Toos Aaska Marxuumad luul
Fallanqeyn ku saabsan Guushii Liverpool ee koobka Carabao Cup ku qaadday
Muuqaalkan waa fallanqeyn ku saabsan kulankii xaley kooxda ee Reds ay ku guuleysatey koobka Carabao Cup, kadib gool uu u dhaliyay Virgil van Dijk cayaar ay la yeesheen Chelsea. Cayaarta ayaa ka dhacday garoonka Wembley.
Maxamed Axmed Deysane iyo Cabdiqaadir Yuusuf oo ka tirsan BBC Somali ayaa ka sheekeesanaya.
#CarabaoCupFinal #LiverpoolCarabaoCup2024 #RedsCarabaoCup2024
Midowga Afrika oo diiday Israel inay xubin ka noqoto ururkooda, halka Falastiin laga soo dhaweeyay
Waxaa soo baxaya warar sheegaya Israel in laga diiday codsi ah inay xubin ka noqoto midowga Afrika, halka Falastiin si weyn looga soo dhaweeyay shirka loona fidiyay casuumaad rasmi ah, Wararka Maanta. Fadlan fallow noo dheh boggeenna.
Emers Fae oo si rasmi ah loogu magacaabay macallinka Ivory Coast & Eduardo oo dhaliyay goolkii Ronaldo
Xiriirka kubadda cagta dalka Côte d'Ivoire ayaa ku dhawaaqay Emers Fae inuu yahay macallinka rasmiga ah ee xulka, kadib markii dhawaan uu qaaday koobkii saddexaad ee taarikhda iyo xiddiga khadka dhexe ee Brazil Carlos Eduardo oo dhaliyay gVasco da Gama. Xiggasho: @ToobiyeMedia
#AFCON2023 #IvoryCoast2024 #VascoDaGama
Sheekooyinka Kubadda cagta: Waxaa ka mid ah Bayern Munich ayaa la kulantey guuldaradii seddexaad oo xiriir ah oo xiriir ah
Muuqaalkan waxaa ku soo koobi doonaa natiijooyinka kulamadii Axaddii shaley laga cayaaray horyaalladda qaaradda Yurub, waxaana ka mid ah Bayern Munich oo la kulantay guuldarro naxdin leh kadib markii 3-2 ay ku garaacday Bochum.
Xiggasho: @ToobiyeMedia
Naceybka Maraykanka ayaa ku soo kordhaya dalalka Carabta iyo Islaamka (Sabab haddaba)
Shabakadda ABC News ee dalka Maraykanka ayaa soo xigatay ilo ka agdhow wasaaradda arrimaha dibedda Maraykanka oo sheegaya in dalalka bariga dhexe iyo Islaamka in ay ku soo kordhayaan naceybka loo qabo dowladda Maraykanka. Maxaa sababay hadda. Xigasho: ToobiyeMedia
#Abcnews #USAMiddleEast #USAIsrael
Hogaamiyaha Suudaan oo wacad ku maray inay xididdada u siibi doonaan RSF
Hoggaamiyaha golaha milateriga ku meelgaarka ah ee Suudaan, ahna taliyaha guud ee ciidanka, Cabdifataax Al-Burhaan, ayaa Sabtidii sheegay in ciidankiisu ay sii wadi doonaan dagaalka illaa inta laga takhalusayo xoogaga RSF. Maxaa kaaga baxay. Fadlan Subscribe noo dheh Channalkeenna. Xigasho Toobiye Media
#SudanForever
#SudanforPeace
#Soomaalikabe
Washington ma lee dahay awood ay uga hortegto howgalka Israe'il ay ka fulineyso xerada Rafax?
Israa’iil ayaa isku diyaarinaysa weerar dhulka ah oo ay qaaddo xerada Rafax oo ku taalla koonfurta Marinka Qaza, haddaba, su'aasha la is weydiinayo ayaa ah madaxweyne Joe Biden iyo xukuumadiisa awood intee la eg ayey u lee yihiin in ay joojiyaan duulankan gardarada ah.
Ivory Coast oo noqday xulkii 12-aad ee ku guuleysta AFCON isagoo lagu cayaarayo gurigoooda
Ivory Coast ayaa dhigtay taarikh cusub, kadib markii ay noqotey dalkii 12 aad ee ku guuleysta koobka qaramada Afrika iyadoo lagu cayaarayo dalkeeda. Waana markoodii saddexaad oo kooban ay hantaan.
Xigasho: Toobiye Media
#TotalEnergiesAfcon2023 #ToobiyeMedia #ThechampionAFCONIvoryCoast
Saxaafadda Jarmalka oo Kane ku tilmaamay musiibo loo soo diray Bayern Munich bal Maxay ku arkeen?
