Lafagari Media

Lafagari Media Lafagari Media contact +254722404353

21/01/2025

Nairobi senator sifuna away Xildhibaan Xuseen waytaan
Senator Kiprotich Cherargei
Edwin W. Sifuna

21/01/2025

Deg deg sharif Shiikh Axmad madaxwayne h**e oo...see more

21/01/2025

Siolo Senator madam fatuma

21/01/2025

Kisi Senator in mandera Today

21/01/2025

WAR CUSUB:
Madaxweynaha cusub Donald Trump ayaa sheegay in lab iyo dhedig wax u dhaxeeya uusan Maraykanka kajiri dooonin maanta wixii kadambeeya Tani ayaa meesha kasaaraysa dhaqankii dadka iskujinsiga ee isu hawooda

Arintaa ayaa waxaa soo dhaweeyay dadka islaamka ah ee dunida kunoolngaar ahaan muslimiinta reer maraykan

20/01/2025

Wiil yar oo qurbaha kudhashay ayaa Su'aal aad u Da weyn maskax ahaana weyn weydiiyay sheekh umal..see more

20/01/2025

Cumar Sala oo si adag uga hadlay...See More

20/01/2025

Dowlada Ismaamulka Mandera oo Maanta Daahfurtay Barnaamijka Quudinta Arday-da Dugsiyada ECD.

20/01/2025

Xiligaan Xildhibaanka ahaa mandera koronto lagama caban jirin sababta maanta koronta la aanta keentay waa taqaanaan sidaasi waxaa yiri cumar sala xildhibaankii h**e bariga mandera

20/01/2025

Senator Capt. Ali Ibrahim Roba EGH, MP iyo H.E Governor Mohamed Adan Khalif oo maanta mandera kusoo dhaweeyay 7 xildhibaan oo katirsan aqalka sare ee dalka kenya

20/01/2025

Senator Capt. Ali Ibrahim Roba EGH, MP oo k**ahd celiyay sida ay Xisbiga UDM Utaageereen dhalinyarada ismaamulka mandera

Agaasimihii h**e ee Sirdoonka Somalia Fahad Yaasiin ayaa bartiisa X soo dhigay qoraalka hoose:“RUNTA KHARAAR: Xasan Shee...
19/01/2025

Agaasimihii h**e ee Sirdoonka Somalia Fahad Yaasiin ayaa bartiisa X soo dhigay qoraalka hoose:

“RUNTA KHARAAR: Xasan Sheekh iyo Axmed Madoobe”

“Waxaan maqli jiray, war hebeloow labada orod mid daa! Madaxweyne Xasan Sheekh inuu Axmed Madoobe la dagaalo iyo inuu la heshiiyo midna kartideeda ma lahan, marka labada orod midkood ha daayo.”

“Cudurrada qaarkood hadaadan iska daaweyn karin waxaa jira kaniiniyo loo qaato si aad ula noolaato xanuunka.”

“Runta kharaarka badan waxay tahay, Madoobe waxaa maanta garab siinaya saddex dowladood oo Madaxweyne Xasan Sheekh dano dhaqaale oo shakhsi ah uu ku qabo labo kamid ah. Qof baahan uma caroon karo qofka uu gacanta u hoorsado”

“Nabad iyo colaad waxaa hadeer dhaw nabadda. Dowladdii horaba markay aragtay xaalka waxay aqbashay iney xanuunka la noolaato. Ceeb waxaa ah inaad si joogto ah darbiga madaxa ugu sii garaacdo”

Maxaa Kaaga Baxay Fariinta Fahad?

Shirkadaha isgaarsiinta ee lajaraayo dhaqaalahoodana lagu cayaaraayo oo ilaa iyo hada maqan maxaa laga faaiday reer Bala...
19/01/2025

Shirkadaha isgaarsiinta ee lajaraayo dhaqaalahoodana lagu cayaaraayo oo ilaa iyo hada maqan maxaa laga faaiday reer Balad-xaawo khad k**a maqnee

Reer Balad-xaawo khad waa haystaan shirkadihii ladamiyayna waa lakhasaariyay dadkiina wali khad waa haystaan

19/01/2025

Waxa caawa Balad-xaawo kadhacay banaan ugama imaanin waa qorsho ladajiyay oo wax lagu banaysan rabo

Shirka aminkaan oo saq dhexe ah shirka ufadhiyo ee isgaarsiinta loojaray go'aanada lagu gaaray shirkaas waa mid been la isugu sheegay bulshada Balad-xaawana ishay kuhaysaa tilaabo walbo oo aad qaadaan

Dadku dadkii ma ahan xiliguna xiligii ma ahan
Xiliga iyo xaalada maanta waa ay kala duwantahay yaysan isaga kiin darsamin

Raga mar walbo dhibaatada iyo qalqal galinta amniga dagnada kashaqeeyo ilma k**a joogaan deegaanka dalal nabad ah ayay gaysteen dadka deegaankuna waa iska arki waayeen lkn markii ay qixiyaan ayay ogaan doonaan runta

Dadka Balad-xaawo waa ay ka ilbaxeen in magaalada amnigeeda qalqal lagaliyo meel kale oo aysan waxbo jirina loo saariyo si dano laleeyahay loogaaro

dadku waa soo jeedaa waana ka ilbaxeen arimahaas lamana marin habaabin karo

Xildhibaanka aan weerarno iyo maweeraraynee aan wadooyinka biyaha iyo korontada kajarno yay laisku mariwaayay

Ninka howshaan wado dagaal magalaayo asaga waligiisna lamasheegin laakiin rag ayuu rabaa in uu haadaan katuuro

19/01/2025

Dolow iyo Balad-xaawo 👀👈

Dowlada federaalka waxa ay garoomada gobalka gedo kaxirtay oo kaliya dadka shacabka ah ee masaakiinta lakiin madaxda jub...
19/01/2025

Dowlada federaalka waxa ay garoomada gobalka gedo kaxirtay oo kaliya dadka shacabka ah ee masaakiinta lakiin madaxda jubaland xiligay rabaan ayay kadhoofi karaan kana soodagi karaan

dowlada federaalka jubaland lama dagaalsano ee shacabka reer gedo ayay ladagaal santahay hadaanan la iska indhatiraynin

Sababtoo ah maamlmo kahor xildhibaano, wadiiro iyo gudoomiyaha gobalka gedo oo kismaayo kayimid ayaa kadagay garoonka dolow oo dowlada Federaalka uxirnaa maantana wasiiro ayaa kadagay lakiin shacabka k**a dhoofi karaan k**ana dagi karaan dowladnimada ma saas baa

Senator Capt. Ali Ibrahim Roba EGH, MP kulan laqaatay bulshada qaybaheeda kala duwan Kulanka ayaa waxaa kuwehlinayay H.E...
19/01/2025

Senator Capt. Ali Ibrahim Roba EGH, MP kulan laqaatay bulshada qaybaheeda kala duwan
Kulanka ayaa waxaa kuwehlinayay H.E Governor Mohamed Adan Khalif afhayeenka baarlamaanka mandera cumar sala iyo qaar kamid ah wakiilada aqalka hoose ee baarlamaanka mandera

19/01/2025

waylayta mabaxayso been yaanan laisu sheegin Wakiilka deegaanka Township Feysal Cabdinuur Isaaq ayaa yiri

Address

Mandera

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lafagari Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Lafagari Media:

Videos

Share