Jubbaland Public Media

Jubbaland Public Media Wararka Geeska Afrika (Horn of Africa News)

WARSAXAAFADEEDQODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAXAY KHATAR KU YIHIIN DOWLAD-DHISKA IYO MIDN...
19/05/2024

WARSAXAAFADEED

QODOBBADA KA SOO BAXAY SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN (GWQ) WAXAY KHATAR KU YIHIIN DOWLAD-DHISKA IYO MIDNIMADA DALKA

Qodobbada ka soo baxay shirka aan loo dhammayn ee Golaha Wadatashiga Qaran waxay sii kordhinayaan xiisadda siyaasadeed ee dalka, waxa ayna dhaawac weyn ku yihiin geeddi-socodka siyaasadda Soomaaliya, midnimada iyo wadajirka.

1. Maqnaanshaha Dowlad-goboleedka Puntland:

Puntland in ay wali ka maqan tahay Golaha Wadatashiga waxay muujinaysaa kalsooni darrada wali ka taagan Golaha iyo in Madaxtooyadu ay qaadatay go'aan ka dhan ah Federaaleynta iyo dimuqraadiyeynta dalka, iyada oo iska indho-tiraysa tabashada Dowlad-goboleedyada, siyaasiyiinta iyo daneeyeyaasha.

2. Laalidda Dastuurkii la isku waafaqsanaa:

Laalidda dastuurkii la isku raacsanaa ayaa sababtay in ay lunto sharciyaddii iyo wada shaqeyntii hay'adaha dowladda. Waxaa laga filayey shirku in uu dib ugu laabto hannaankii dastuuriga ahaa ee la isku waafaqsanaa, waana nasiib darro in wali hoggaanka dalku ay sii wadaan qorsheyaal gurracan oo ka turjumaya danahooda gaarka ah, kuwaas oo uga sii daraya xiisadda siyaasadeed ee dalka, wiiqayana dowladnimada iyo sharciyadda Hay'adaha Federaalka.

3. Hor-istaagga Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada:

In laga hor-istaago dowlad goboleedyada doorashada, iyada oo waqtigii loo muddeeyey uu dhammaaday waa afduub siyaasadeed oo khatar gelinaya hannaanka iyo xasiloonida dalka heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed. Madaxweynaha oo ahaa ilaaliyaha dastuurka KMG ah, in uu ku dhiiri galiyo in dawlad goboleedyadu ku shaqeeyaan maandhayd iyo sharciyad la’aan, waxay dalka ku hagaysaa mugdi iyo hubanti la’aan siyaasadeed.

4. Heshiisyada H**e ee aan Dastuuriga ahayn:

Waxaa la yaab ah in heshiisyadii h**e oo aan dastuuriga ahayn ee fashilmay wali lagu baaqayo in la fuliyo, taas oo ka dhigan in xaqiiqada la iska indho tirayo.

5. Hannaanka Doorashooyinka Qof iyo Cod:

Waxaan si adag uga digaynaa hannaanka doorasho ee aan la isku waafaqsanayn ee ka soo baxay shirka aan loo dhammayn ee Golaha Wadatashiga Qaran. Nidaamka doorashada ee Madaxweynuhu uu ku hawlanyahay waxa uu caddaynayaa danihiisa gurracan ee sii kala fogeynaya shacabka Soomaaliyeed, waxaana muuqata in hannaankii doorashada laga leexinayo habraacii saxda ahaa ee ay ku qabsoomi lahaayeen doorashooyin daah-furan oo lagu wada kalsoonaan karo.

Dhammaan siyaasiyiinta daneeya doorashada iyo shacabka Soomaaliyeed waxaan ku adkaynaynaa in ay u midoobaan sidii dalka loogu soo celin lahaa sharciyadii iyo wada shaqeyntii hay'adaha dowladda, loogana hortagi lahaa caqabadda ku soo food leh dowladnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed.

DHAMMAAD

10/05/2024

New Jamia Mosque Imam:

Sheikh Jamaludin Osman appointed the new Nairobi Imam

Jamaludin succeeds the late Imam Muhammad SwaNew Jamia Mosque Imam:

Sheikh Jamaludin Osman appointed the new Nairobi Imam

Jamaludin succeeds the late Imam Muhammad Swalihu

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland iyo Gudoomiy...
05/05/2024

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland iyo Gudoomiyaha degmada Laascaanod ee Maamulka SSC Khaatumo.

