Dr Abdullahi Mohamed Yarow

Dr Abdullahi Mohamed Yarow Wacyi galin joogta ah iyo casharo diini ah. Produce creativity and we market it.

18/08/2024

Xigmad somaliyeed
“Xagla laaban xola kuma yimadaan”

Maxad ka fahantay adiga ?

08/08/2024

اللهم صل على سيدنا محمد واله وصحبه اجمعين
Badiya saliga nabiga scw

22/07/2024

Qofkii biri oo ku began 23 july garonka calamiga ah jki ee nairobi kasafrayo ama kaso dagayo hala socdo xalad mudaharaad ayay kubaqen qoladii mucaradka in aay kasameynayaan

08/06/2024

فلا تكن من الغافلين

نحن في عشر ذي الحجة

07/06/2024

"*الله* سبحانه أرسل الرسل بأنه لا إله إلا هو، فتخلو القلوب عن محبة ما سواه بمحبته، وعن رجاء ما سواه برجائه، وعن سؤال ما سواه بسؤاله، وعن العمل لما سواه بالعمل له، وعن الاستعانة بما سواه بالاستعانة به؛ ولهذا كان وسط الفاتحة *﴿إياك نعبد وإياك نستعين*".

مجموع فتاوى شيخ الإسلام ابن تيمية، (524/11).

Xujeydii somaliyeed aya si habsami leh shalay uso gaaray dufcadii uh**eysay magaalada madina almunawarahWaxan aad ogu am...
16/05/2024

Xujeydii somaliyeed aya si habsami leh shalay uso gaaray dufcadii uh**eysay magaalada madina almunawarah

Waxan aad ogu amanayaa madaxda bicthada sida qeymaha badan ee aay uqabilen ogana hortageen shukran ayan leyahay

Waxan bararujinayaa dhor qodob
1- mashruca basaska ziyarada iyo timirta cajwada in uusan noqon mid xujeeyda lagu dalaalo oo sidii h**e wax iska badalaan oo aanan xujeyda lageynin beero timir lalaso heshiiyay .

2- qofk shaqalaha ah ee xujeyda inu ushaqeyo lagula heshiiyay in shaqadu misharka kuqadanayay uu dalal kuradiyo wa reebantahay .
قال صلى الله عليه وسلم (هدايا العمال غلول)
Waxa reeban shaqa masul lagaga dhigay oo dadweyna ah inad ushaqeyso inad dadkii lagu idmaday inad ushaqeyso aad hadiyadaha kaqadato marka iyada inad kuba sii dalasho wa kasii xag jirtaa

Shaqada lagu idmaday xujeyda inad ushaqeyso sidaacad ah allah dartiis ah halowada guto dalalka ado shaqala ah aad sii radini hala jojiyo qofka dalalka ah ma aha qof shaqada uu misharka kuqadanayo hadana makasii dalalo taas wa khiyano xaran ah .

2- dadka masulinta ah ee hogaminayo xajka wa howl culus rabbi ha idin fududeeyo wan idin duceyneyna lkn waxa muhim ah in aay tahay muhimadina kowad ilaalinta xajiga naftisa iyo xolahiisa naftisa daryelid xolahisana inan ladhicin .

Ilaa hada wax la idinku dhalilo majiran lkn waxan rajeynayaa in khaladadki sanadkii h**e aysan sonoqnoqonin fadlan madami isla grubkii sanadkii h**e uyahay waxa shaqeynayo isla khaladadkii sanadkii h**e handey sonoqdaan waxay tusale cad utahay in kas iyo kutala gal aay tahay ee khibrad yari aaysan idingeynin

Gulesta oo dadaala taloyinkana kafa idesta

Dr- abdullahi muxumad yarow

11/05/2024

Dhalin yaro bahi bini aadan horteed wax dhaqda
Kan kula dhashay xitaa inad wax tarto moyaane rabi kuma bahiyo
Bahida wax kugu jecel oo rabigaada aan ka aheen majiro saa mala socotaa

Asalaamu caleykum
08/04/2024

Asalaamu caleykum

28/03/2024

Qof uu rabbi jecladay aya cibadeysto qof walba ma aha

Yaa rabbi nawafaji nagana aqbal

02/10/2023

Watch, follow, and discover more trending content.

Maskaxda ilaahay ina siiyay waxaa kujirta xikmad  uu alle wayne inoo siiyay, inaad iska haysato maaha balse waa inaad ku...
29/09/2023

Maskaxda ilaahay ina siiyay waxaa kujirta xikmad uu alle wayne inoo siiyay, inaad iska haysato maaha balse waa inaad ku fakarto, oo’aad nolol wanaagsan ku abuurato, ka shaqaysii maskaxdaada waxay curin kartaa waxyaabo badan oo’aad iminka moogantahay.”

Dr Abdullahi Mohamed Yarow

28/09/2023

Qof-walba xaqiisu helin haddu Illaahay ka cabsado.

27/09/2023

Sidee lagu gaara Najaaxa iyo guusha qoddobka sagaalad.

27/09/2023

Qaybtii 6aad ee sidee lagu helaa najaaxa iyo guusha.

27/09/2023

Sidee lagu gaara guusha Nolosha qaybtii lixaad Dr Abdullahi Mohamed Yarow.

25/09/2023

Casharkii saddexaad Dr Abdullahi Mohamed Yarow

Talo.Dr Abdullahi Mohamed Yarow
24/09/2023

Talo.
Dr Abdullahi Mohamed Yarow

22/09/2023

Sidee lagu helaa Najaaxa iyo guusha.

21/09/2023

Hadaad Nabad kusoo toostay Alle u mahad celi.

19/09/2023

Nolosha maxaa qiimaha u yeela?

“ Qabiilka ilaahay waxa’uu inoo ku sameeyay inaan isku kala aqoonsanno laakiinse waa dambi wayn in aad isku kala saraysi...
17/09/2023

“ Qabiilka ilaahay waxa’uu inoo ku sameeyay inaan isku kala aqoonsanno laakiinse waa dambi wayn in aad isku kala saraysiisaan, ka fogow waligaa inaad walaalkaaga muslimka ah qabiil dartiis u dhibaatayso”
Dr Abdullahi Mohamed Yarow

17/09/2023

Dhiiga muslimka in la daadsho waa shay xaaran ah, Farriinta Dr Abdullaahi Mohamed Yarow.

“noloshu ma aha wax fudud oo gacanta laguu saarayo si sahlan balse gacantaada ayaad ku samaysan kartaa nolosha aad rabto...
15/09/2023

“noloshu ma aha wax fudud oo gacanta laguu saarayo si sahlan balse gacantaada ayaad ku samaysan kartaa nolosha aad rabto ilaahay idankiis, marka dadaal mar walba.”
Dr Abdullahi Mohamed Yarow

15/09/2023

Furaha guushu waa salaada.

11/09/2023

Waano iyo wacyi-galin ku saabsan Aafada baraha bulshadda waxaa soo-jeedinaya Dr Abdullahi Mohamed Yarow.

Kani waa Mowduuceenii kowaad ee Toddobaadkan.

Address

Nairobi
254

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Abdullahi Mohamed Yarow posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr Abdullahi Mohamed Yarow:

Videos

Share