![Shirkada Dayah express waa shirkad ilaa snadkii 2004-ta u adeegeysa shacabka dalka keenya oo ay adegyo kala duduwan Shi...](https://img5.medioq.com/118/287/101818511182873.jpg)
12/08/2019
Shirkada Dayah express waa shirkad ilaa snadkii 2004-ta u adeegeysa shacabka dalka keenya oo ay adegyo kala duduwan
Shirkada dayah express ayaa waxaa ay ka koo bantahay,Dayah sport center oo ah goob lagu cayaaro , oo sido kalena leh jiim kakooban qeybta dumarka iyo ragga waxaa una kuyaala section three Mabruuk estate
Dayah real estate oo kuu diyaariyay guryo kuwa ugu casrisan oo laga dhiso xaafada estligh.
Guryaahaasi oo kala baxo3 beedroom with dsq4beedroom with doublemaster beedroom,4beedroom duplex.
Gurayaha Dayah real estate ayaa waxaa ay kuyaalaan germ street waxaana uu garabka kuhayaa masjidka al hidaaya ee xafada islii.
Shirkada dayah express ayaa waxaa ay sido kale leedahay ,dayah city bus and percel service.
Dayah city bus oo loo yaaqaano diyaaradii turkaana ayaa dib uhabaeyn balaaran lagu sameeyay oo dhanka maamulka ah ,basus casri ah oo la soo kordiyayay, busakasi oo leh internet bilaash iyo television carsri.
dhanka kale dayah city bus and percel service ayaa waxaa sido kale lagu soo kordhiyay qaab casri ah oo kuuxaqijineyso badbadada alaabtaada iyo in tikidka aad kujaran karto qaab online ah.
Dayah city bus ayaa mudo 16 sano ah ka howlgalayay magaalooyinka Nairobi nakuru ,eldoret ,kitaale ,lodwar iyo kaakuma.
Shirkada dayah express waxaada kalaxiiri kartaa taleefoonada kala ah 0721744565 oo aad kaheli karto xafiiska nairobi ee dayah city bus and percel service.
Xafiiska dayah real easte Waxaad kala xiriir karta 0721753736 .Xafiiska dayah sport center Waxaad kala xiriiri karta 0729111166.