"If you use Constituency Development Fund (CDF) properly, you will be re-elected," President William Ruto tells legislat...
03/05/2024

"If you use Constituency Development Fund (CDF) properly, you will be re-elected," President William Ruto tells legislators.

"Any MP who presides over misappropriation or theft of CDF should never be Elected because it is the ultimate betrayal to the people who elected you. Mtu k**a huyo afukuzwe kabisa," the president stated.

President William Ruto has ordered the postponement of school opening day for the second term until further notice. I co...
03/05/2024

President William Ruto has ordered the postponement of school opening day for the second term until further notice. I congratulate Ruto for getting that decision right and for announcing it during the day and not during the night at 2am. like his education CS Ezekiel Machogu.

UPDATE: Weather forecaster Samuel Kairu urges Kenyans to be on alert over torrential rains set to pound the country toda...
03/05/2024

UPDATE: Weather forecaster Samuel Kairu urges Kenyans to be on alert over torrential rains set to pound the country today, says tropical cyclone Hidaya now poses no threat as it will not make landfall in Kenya or Tanzania.

WAXAA SOCOTA II XIR GANACSIGAANWarar ayaa waxay sheegayaan in la wado qorsho ah in Diyaaradaha taga Kenya in loo Xiro Sh...
03/05/2024

WAXAA SOCOTA II XIR GANACSIGAAN

Warar ayaa waxay sheegayaan in la wado qorsho ah in Diyaaradaha taga Kenya in loo Xiro Shirkad gaar ah oo Ganacsato leeyihiin

Waxaa Shacabka tagi jirey Kenya la dul saarey 200 oo doolar iyadoo Kenya lagu tago hadda 260 Doolar waxayna lacagta marka la isku daro ay noqoneysaa in Kenya aad ku tagto 460 Doolar

Kenya waxaa taga ilaa 6 Diyaaradood waxaana la doonayaa in Hal Diyaarad loo xiro tagida Kenya kuwaas oo isugu jira Masuuliyiin iyo ganacsato

lacagtaan 200 doolar ee la dul saarey Shacab waxaa qaadanaya shaqsiyaadkii h**ey ugu fashilmey lacagtii Sagaalka doolar ahayd ee la rabey in Shacabka lagu dhiig miirto

π—¨π—£π—›π—’π—Ÿπ—— π—žπ——π—™'𝗦 π—¦π—§π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—”π—₯ π—₯π—˜π—£π—¨π—§π—”π—§π—œπ—’π—‘, 𝗣π—₯π—˜π—¦π—œπ——π—˜π—‘π—§ π—₯𝗨𝗧𝗒 𝗧𝗒 π—‘π—˜π—ͺ 𝗖𝗒𝗠𝗠𝗔𝗑𝗗President William Samoei Ruto has asked the newly appointe...
03/05/2024

π—¨π—£π—›π—’π—Ÿπ—— π—žπ——π—™'𝗦 π—¦π—§π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—”π—₯ π—₯π—˜π—£π—¨π—§π—”π—§π—œπ—’π—‘, 𝗣π—₯π—˜π—¦π—œπ——π—˜π—‘π—§ π—₯𝗨𝗧𝗒 𝗧𝗒 π—‘π—˜π—ͺ 𝗖𝗒𝗠𝗠𝗔𝗑𝗗

President William Samoei Ruto has asked the newly appointed top command of the Kenya Defence Forces to uphold the institution's integrity and professionalism.

The President said KDF has a rich history of unwavering dedication, commitment and discipline that have positioned Kenya in a very positive manner.

"As the Chief of Defence Forces and the top command of KDF take charge, we urge them to serve our country with diligence...
03/05/2024

"As the Chief of Defence Forces and the top command of KDF take charge, we urge them to serve our country with diligence and dedication. May the new leadership exercise authority with accountability!" President Ruto!!..

02/05/2024

Breaking news: Appointments

Lt Gen Charles KAHARIRI -promoted to General and appointed CDF

Maj Gen John Mugaravai Omenda promoted to Lieutenant General and appointed VCDF

Maj Gen Paul Otieno appointed -NAVY COMMANDER

Maj General Thomas Ng'ang'a posted to National Defence College

Maj General S.M Farah appointed Managing Director Kenya Shipyard

Maj General Fatuma Ahmed appinted Kenya Airforce COMMANDER

Brig G O Okumu promoted to Major General and appointed Managing Director Kenya Ordonance Factories Corporation

02/05/2024

Breaking News:

CDF:Kahariri
VCDF: Omenda
Airforce: Fatuma
Navy: Otieno

Madaxweynaha JFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga Ibraahim Kalin, iyagoona kawada ...
30/04/2024

Madaxweynaha JFS ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Sirdoonka Qaranka Turkiga Ibraahim Kalin, iyagoona kawada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga istaraatiijiyadeed ee Turkiga iyo Soomaaliya ee dhinacyada muhiimka ah ee labada dal, oo ay ku jiraan amniga, sirdoonka, dadaallada wadajirka ah ee ka hortagga argagixisada, iyo horumarinta xasilloonida gobolka.

