Qormooyin xiiso leh

Qormooyin xiiso leh welcome All

Waxaad ogaan doontaa maalin maalmaha ka mid ah👉Salaadu inay ka wanaagsanayd hurdo aad ka kici kari wayday 👉Akhrinta Qur’...
21/11/2022

Waxaad ogaan doontaa maalin maalmaha ka mid ah

👉Salaadu inay ka wanaagsanayd hurdo aad ka kici kari wayday
👉Akhrinta Qur’aankuna inay tahay waxa ilaahay inoogu sheegay inaan ku dagayno Oon Xasilayno iyo farxadba ka helayno dedna
aad iskaga tagtay akhriska Qur’aanka.
👉Iyo in xusku iyo digriga ilaahay maalintaada ku badin jireen barako oo aad caajistay xuska
👉Istiqfaartuna ahayd mid Irsiqa noloshaada balaadhisa oo aad iska indha tirtay
👉Iyo in salaatu laylka habeenka ay qalbigaaga Xasiloomi ku hayso oo aad ka tagtay
👉Waxad maalin maal-maha kamid ah ogaan Doontaa inuu nabi muxamed scw yidhi waxaa janada iigu dhawaan doona kiina ugu bidtinta badan saligayga. Oo haddaad meel ku qorto saliga nabiga scw intuu qoraalkaasi jiro uu jiri doono ajarka aad ka helaysaa.

Hadaad akhriska dhamaysatay Waa jimce ku sali xabiibikeenii muxamed scw scw🥰♥️

Insha-alaah nagu soo biir mahadsanid
QormooyQormooyin xiiso lehlQormooyin xiiso lehQormooyin xiiso leh

27/06/2022

Saaxibada dhabta

27/06/2022

Qiimaha salaada

10/06/2022

Dardaaran muhiim u ah bulshada sooomaliyeed

05/04/2022

Mxa kala qabsaday sheikh mustafa xaaji iyo nin ku yiri waxba ma taqananid

13/09/2021

Ayuuuto ama (hugbad) lagu dhaco dadka soomaaliyed

13/09/2021

Tukuhu wa shimbirta ugu caqliga badan hadaad been moodo wakane ila daawo

19/08/2021

Ku dadaal salaada walal

Aqiyarta ku Xiran pageka
10/06/2021

Aqiyarta ku Xiran pageka

Azxaapey ismuujiya 10k like and follow soo saara pagekan idinko mahadsan
09/06/2021

Azxaapey ismuujiya 10k like and follow soo saara pagekan idinko mahadsan

05/06/2021

Sida ugh fudud ee lo jojinkara fikradaha at dadku kaa aminsanyihiin

05/06/2021

Daahir calasow ooo loga digay inu sharma boy ka leexdo

04/06/2021

Wax walba wa Suuuro gal lakin wa in ad iskuday sameysaa

04/06/2021

Qosolka adunka timo Jare sarqaaansan waligaa ma u tagtay o madax maku jaray

31/05/2021

Waligaa gabar majeclaatay?🤣

Gabar qurux badan ma ahayd?🤣

Gu,yaal badan maisla socoteen?🤣

inaad hadiyad usoo iibiso ma go'aansatay?

Dukaan mobileda lagu iibiyo ma abaartay?

Iphone mobile oo jooga qiimo dhan $900 sagaal boqol oo doolar ma u soo iibisay

Maalin jimco ah ii imaad maku tiri?

Sidi nin wanaagsan mobelkii malasoo laafyootay ?

Ma'u tagtay ee telki farta maka saartay ?

Soo dhaweyn wanaagsan mala kulmi waysay

Qos qosol iyo qiiro aan qalbiga jirin malaguu sameeyay

Malagu yiri haye abowe waa noo markale ee jaaw

Telefoon kale ma'u soo dhacay gabadhi

Erayo macan oo adi laguu quuri waayay makula hadashay qofki soo wacay

Maseyr iyo miir beel madareentay

Meel aad joogto ma aqaan waysay

Gabadhi markale matiri macaane isoo dhaqso wiil walaalkey ah ayaan iska diri rabaaye

