Amiin TV

Amiin TV we share authentic information across the globe.

24/03/2024
21/03/2024

Madaxweyne h**e Maxamad Cabdullahi Farmaajo oo Garowe lagu soo dhaweey.

15/12/2023

Deyntii waa nagala cafiyay?
Qof deyn lagu leeyahay oo somaali ah majiro maanta .

Deynta laguuga laha hadaay $300 kayareed, buuxi inta kadhiman, hadalka raisal wasaaraha waa in la adheeca.

06/12/2023

Madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni oo ku dhawaaqay go'an taarikhi ah.

05/11/2023

GALKACYO waxaay ubaahantahay xal.

04/11/2023

Ardayda xanaanada Dugsiga hoose dhexe ee shabeele

Shabele Primary School making headlines.
04/11/2023

Shabele Primary School making headlines.

Maamulka in lagu ababiyo dhalaanka Soo koraaya waa arin mudan in la boogaadiya.
25/09/2023

Maamulka in lagu ababiyo dhalaanka Soo koraaya waa arin mudan in la boogaadiya.

25/09/2023

Ardayda dugsiga hoose dhexe ee SHABELE Ayaa cod macaan nooga aqrinaayo nashiidoo...
Ila dhageeyso.

25/09/2023

Raisal wasaare Hamze: "Waxaan ubaahanay dadka inaan ruux ku afuufno oon nooleeyno.

01/08/2023

Saar libin

31/07/2023

Meeyd baxsaday _raisal wasaare Xamze

30/07/2023

Maxaa kala qabsaday Raisal wasaare Xamze iyo Gudoomiyaha Degmada Heliwa.

30/07/2023

congratulations to the EFF Fighters on their 10th year celebration…can’t wait to see what will happen in 2024.
JULIUS MALEMA

Manhajka buugaagta dugsiyada dhexe ee Puntland oo sanad-dugsiyeedka cusub la gaarsiin doono dhammaan dugsiyada Puntland....
13/07/2023

Manhajka buugaagta dugsiyada dhexe ee Puntland oo sanad-dugsiyeedka cusub la gaarsiin doono dhammaan dugsiyada Puntland.

Si loo tayeeyo adeegga waxbarashada asaasiga ah, Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa sannadkan diyaarisay buugaagta fasalka 5aad ilaa 8aad, lana gaarsiin doono dugsiyada deegaannada Puntland.

Manhajkan oo ay soo daabacday shirkadda soo saarista & qaybinta qalabka waxbarashada ee Qaran Printer, iyada oo h**ey ugu guulaysatay daabacaaddii manhajkii dugsiyada hoose ee Puntland 2020kii.

Ardayda oo hesha buugaagta manhajka waxa ay qayb ka noqon doontaa hagaajinta natiijada waxbarashada ardayda.

Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare ee dowladda Puntland ayaa dadaal ugu jirta manhaj mideysan iyo waxbarasho tayo leh oo ku aaddan kobcinta garaadka iyo garashada jiilasha soo kacaya taas oo aasaas u ah horumarinta dalkeenna iyo in dadkeennu ay ka faa’iideystaan khayraadka dabiiciga ah ee ceegaaga dhulkeenna.

Mahadcelin
Waxaa mahadcelin mudan, Alle ka sokow, Hay'adda UNICEF, Kulliyadda Tababbarka Macalimiinta ee GTEC, iyo Madbacadda Qaran Printer.

Interior CS kithure kindiki during the Official opening of Kiserian Police station, Kajiado North Constituency, Kajiado ...
13/07/2023

Interior CS kithure kindiki during the Official opening of Kiserian Police station, Kajiado North Constituency, Kajiado County.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoominaya shirka Wada-tashiga mada...
13/07/2023

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoominaya shirka Wada-tashiga madaxda qaranka iyo madaxdii h**e ee dalka oo maanta galay maalintiisii labaad.

Kulanka maanta waxaa ka qayb-galaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo Ra'iisulwasaaraha XFS Mudane Xamze Cabdi Barre.