Kualnka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Taliyaha Hay’adda Nabad Suggidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya C/llaahi Maxamed Cali (Sanbalolshe).

30/04/2024

Dalka Kenya furitaanka Iskuulada oo maanta ku beegnaa ayaa dib loodhigay roobabka xooggan ee da’aya dartood. Waxaa jira iskuulo badan oo khasaaro uu soogaaray iyadoo fatahaado iyo daadad xoogana ay socdaan.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane sayid Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay dib u furista xuduudka Dalkeennu uu ...
15/05/2023

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane sayid Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay dib u furista xuduudka Dalkeennu uu la wadaago wadanka Kenya oo ay heshiis ku gaareen Dowlada Federaalka ah iyo Dowlada Kenya.

Furida Xuduudkan oo xiraa inta badan sanadahii lasoo dhaafay ayaa muhiim u ah isku socodka bulshada labada dhinac gaar ahaan dhinacyada hormarka ganacsiga, is dhaafsiga badeecooyinka kala duwan iyo wadaaga himilooyinka labada shacab ee dariska ah.

Furitaanka xuduudka Degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo iyo Degmada Mandhera ee mandheera County ayaa la furi doona mudo 30 maalmood ah kadib.

Sidoo kale xuduudka Degmooyinka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose iyo Libooyo oo katirsan Garissa County ayaa la furi doona 60 maalmood kadib.

Sidoo kale -xuduudka Deegaanka Raaskambooni ee Gobolka Jubada Hoose iyo Deegaanka Kiunga ee Lamu County ayaa la furi doona 90 maalmood kadib.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay bulshada ree Jubaland ee ku nool deegaanada xuduudka ah inay ku gacansiiyaan hay’adaha amniga ilaalinta nabadgalyada xuduudka iyadoo si wadajir ah looga faa’iidaysanayo furitaanka xuduudka oo ahmiyad weyn oo dhaqaale u leh labada shacab.

Ugu danbayntii Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay Dowlada Federaalka ah iyo Dowlada Kenya heshiiska miro dhalka ah ee ay ka gaareen furitaanka xuduudkan oo mudo dheer xiraa isla markana ay dhibaato badan ku qabeen ganacsatada iyo Bulshada walaalaha ah ee labada dhinac.

02/08/2022

Aqriso: Beelaha ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee uu magacaabay Xamza
August 2, 2022

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow shaaciyey liiska Golaha Wasiirada xukuumaddiisa ee muddada la sugayey.

Inta badan xubnaha golaha wasiirada ayaa ah xubnaha sida aadka ah ugu dhow ama ka tirsan kooxda madaxweynaha iyo ra’iisul wasaaraha ee UPD, waxaase ku jira dhowr wasiir oo siyaabo kale ku yimid.

Liiska Golaha ee uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaare Xamza ayaa ah kuwo aad looga soo shaqeeyay oo ku yimid wada-ogol dhinacyo badan ah, islamarkaana waqti badan ay galiyeen madaxda sare.

Haddaba, hoos ka aqriso magacyada xubnaha la magacaabay iyo qabiiladooda:

1- Saalax Axmed Jaamac, Ra’iisul Wasaare ku-xigeen – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Isaaq/Garxajis.

2- Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur, Wasiirka Awqaafta iyo Diinta – Waxa uu kasoo jeedaa Digil iyo Mirifle/Leesaan

3- Xasan Macallin, Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Hawiye/Murusade/Sabti

4- Axmed Macallin Fiqi, Wasiirka Arrimaha Gudaha – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Hawiye/Habargidir/Sacad

5- Dr. Cilmi Maxamuud Nuur, Wasiirka Maaliyadda – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Samaroon.

6- Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), Wasiirka Gaashaandhigga, wuxuu kasoo jeedaaMirifle/ Jiroon

7- Abshir Cumar Huruuse, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga – Waxa uu kasoo jeedaa Majeerteen/Ciise Maxamuud

8- Faarax Sheekh Cabdulqaadir, Wasiirka Waxbarashada Waxa uu kasoo jeedaa Reer Aw-Xasan.

9- Maxamuud Cabdiraxmaan Beena-Beene, Wasiirka Qorsheynta iyo Maalgashiga – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Hawiye/Baadicadde.

10- Jaamac ilka Jiir, Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka, waxaa uu kasoo jeedaa Beesha Daarood / Warsangeli.

11- Fardowsa Cismaan Dhoore, Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka, wuxuu kasoo jeedaa Daarood/Leelkase

12- Jaamac Xasan Khaliif, Wasiirka Boosatada iyo Isgaarsiinta – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Daarood/Dhulbahnte

13- Xasan Xuseen Eelaay, Wasiirka Xananaada Xoolaha, wuxuu kasoo jeexa Mirifle/ Eelay.

14- Jibriil Cabdirashiid, Wasiirka Ganacsiga Warshadaha.

15- Ismaaciil Sheekh Bashiir, Wasiirka Howlaha Guud iyo Guryenta – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Isaaq/Habarjeclo.

16 -Khadiija Maxamed Diiriye, Wasiirka Haweenka – – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Shanaad/Yaxar
17- Dr. Crisaaq Cumar Maxamed, Wasiirka Batroolka iyo Macdanta – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Hawiye/Xawaadle.

18- Maxamuud Doodishe, Wasiirka Amniga Gudaha – – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Daarood/Mareexaan.

19- Axmed Madoobe Nuunoow, Wasiirka Beeraha iyo Waraabka, wuxuu kasoo jeeda Digil/Dabare

20- Dr. Cali Xaaji Aadan, Wasiirka Caafimaadka – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Hawiye/Gaaljecel.

21- Axmed Xasan Aadan, Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyeaadka Badda, wuxuu kasoo jeedaa Beesha Dir

22- Daa’uud Aweys, Wasiirka Warfaafinta – – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Shanaad/Jareer

23- Biixi Iimaan Cige, Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha – Waxa uu kasoo jeeda Beesha Isaaq/Garxajis.

24- Jaamac Taqal, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, wuxuu kasoo jeeda beesha shanaad/ Biyamaal.

25- Maxamed Barre Maxamuud, Wasiirka, wuxuu kasoo jeed Beesha Shanaad/ AjuuraaN Dhallinyarada iyo Ciyaraaha, wuxuu kasoo jeedaa Beesha Shanaad/ Ajuuraan

26- Khadiija Al-Makhzuumi, Wasiirka Bay’adda iyo isbddelka Cimiladda, waxay kasoo jeedaa Beesha Shanaad/ Reer Xamar.

Plz Like & ahare

Xog: Xaaladda Fu’aad Shongole iyo waxa ka jira arrinta ay sheegatay ItoobiyaKismaayo  – Sida ay Jubbaland public media u...
31/07/2022

Xog: Xaaladda Fu’aad Shongole iyo waxa ka jira arrinta ay sheegatay Itoobiya

Kismaayo – Sida ay Jubbaland public media u xaqiijiyeen xubno ka tirsan qoyskiisa, waxaa nool Fu’aad Maxamed Khaliif (Fu’aad Shangole) oo ka mid ah madaxda ugu sareysa Al-Shabaab, kaas oo dowladda Itoobiya ay xalay shaacisay inay dishay.

Sidoo kale waxay baaritaanka xogtan ku ogaatay in Fu’aad Shangole uu soo gaaray dhaawac fudud oo sababay in loo qaado magaalada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe, halkaas oo hadda lagu dabiibayo xaaladiisa caafimaad.

Fu’aad Shangole ayaa ku dhaawacmay dagaal culus oo Jimcihii ay Al-Shabaab ku qaadeen degnaaka Aato ee gobolka Bakool oo dhaca xuduuda gobolkaasi uu la wadaago dowlad deegaanka Soomaalida, halkaasi oo ay kula dagaalameen ciidamada Liyuu Boolis.

Sidoo kale Cabdicasiis Abuu Muscab oo ah afhayeenka howlgallada Al-Shabaab oo ka mid ahaa xubnihii ay Itoobiya sheegtay inay ku dishay dagaalka ayaa soo hadlay, isagoo sheeganaya guulo ay ka gaareen dagaalkii ay ciidamada Liyuu Boolis kula galeen degaanka Aato.