Aboowe markale ayaan kulmeynaa ee iska bax malagu yiri

Xanaaq iyo xeyd xeydasho maka bixi waysay

Gurigi makasoo baxday adigoo jareeynaya sidi ruux laleemo qaba 😁

Wiil istaag taagaya makaa hor imaaday

Shaki badan makaa galay wiilkii

Wiilki gurigi aad kasoo baxday ma abaaaray

Dhidid badan dhafooraha maka soo yaacay

Geed guriga udhoow mafariisatay

Waxyar markaad joogtay wiilki oo mobileki aad gabadha siisay wata makuu yimid

Ciil iyo caro xoog leh madareentay

Saxiibow telefoonkaan halkee ka keentay wiilki mawaydiisay

Jaceylkeyga ayaa midkoo dabaal ah ukeenay maku yiri

Wadna garaac xowli ah madareentay

Kan amaad feertaa mais tiri

Wiilki xoogaa maka cabsootay

Gabadha gurigeeda inaad tuuryeyso mago'aansatay

Hadana xaafada waaku cusubtay ee yaan lagu dilin ma'istiri

Laba dhagax inta ku tuurtay maka carartay

Booliska xaafada maku qabteen ee xabsi makuu taxaabeen kkkkkkkkkkk

Maxaad sameyn lahayd hadii qisadani kugu dhici lahayd?

Mahadsanidiin aqristayaaal waxaa iga codsi ah inaad halkan uga wac saxiibkaa hakula aqristee

Xigasho: Mustaf Alcadaala

24/05/2021

Qalbi Nawar kuyaalan qaboobine heeso qamarami ya ku heysta farta taaga

Waqtiga ugu quruxda badan wa tan ad nafteyda la qadatid
24/05/2021

Waqtiga ugu quruxda badan wa tan ad nafteyda la qadatid

17/05/2021

Yaa Allah mushkilada ka dulqaad walalaheena phalastiin
Allahu akbar walal share garee si u arkan azxaptaada
Fg. Walal pageka

15/05/2021

Walaal adoon uduceyn hadhaafin walalahen phalastin
Allahu akbar hadad muslim tahay share garee is ay u arkaan cadowga muslimiinta
Walaal Allah darti page like usaar

15/05/2021

Challenge mucjiso ah adaa yawaayo
Fadlan iyo

10/05/2021

Prank waali ah
Fadlan like iyo shareta hailoowin

08/05/2021

Gantaalka Shiinaha: Wasaaradda arrimaha dibadda oo ka hadashay dhibaatada uu geysan karo gantaal
Inta badan haraaga gantaalka weyn ee Shiinaha ka soo fakaday ayaa la filayaa in uu dhulka dib ugu soo laabato Sabtida maanta ah, waxa uuna wasiirka arrimaha dibadda Shiinaha Wang Wenbin sheegay inay u badan tahay in haraaga gantaalka uusan waxyeello geysan.
Gantaalkan wayn ee lagu magacaabo Long March-5b, oo ah sida gaari qaadi kara xamuulka, waxaa bishii la soo dhaafay loo diray saldhigga cusub ee Shiinaha uu ka sameystay Hawada Sare.
Balse, gantaalka oo ku soo wajahan dhulka, hadda waa la xakameyn waayay. Waa gantaalkii labaad ee ugu wayn ee la xakameyn waayay ee dhulka ku soo dhaca, 30 sano gudahood.
Meesha uu ku dhacdayo gantaalka "lama tilmaami karo ilaa laga gaaro saacadaha uu ku so beegan yahay dhulka ee 8-dda bisha oo maanta ku beegan.
Xawaaraha uu dhulka ku soo gali doono waxay ku xiran tahay sida hawada ay tahay, xaalado badan sida joogga sare ee dhulka ah, ayaana arrintaa sababi kara. Xogtaas weli si wanaagsan looma hayo.
Gantaalka ayaa hawada sare loo diray dhowaan
Isaga oo ka hadlaya magaalada Beijing, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Wang Wenbin waxa uu sheegay in Shiinuhu uu si dhow ula socdo gantaalka oo intiisa badanna ay guban doono marka dib uu dhulka soo gaaro.
"Suurtagalnimada in gantaalka uu waxyeello ka geysto dhulka aad ayay u hooseeyaa," ayuu yidhi.
Haddii gantaalka uu ku soo dhaco dhulka, gaar ahaana goob ay dad ku nool-yihiin, natiijada waxay noqonaysaa, sida diyaarad yar oo soo dhacaday oo weliba hawada ku soo burburtay, waxaa sidaasi sheegay Jonathan McDowell oo ka hawl gala xarunta Jaamcadda Harvard, oo la hadlay warbaahinta qaar.

Send a message to learn more

08/05/2021

Masoomniye inaa soomi karo fiirinay (guuxaye)

Address

Mombasa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qormooyin xiiso leh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qormooyin xiiso leh:

Videos

Share

Category

Nearby media companies



You may also like