Wargeysyada Jarmalka ayaa weerar ku qaaday xiddiga xulka qaranka Ingariiska iyo naadiga Bayern Munich, Harry Kane, kadib kulankii ay kooxdiisu guuldarro 3-0 ay kala kulantay Bayer Leverkusen kulan ka tirsan horyaalka Bundesliga.
Xigasho: @ToobiyeMedia
Vladimir Putin oo doorashada Ruushka kula loolami doonan saddex siyaasi oo taageersan qorshihiisa
Iyadoo bisha dambe ay Ruushka ka dhaceyso doorashada madaxweynaha, ayaa haddana waxaa doorashadaas kula tartami doona Puntin saddex siyaas oo taageersan dagaalka Ukraine. Xigasho: Toobiye Media
#RassiaMoscow #UkrainePutin #Soomaalikabe
DAAWO: Qaybta Koowaad ee Taxanaha Turkiga uu ku Xoojiyo Xiriirka uu la lee yahay Afrika
Barnaamijkan waa taxane aan ku soo bandhiggi doono Qorshaha Turkiga uu ku doonayo inuu ku xoojiyo xiriirka uu la lee yahay Afrika. Maxaa kaaga baxay?# Xigasho ToobiyeMedia
Fadlan ka aragtidaada waa muhiim
DAAWO: Wargaysyada cayaaraha qodobada ugu waaweyn ee maanta ay qoreen
Muuqaalkan waa Wargaysyada Cayaaraha ka faaloodda oo maanta wax yaabaha ay qoreen.
Waa kuma macallinka cusub ee xulka Qaranka kubadda cagta dalka Masar?
Xiriirka kubadda cagta dalka Masar ayaa magacaabay Xasaam Xasan oo noqonaya tababaraha kooxda isagoo baddelaya macallinkii reer Portugal Rui Vitoria.
Maxay yihiin fursadaha ay heli karaan doorashada Pakistan xisbiyada diimeed?
Illaa 22 xisbi diimeed ayaa ka qeybgalaya doorashada maalinta Khamiista ka dhaceysa dalka Pakistan, haddaba waa sidee fursadaha ay ka heli karaan xisbiyadan xagga baarlamaanka, golayaasha gobollada iyo ka qaybgalka dawladda dhexe.
Xiggasho: ToobiyeMedia
Maxaa ka jira in Elon Musk iyo shirkadiisa Tesla looga adkaaday Suuqa?
Waxaa soo baxaya warar sheegaya in shirkadda PYD ee laga lee yahay dalka Shiinaha in ay dhaaftey marka laga eego xaga suuqa sannadkii horre shirkadda Elon Musk ee gaadidka soo saarta Tesla.
Bal ma istiri Maraykan meel walba ayaa looga guuleystay?
Xigasho: ToobiyeMedia
#Soomaalikabe #PYDTesla #ElonMusk
Nin asal ahaan ka soo jeeda Falastiin oo ku guuleystay doorashadii madaxweynaha El Salvador |2024|
Madaxweynaha El Salvador, Nayib Bukele, ayaa guul weyn ka soo hoyay doorashaddii shaley ka dhacday dalkaas, kadib markii uu ku guuleystay in kabadan 85% codadka la dhiibtey waddanka bartamaha Ameerika.
Xigasho: @ToobiyeMedia
#ElSalvador#NayibBukelel #ToobiyeMedia
XUBINTA GORFGEYNTA MAANTA 27,OOO OO QOF OO ISRAEL KU DISHAY QASA IYO SIRDOONKA MASAR OO WAR KA YIMID
Muuqaalkan kaga bogo wararkii ugu dambeeyay ee magaalada Qasa iyo dadaalo socda oo ku saabsan in xabbad joojin laga hirgaliyo magaalada Qasa. Xigasho: ToobiyeMedia
#XaakaddaGaza
#IsraelGaza
#Soomaalikabe
Pep Guardio:''Hadda ayaa seexan karaa mar haddii uu baxayo Jurgen Klop''
Weriye Xuseen Maxamed Hadaafow ayaa fallanqeenaya go'aanka macallinka naadiga Liverpool Jurgen Klop. uu kooxda uga tegayo xilli cayaareedkan iyo Macallinka kooxda Man City Pep Guardio ayaa sheegay in uu hadda seexan karo maadama uu baxayo ninkii uu ka naxayay.
Maxaa kaaga baxay?
DAAWO: Sida Caalamka uga falceliyay go'aankii ka dhanka ahaa Isra'il ee ka soo baxay maxkamadda ICJ
Muuqaalkan waxa uu ku soo koobaya sida dalalka Islaamka, Turkiga iyo Iiraan ay uga falceliyeen go'aankii maxkamadda cadaaladda adduunka ee magaceeda loo soo gaabiyo ICJ, shalay ka soo saartay dhagaysigii dacwadda ay soo gudbisay Koonfur Afrika. Aragtidaada ka dhiibo.
#GazaIsrael #SouthAfricaICJ #ToobiyeMedia