Fu’aad Shangole ayaa ah madaxa abaabulka iyo tashkiilinta dagaalyahanada Al-Shabaab, sidoo kale Shangole wuxuu kamid yahay madaxda Al-Shabaab ee dowladda Mareykanka ay madaxooda dul dhigtay malaayiinta dollar.

Madaxa Sirdoonka Itoobiya Major General Tesfaye Ayalew ayaa xalay Wakaalada Wararka Itoobiya ee Ethiopian News Agency u sheegay inay dileen sedaxdaan hoggaamiye oo kala ah Fu’aad Shangole, Abuu Muscab iyo Cubeyda Nuur Ciise oo la sheegay inuu yahay madaxa Al-Shabaab u qaabilsan abaabulka ay kooxdu ka wado xuduudka dowlad deegaanka iyo Gobalka Bakool ee Soomaaliya.

Todobaadkii tegay Fu’aad Shangole warbaahinta kula hadlay duleedka degaanka Aato ee gobolka Bakool, wuxuu xiligaas u khudbeynayey dagaalyahano badan oo ka tirsan Al-Shabaab, wuxuuna ku goodinayey inay isku diyaariyaan weerarro culus oo ka dhan ah ciidamada Itoobiya.

Rabbi ha u naxariisto Gen Maxamed Warsame Darwiish wasiirkii wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland waxaan u uga tacsiyeyn...
30/07/2022

Rabbi ha u naxariisto Gen Maxamed Warsame Darwiish wasiirkii wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland waxaan u uga tacsiyeynayaa geerida ku timid dhammaan qoyskiisa, bulshada Soomaaliyeed iyo dadka Reer Jubbaland.

Wasiirka waxaa uu kamid ahaa aasaasayaashii Jubbaland isagoo waqtigiisa ugu badan gelin jiray hannaanka dowladnimo ee dalkeenna.

Dalka Jarmalka ayuu ku geeriyoday asagoo waayadan halka ugu maqnaa xaalad caafimaad.

Rabbi Janno Firdowso ha geeyo, Generalka waxaa uu baaqi ku sii ahaan doona qalbiyareenna.

Degmada DhoobleyDhoobley waa degmo ku taalla gobolka jubada hoose u dhow xadka kiiniya, waxaa kaloo loo yaqaan libooyo s...
23/06/2022

Degmada Dhoobley

Dhoobley waa degmo ku taalla gobolka jubada hoose u dhow xadka kiiniya, waxaa kaloo loo yaqaan libooyo soomaaliya. Waxay leedahay 10 Dugsi oo Saddex ka mid ahi ay dugsi sare yihiin, Sidoo Kale Degmaddu waxay hodan ku tahay biyaha oo waxa ay leedahay Ku Dhawaad Sideed Ceel biyood Waxayna Waraabisaa Dhamaan deegaannada ku xeeran Iyo Xoolaley aad u tiro badan kuwaas oo xilliyadda abaarta Magaaladda u soo aroora degmooyinka ku xeeran dhoobley iyo dhanka gobolka NFD. Sidoo Kale Dhoobley Waa Magaaladda Labaad ee ogu Wayn Gobolka Jubadda Hoose Marka laga yimaado Kismayo oo ah magaalo madaxda gobolka Jubadda Hoose. Dhoobley Waxaa Hoos taga Dhamaan Deegaannada kala ah: Diif Somali, Degelema, Tabto, Hoosingoow, Bilis qooqaani, Iyo Dageemo kale oo badan.
Ilaha Dhaqaale Ee Dhoobley ogu muhiimsan waa ka ganacsiga xoolaha nool, Ganacsiga xuduudeed sida Sarifka Lacagaha, iyo Airport ka magaaladda, Canshuurta Gaadiidka u kala goosha labada wadan. IWM.

Dhoobley District

Dhobley is a district in the lower Juba region near the Kenyan border, also known as Liboi in Somalia. It has 10 schools, three of which are secondary schools. The district is also rich in water and has about eight water wells and irrigates all the surrounding areas and a large number of livestock who come to the city during the drought. in the surrounding districts of Dhobley and in the NFD region. Dhobley is also the second largest city in the Lower Juba region after Kismayo, the capital of the region. Dhobley is under the control of Diif Somali, Degelema, Tabto, Hoosingow, Bilis Qooqani, and many more.
The main sources of income in Dhobley are the livestock trade, cross-border trade such as currency exchange, and the city's Airport, Transport tax between the two countries.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee Imaaraadka Ca...
19/06/2022

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee Imaaraadka Carabta, halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadan doonta labo cisho.

Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kala gadisan Taliyaha NISA Mahad Salaad ayaa kahor intii aysan ka duulin garoonka diy...
19/06/2022

Sida ay xaqiijinayaan ilo wareedyo kala gadisan Taliyaha NISA Mahad Salaad ayaa kahor intii aysan ka duulin garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, una socdaalin Imaaraatka Carabta amray in Ilaalada laga wareejiyo Xildhibaan Kulane jiis.

Guddoomiye Sacdiya Yaasiin ayaa noqotay Kusimaha Madaxweynaha dalka, kaddib markii uu maanta safar dibadda u ambabaxay M...
19/06/2022

Guddoomiye Sacdiya Yaasiin ayaa noqotay Kusimaha Madaxweynaha dalka, kaddib markii uu maanta safar dibadda u ambabaxay Madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo shalayna uu Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe uu safar dibadda u baxay.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTAMuqdisho, Juun 19, 2022;...
19/06/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAXAMUUD OO BOOQASHO RASMI AH UGU AMBABAXAY ISU-TAGGA IMAARAADKA CARABTA

Muqdisho, Juun 19, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo martiqaad rasmi ah ka helay dhiggiisa dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta Sheekh Maxamed Binu Saayid ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho.

Safarka Madaxweynaha oo labo maalmood qaadan doona ayaa ku qotoma xoojinta xiriirka
diblomaasiyadeed ee labada dal, fududeynta isu-socodka, ganacsiga iyo sare u qaadidda iskaashiga labada waddan.

Maxay magacaabista Xamza Cabdi Barre uga dhigan tahay siyaasadda Soomaaliya?June 17, 2022 – Agaasimaha Machadka Heritage...
17/06/2022

Maxay magacaabista Xamza Cabdi Barre uga dhigan tahay siyaasadda Soomaaliya?

June 17, 2022

– Agaasimaha Machadka Heritage ee fadhigiisu yahay Magaalada Muqdisho, Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo markii u h**eysay ka hadlay magacaabista Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalka, Xamza Cabdi Barre ayaa sheegay inay Soomaaliya uga dhigan tahay inay u jiheysatay siyaasadda xisbiyada.

Prof. Afyare ayaa qaba in magacaabista Xamza ay sare u qaadeyso awoodda xisbiyada, taasi oo siyaasadda ka dhigeysa mid leh aragti iyo jiho ka badalan middii sanadaha badan lagu hogaaminayay dalka, sida uu hadalka u dhigay.

β€œRa’iisul Wasaaraha waxa uu kamid ahaa xisbigii uu hogaaminayay madaxweynaha, runtii waa arrin muujineysa in loo socdo nidaamka xisbiyada oo halkii h**e ee dad aan is aqoon isugu imaanayeen labada xil u sareeya waa soo badalatay, waana horumar ayaa isleeyahay marka dhinacaas laga fiiriyo,” ayuu yiri.

β€œWaxaa isleeyahay markasta oo loo sii dhawaado xisbiyo in siyaasadda ay waji, jiho iyo aragti ay yeelaneyso.”

Sidoo kale waxa uu tilmaamay in Ra’iisul Wasaaraha ay hor-taallo dhaqan-gelinta hal-ku-dhigii ololaha madaxweyne Xasan Sheekh, kaasi oo ahaa β€œSoomaali Heshiis ah oo Dunida Heshiis la ah”.

β€œGolaha ha la xoojiyo oo dooduhu ha ka dhacaan oo go’aamada lagu gaaro ha noqdaan, oo yeysan noqon Gole uu iska leeyahay Ra’iisul Wasaaraha ama Madaxweynaha. Waxaa ku talinay in habka loo habeynayo wasaaradaha ay noqdaan hab la socda caalamka hadda cusub.”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya u magacaabay Xamza Cabdi Barre oo ah xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, h**ena u soo noqday xoghayihii xisbiga madaxweynaha ee UPD sanadihii u dhexeeyay 2011-2017.

Xamza Cabdi Barre ayaa noqday qofkii ugu horreeyey ee kasoo jeeda beesha Ogaadeen ee xilkan loo magacaabo, sidoo kalena waa ra’iisul wasaarihii ugu horreeyey ee aan qurbaha ka iman ee xilkan loo dhiibo.