13/07/2023

Wasasradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland ayaa saxidii Imtixaanka Fasalka 8aad ee Dugsiyadda dhexe ee Puntland soo afmeertay.
***************************************
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland Mudane Mohamed Cali Nuur Jubba ayaa kormeer ku tagay xarunta Imtixaan saxida ee Dugsiga sare ee Gambool.
Agaasimaha Imtixnaadka Ee Wasaaradda Waxbararashada iyo Tacliinta sare ee Dowlada Puntland Maxamud Maxamed Siciid (Caynsane) ayaa ka warbixiyey sixida sida wanagsan uu ku soo dhamaaday Imtixaanka Fasalka 8aad.
Agaasime Jubba ayaa uga mahad celiyey Macalimiinta saxaysa imtixaanka shaqada wanagsan ay u hayaan Bulshadda.waxuuna timaamay inay yihiin macalimiin xirfadooda lagu kalsoon yahay.
Imtixaanka Fasalka 12aad ee Dugsiga sare ee Puntland ayaa asbuucan la bilabayaa coddinka Imtixaanka.

.

13/07/2023

Siyaasiyiinta mucaaradka ah ee diyaariyay dacwadda ka dhanka ah furista dastuurka ayaa hadda xarunta maxk**adda kula shirsan guddoomiyaha maxk**adda dastuuriga ah Xasan Yuusuf Nuur.

Waxaase kulanka ka maqan xog-hayaha maxk**adda oo ay tahay in uu dacwadda qabto waxaana sida la sheegayo la wacay marar kala duwan balse weli k**a jawaabin taleefonka.

Sidee u aragtaa?

Puntland Post

12/07/2023

The more president Ruto uses force to stop Azimio protests the more he loses ground support.
They have already started the home town of his deputy, strategy ya ku calm Rigy G
Matatu drivers strike is one of the strategies.
President Ruto must immediately mobilize his circles to maintain his support on the ground.
It's easy to incite hopeless and jobless Kenyans against the government than governing.

AMIIN TV

Hambalyo xulka kubada cagta ee Gobalka FaafanCiyaartii finalka ee dhexmartay labada gobal ee Faafan iyo Afdheer oo ahayd...
12/07/2023

Hambalyo xulka kubada cagta ee Gobalka Faafan

Ciyaartii finalka ee dhexmartay labada gobal ee Faafan iyo Afdheer oo ahayd mid xiiso badan ayay guushu ku raacday ciyaatoyda Gobolka Faafan oo ku badiyay 1 iyo Eber.

Madasha ayaa waxaa ku sugnaa masuuliyiinta heer deegaan iyo shacab wayne tiro badan.

Sanadkiiba hal mar ayaa la qabtaa ciyaaraha noocan ah, iyadoo looga danleeyhay xoojinta isdhex-galka iyo horumarinta ciyaaraha iyo waliba sidii loo heli lahaa kooxo hormuud ah.

Doorkan ayaa noqonaya markii 10aad ee ay qab-soonto tartanada gobolada deegaanku.

Amin TV

Kenya News: President William Ruto issued a stern warning over the planned Azimio (opposition party)  protests on Wednes...
12/07/2023

Kenya News: President William Ruto issued a stern warning over the planned Azimio (opposition party) protests on Wednesday. He affirmed that he will not allow any other Kenyan life to be lost due to protests.

Amiin TV

Kenya news: Mechanics push a tractor tyre to bonfire in the middle of the Nakuru-Eldoret highway.
12/07/2023

Kenya news: Mechanics push a tractor tyre to bonfire in the middle of the Nakuru-Eldoret highway.

Kenya News: Azimio leader Raila Odinga has cancelled his planned Kamukunji rally on Wednesday.Raila said the decision wa...
12/07/2023

Kenya News: Azimio leader Raila Odinga has cancelled his planned Kamukunji rally on Wednesday.

Raila said the decision was arrived at after they received intelligence that the police planned to use live bullets during the rally.

He said some of their staff were deployed to set up the stage at the Kamukunji grounds and were attacked by the police on Wednesday morning.

