa ay ka shaqeeysaa wixii suurta gal ah ee k**a shaqeeyso wax aan suurta galeynin.
Taasoo macnaheedu waa in Mar waliba qufka Siyaasada ka shaqeynaa uu la jaan qaado wax taagan waqtigaas ee aan dib loo fiirin wixii la soo maray ama tagay.

Kulankii Xalay dhex maray Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Lataliyaha Madaxweynaha Soomaaliyaa Maxamed Xasan Qoono, waxaa ka dhalatay falcelin baraha bulshada ah oo ay sameeyeen dadka wax ku qoro ee ka soo jeedo Hirshabelle State.

Dad waxeey uga falceliyeen qaab togan (posative) oo waxeey garaawsanyahiin in Mudane M X Qoono yahay lataliye Madaxweyne oo u dhexeeyo dhamaan maamul Goboleedyada, Isla markaane la kulmi karo, Mw Saciid Deni, Mw Lafta Gareen, Mw Guudlaawe, Mw Qoor Qoor iyo Mw Madoobe.

Kuwa sida taban (Negative) ugu falceliyay waxeey moodaan in yahay siyaasi Xawaadle ah oo la kulmay Mw Guudlaawe.

Kuwa danbe ee sida xun u fikiray waxa ay moog yahiin in uu yahay heer Qaran (National Level) ama Lataliye Sare Madaxweyne dhanka maamul Goboleedyada waxa uuna ka gudbay xuduuda deegaanka (Hirshabelle) iyo tan qabiilka (Xawaadle).

Lataliye Madaxweyne Maxamed Xasan Qoono waa rugcadaa siyaasadeed oo garanaayo meesha uu taaganyahay iyo halka uu u socdo ee ma ahan nin siyaasada ku cusub ama ka indhoole ka ah.

Madaxweyne Guudlaawe waa Madaxweynaha Hirshabelle state oo haystane mandate ama Sharciyad in ay wada kulmaan Lataliye Madaxweyne isagane dhib Kuma qabo, balse waxeey u aheed guul in ay Labada masuul wada kulmaan.

Maah maah soomaaliyeed ayaa aheed Doqonto waxeey ogeed markii leeys maandhaafay ee ma ogeyn markii la wada hadlay.

Hirshabelle Heshiis ah, Soomaalida kalane Heshiis la ah.

W/Q: Aqoonyahan Xawaadle

15/02/2023

Danbiile in La Abaal mariyo waxeey keentaa Dadnimo Xumo iyo Isla xisaabtan La'aan:

Ugu h**eeyn waxaan soo dhaweynaa shirka beesha Xawaadle Maxamed ee Nairobi ka dhici doono 16 - 18 February 2023.

1. In beesha ka tasharo
mustaqbalkeeda waa arin wanaagsan oo boogaadin mudan.
2. In laga dooda dhibaatada beesha haysato lana raadiyo Xalkeedo iyane waa arin fiican.
Hase yeeshee waa ii muuqato in aan hidkeedii muuqan oo waxaa ceeb iyo anfariir ah in lagu martiqaado lagu sharfo kuwii beesha dhigay meesha ay taalo maanta. Waa kuwaii sababta u ahaay in cad quureed beesha ka soo qaadatay dhismihii 2aad ee Hirshabelle November 2020.
Kaaliyaha Hirshabelle Yusuf Ahmed Hagar (Dabageed) waa ninkii beesha ku bahdilay oo soo qaatay cadka uu maanta shalaayga ka joogay ee kaaliyaha Cali Guudlaawe oo ah wax aan u qalmin beesha marka lagu cabiro dhulka dadka Hirshabelle iyo % ay ka tahay. Dabageed waa ninkii diiday talalada Xawaadle (Dhaqan, Aqoon yahan, Culuma diin, Haween iyo Siyaasiyiin).
Dabageed waa ninkii aqbalay cadka quureed ee maanta isagii bahdilay.
Si helo
Si loo helo Isla xisaabtan dhab ah oo aan loogu sirmin kuwa beesha dhigay meesha xun waxaan shir gudoonka kula talin lahaay in aan lagu sharfin Dabageed hab maamuus, si aysan kuwa kale biri u marin jidkaas qaldan.
Si loo helo hufnaan iyo Isla xisaabta waa in marka h**e Dabageed iska casilaa xil beenaadka mowqif kiisane cadeeyaa, si loo gaaro xal wanaagsan.

Ugu danbeeyn waxaan ku talin lahaay in aan markale talada beesha aan hormuud looga dhigin kooxda uu hogaamiyo Dabageed, si kuwa kale aysan biri beesha u dhagrin.

Gabyaa Soomaaliyeed Salaan Carabeey ayaa horay uga Gabyay arintaan oo kale:

Haddaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye

Dhaqashiyo mar bay kaa yihiin dhereggu xaaraane

Dhedigaansho waa ceeb inaad dhamagsataa meele

Dhadhan malaha aadmigu wuxu kugu dhalliilaaye

Nin dhirbaaxo quudheed dugsaday dhaqayaded maaly’e

Dhashaaday sugtaa xaajadaad dhawrataa abid’e

W/Q: Aqoonhahan Beesha Xawaadle

TV channel

"MAAMUL GOBOLEYDYADA DALKA KA JIRA WAA IN AY LA YIMADAAN ISBEDEL KA DUWAN KII H**E"Dalka waxa ow galay dagaal looga ciri...
12/12/2022

"MAAMUL GOBOLEYDYADA DALKA KA JIRA WAA IN AY LA YIMADAAN ISBEDEL KA DUWAN KII H**E"

Dalka waxa ow galay dagaal looga ciribtiraayo ururka argagixisada Al-Shabaab waana looga guuleystay in dalka qeybo faraha badan oo kamid ah laga saaro taana waxaa Ku amaanan Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamud,

Maamul goboleydyada Ku mashquulsan dhagax dhig iyo waxaan loojogin waa in ay wax u qabtaan Deegaanada la xoreeyey oo maamulo iyo nidaam loo sameeyo

Dhagax dhig iyo mashruuc been ah aanan la fulineyn waxaa horay ugu fashilmay nidaamkii horay wadanka uga jiray ee farmaajo iyo kheyre oo midna lix mashruuc kaso dhagax dhigay Jowhar midna sagaal mashruuc kaso dhagax dhigay Galmudug,

Madaxda Dowlad goboleydyada ee hada sameynaya dhagax dhiga been abaaurka ah haka waantoobaano,

Maamulada markii h**e meesha joogay ee dhulka ay dhaahayeen anaga xakuna shabaab horay u haaystay ee hada Madaxweyne Hassan Sheikh oga xureeyey iyagoo aan raali Ka aheyn lo xureeyey waa iney dib u hishiisiin iyo nidaam u sameyaan

LATALIYAHA MADAXWEYNAHA XIRIIRKA DOWLAD GOBOLEYDYADA

MAXAMED XASSAN IBRAAHIN (QOONO)

25/05/2022

Musuq maasuq badan oo kajiro xarunta laanta socdaalka ee basaborada laga qaato

Hussein abdulle Mohamed

21/05/2022
21/05/2022

Tageera yaasha Madaxweyne Hasan sheikh oo Muqdisho sh*tay

Fallow asxaabta

Address

12street
Nairobi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAAD TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category