R/W Xamze oo wada-hadal la yeeshay madax goboleedkii u h**eeyeyJune 16, 2022 – Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaali...
16/06/2022

R/W Xamze oo wada-hadal la yeeshay madax goboleedkii u h**eeyey

June 16, 2022

– Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Soomaaliya, Mudane Xamze Cabdi Barre oo kulamo ka bilaabay magaalada Muqdisho ayaa maanta wadahadalkii ugu horreeyey la yeeshay Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabelle.

Kulanka Cali Guudlaawe iyo Xamze ayaa ujeedkiisu waxa uu ahaa mid salaan iyo isbarasho ah oo ka dhashay magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub ee shalay uun la magacaabay.

Madaxweynaha HirShabelle ayaa marka h**e u hambalyeeyey ra’iisul wasaaraha magacaaban, wuxuuna Alle uga baryey inuu u fududeeyo mas’uuliyadda loo igmaday.

Labada mas’uul ayaa intaasi kadib iska xog wareystay xaaladda dalka, gaar ahaan isbedalka siyaasadeed ee dalka dhacay iyo sidii loo wada shaqeyn lahaa.

Sidoo kale waxa ay diiradda isla saareen wax yaalaha hor tabinta u ah waxqabadka xukuumadda cusub oo ay ka mid yihiin ugurmashada dadka ay abaarahu saameeyeen , amniga dalka iyo arrimaha dib uhishiisiinta.

Dhinaca kale ra’iisul wasaaraha cusub ayaa maanta booqasho ugu tegay guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka, wuxuuna ahaa kulankoodii u horreeyey oo ahaa mid is barasho ah.

Mudane Xamza Cabdi Barre oo ahaa xildhibaan ka tirsan baarlamaanka 11-aad ayaa shalay Madaxweyne Xasan Sheekh wuxuu u magacaabay ra’iisul wasaaraha cusub ee dalka, waxaana marka uu helo codka kalsoonida uu ballan qaaday inuu dhisi doono xukuumad tayo leh oo har iyo habeen u istaagi doonto sidii ay u gudan laheyd waajibka loo igmaday.

Hamze holds talks with first regional leaders

June 16, 2022

- The newly appointed Prime Minister of Somalia, HE Hamze Abdi Barre, has begun talks in Mogadishu today with the President of HirShabelle State.

The purpose of the meeting between Ali Gudlawe and Hamze was to greet and introduce each other as a result of the appointment of a new prime minister just yesterday.

The President of HirShabelle first congratulated the newly appointed Prime Minister and prayed for his success in fulfilling his responsibilities.

The two leaders then exchanged views on the situation in the country, in particular the political developments in the country and how to work together.

They also focused on key elements of the new government's performance, including drought relief, national security and reconciliation.

Meanwhile, the new Prime Minister paid a courtesy call on the Speaker of both Houses of Parliament today, and it was their first introductory meeting.

Mr. Hamza Abdi Barre, a Member of the 11th Parliament, was yesterday appointed by President Hassan Sheikh Mohamud as the new Prime Minister of the country, and upon receiving the vote of confidence, he promised to form a capable government that will stand day and night. will be able to fulfill its mandate.

22/05/2022

Top 10 Most busiest International Airports in Africa.

1)- O.R. Tembo International Airport, South Africa πŸ‡ΏπŸ‡¦.

2)- Cairo International Airport, Egypt πŸ‡ͺπŸ‡¬

3)- Bole International Airport, Ethiopia πŸ‡ͺπŸ‡Ή

4)- Cape town International Airport, South Africa πŸ‡ΏπŸ‡¦

5)- Mohammed v International Airport, Morocco πŸ‡²πŸ‡¦

6)- Murtala Mohammed International Airport, Nigeria πŸ‡³πŸ‡¬

7)- Jomo Kenyatta international Airport, Kenya πŸ‡°πŸ‡ͺ

8)- Dar El salaam International Airport, Tanzania πŸ‡ΉπŸ‡Ώ

9)- Nnamdi Azikiwe International Airport, Nigeria πŸ‡³πŸ‡¬

10)- Hurghada International Airport, Egypt πŸ‡ͺπŸ‡¬.

Please πŸ™ follow NEWS- East African

15/04/2022

Nanyuki High School: A Sneak Peek into The Most Selected School by KCPE Candidates
What comes into your mind when the best Kenyan secondary schools are mentioned? I am not an angel, but I am quite sure Nanyuki High School will not come into your mind.

You are most likely to think of Alliance, Maranda, Mang’u, Starehee, and Kenya High. Do you know that most KCPE candidates desire admission at Nanyuki High school rather than these crΓ¨me de la crΓ¨me schools?