Wafti balaaran uu horkacayo Garaad Jamac Garaad Ismaaciil oo uu weheliyo garaad Abdisalaan Xasan Maxamed  ayaa Soo gaadh...
12/07/2023

Wafti balaaran uu horkacayo Garaad Jamac Garaad Ismaaciil oo uu weheliyo garaad Abdisalaan Xasan Maxamed ayaa Soo gaadhay Degmada Tukaraq.
Waftiga Ayaa waxaa soo dhoweeyey Garaad Abdilahi Garaad Saleebaan oo isna saaka Soo gaadhay Tukaraq, imaantinka waftiyadan ayaa ka salka kuhaaya maslaxada labo beelood oo walaalo ah.

Xilwareejintii Gudoomiyaha Waxbarashadda Gobolka Nugaal.Ku-simaha Wasiirka  Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare  ...
12/07/2023

Xilwareejintii Gudoomiyaha Waxbarashadda Gobolka Nugaal.

Ku-simaha Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ahna Wasiiru Dowlaha wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Dowladda Puntland Axmed Ibraahim Cawaale, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey guddoomiyaha cusub ee guddoonka waxbarashada gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan (Dhega-buro) iyo guddoomiyihii h**e Cabdisamad Sheekh Xaamud.

Munaasabadda xil wareejinta oo ka qabsoontay guddoonka waxbarashada gobolka Nugaal ayaa waxaa ka qaybgalay saraakiil ka socotey wasaaradda waxbarashada Puntland, maamulayaal, macalimiin, waalidiin iyo bahda kale ee waxbarashada gobolka Nugaal.

Ugu horrayn guddoomiyihii h**e ee guddoonka waxbarashada gobolka Nugaal Cabdisamad Sheekh Xaamud ayaa tilmaamay inuu waxbadan ka soo qabtay horumarinta waxbarashada gobolka Nugaal lana shaqayn doono guddoomiyaha cusub ee maanta xilka la wareegey.

Guddoomiyaha cusub ee guddoonka waxbarashada gobolka Nugaal Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan (Dhega-buro), ayaa dhammaan bahweynta waxbarashada gobolka Nugaal ka codsaday inay kala shaqeeyaan horumarinta waxbarashada si loo helo jiil waxbartay oo dalka waxka bedela.

Ugu dambayntiina Ku-simaha Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Dowladda Puntland Axmed Ibraahim Cawaale, ayaa u mahadceliyey guddoomiyihii h**e wuxuuna guddoomiyaha cusub faray inuu shaqada halkeeda kasii amba qaado kana soo boxo mas'uuliyadda loo idmaday.

Xigasho: wasaarda waxbarasha puntland.

Amiin TV uga imaaw xog la hubo.

12/07/2023

Dugsiga hoose dhexe ee shabelle wuxuu kuyaala Galkacyo xafada Garsoor.

Waalid hadaa ladooneesa ilmahaaga waxbarasha Tayo leh iyo Akhlaaq waa hoyga kuhaboon.
Isdiwaan gelinta sanda dugsiyeedka 2023_2024 waay socota ee booqo dugsiga ama lamabrada kalaxiriir howl wadeenada dugsiga.

Amiin TV uga imaaw xog sax ah.

Madaxweynihii h**e ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa iska diiday casuumada Madaxweyne Xasan Sheekh.Maanta waxaa ...
12/07/2023

Madaxweynihii h**e ee dalka Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa iska diiday casuumada Madaxweyne Xasan Sheekh.

Maanta waxaa Muqdisho ka furmaya shir uu Madaxweyne Xasan Sheekh isugu yeeray madaxdii h**e ee dalka iyo Siyaasiin kale.

Dhammaan madaxda ugu cusleeyd wey soo ajiibeen Codsiga Madaxweynaha lakin Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa iska diiday oo ka maqan Shirka.

Sababta rasmiga lama oga, lakin waxaa la xaqiijiyay inuu iska diiday casuumada uu Madaxweyne Xasan sheikh.

Side u aragtaa adiga ?

Amiin Tv

We do marketing and advertisment.
12/07/2023

We do marketing and advertisment.

Address

Nairobi

Telephone

+252906890310

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiin TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category