Last year, it was ranked the most selected school. It has been ranked the same this year with over 150000 candidates choosing it, yet it has only 400 available slots.

Nanyuki School main gate.

Well, I compiled information about this school to help you understand why candidates prefer it to the crème de la crème schools I mentioned above.

Location

Nanyuki High School is a boys’ school located in Nanyuki Town, Laikipia County. It is the only public school in Laikipia and is just a few kilometers away from Nanyuki Town Centre.

History

The school was established in 1965. At first, it accommodated both boarders and day scholars, but more dormitories were later built to make a fully boarding school.

Population

Currently, the school has a population of over 800 students and 35 teachers and an unaccounted number of non-teaching staff members.

Performance

The school is currently ranked as a national school by the ministry of education because of its good performance. It has earned a place in the top 100 performing schools list in the last four years. In 2019, it had a mean score of 7.82 and produced the student in Laikipia County who scored a clean A.

Extra-Curriculum Activities

Among the most significant reason students love Nanyuki High School is that it provides a conducive environment for students to nurture their skills. Some of the extra-curricular activities the school allows students to engage in include drama, journalism, debate, sports, and science congress clubs.

Students at Nanyuki School learn how to fly a plane on a simulator on June 22, 2021.
Most importantly, the school’s principal, Mr. Oliver Minishi, is highly invested in the Drama Club as the drama coach. He has earned himself the title β€˜the giant’ through his excellent coaching skills which have led him to be termed the best drama coach countrywide. He also boasts of excelling in writing creative pieces, most of which have been used in drama festival competitions.

Students Counseling Every Wednesday

While most public schools have been accused of abusing students psychologically, the administration at Nanyuki High school ensures the boys are mentally taken care of. The school holds counseling & guidance sessions every Wednesday morning, where the boys are allowed to express their troubles.

Nanyuki School Principal Oliver Minishi.
Moreover, the principal often invites experts and motivational speakers during the sessions to inspire the students to be better people.

Teamwork among Parents, Teachers, and Students

The school’s success has been attributed to its teamwork culture. The students, teachers, and parents work together to ensure the school shines positively.

FOLLOW US ON SOCIAL MEDIA

✨ HISTORY IS MADE! EAC Heads of State OFFICIALLY admit the Democratic Republic of the Congo (DRC) into the East African ...
29/03/2022

✨ HISTORY IS MADE!

EAC Heads of State OFFICIALLY admit the Democratic Republic of the Congo (DRC) into the East African Community.

H.E Uhuru Kenyatta, Chair of the Summit of EAC Heads of State announces during the 19th Extra-Ordinary Summit of EAC Heads of State.

Live on www.eac.int

The East African Community (EAC) is a regional intergovernmental organisation of 6 Partner States: the Republics of Burundi, Kenya, Rwanda, South Sudan, the United Republic of Tanzania, and the Republic of Uganda, with its headquarters in Arusha, Tanzania.

Mataingi asks civil servants to keep off politics
28/03/2022

Mataingi asks civil servants to keep off politics

Interior Cabinet Secretary Fred Matiang'i asked civil servants not to take political sides contrary to his initial stand where he campaigned for Raila Odinga.

19/11/2021

Fresh details emerged today on the arrest of the three terrorists who were reported to have escaped from Kamiti prison. The three were spotted by security agents hours after residents reported seeing them in Malalani market which is 100 KM East of Kitui town. However, the three terrorist did three mistakes which destroyed their missions of escaping completely.

1. The first mistake they did when they bought milk, bottled water and biscuits from one shopkeeper. The owners of the shop was in great panic since they seemed to be so much troubled hence the owners of the shop to suspect them.

2. The second mistake they did is they started asking people on a way that will lead them to the border of Somalia.

3. The third mistake is that one of the terrorists had swollen legs and he was limping hence making the people of Kitui county to suspect them since even their dressing was communicating something.

The three terrorists namely Musharraf Abdalla Akhulunga alias Zarkarawi, Mohammed Ali Abikar and Joseph Juma Odhiambo alias Yusuf are now at Kamiti prison where CS Matiang'i went to receive them.

Please share this information to other people, like and also leave your comments.

Written by; Abdirizack Noor Mohamed

Latest news from Facebook
20/10/2021

Latest news from Facebook

See more trending news on @ Phoenix Browser

Address

Nairobi

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubbaland Public Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jubbaland Public Media:

Videos

Share