Journalist Abdulaziz Siyat

Journalist Abdulaziz Siyat Kalasoco Wararki Ogu Dambeyay Ee Somalida iyo Dunida Somali isku duban iyo qaranimo lo dhanyahay ayaaan doneynaa dar allena wan gari donaa amin

05/08/2024
13/07/2024
13/07/2024
13/07/2024

SRTV | 𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜 𝗥𝗘𝗔𝗟𝗜𝗧𝗬 𝗧𝗩
‐------------------
Ku xidhannow SOMALI REALITY TV(SRTV) si aad ula socto wararka Soomalida, Geeska africa, Bariga dhexe iyo Dunida, sidoo kale kala soco barnaajimo kala duwan.

28/05/2024

FADLAN KASO QEYB QAADO CIIDsiinta CARURTAAN ISKUGU JIRA AGOONTA IYO DAN YARTA KU NOOL XERYAHA QAXOOTIGA DAGAXLEY

KALA XIRIIR 00254748716404

23/05/2024

Magaalada macdanta laga qodo ee Rubaya ee ku taalla Bariga Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo, waxaa lagu tilmaamaa inay tahay caasimadda macdanta Coltan-ka ee adduunka, waxayna gacanta u gashay fallaagada.

Journalist Abdulaziz Siyat
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝘁𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

23/05/2024

Maaanta oo kale 38 sano kahor
---------------------------------------------------
Madaxweeynihii h**e ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre, ayaa 23kii bishii May ee sannadkii 1986dii, waxaa uu shil gaari ku galey duleedka magaalada Muqdisho.

Madaxweeyne Maxamed Siyaad Barre, oo dhaawac ka soo gaarey shilkaas, ayaana loo duuliyey dalka Sacuudiga si loogu soo daweeyo.

Shilkaasi waxaa uu ka dhacay jidka u dhexeeya Muqdisho & Afgooye.

9 sannadood ka dib ayuuna Rabbi ha u naxariistee Maxamed Siyaad geeriyoodey.

Journalist Abdulaziz Siyat
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝘁𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

21/05/2024

Magaalaada Muqdisho ayaa korodhay kadib markii mas’uuliyiinta Soomaaliya ay ku dhowaaqeen in la sameeyey saddex degmo oo cusub oo ka mid noqonaya degmooyinka magaalada caaismadda ah.

Journalist Abdulaziz Siyat
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝘁𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

21/05/2024

: Maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee la yiraahdo ICC ayaa goor dhow amartay in lasoo xiro r/wasaaraha iyo wasiirka gaashaandhiga Isra'el Binjamim Natanyahu iyo Yoav Gallant.
Sidoo kale maxkamadda ayaa amartay in la soo xiro 3 hogaamiye oo ka tirsan ururka Xamaas.
Dhamaan xubnahaan waxay ku eedaysanyihiin dambiyo dagaal.

Faahfaahinta warkaan halkaan kala soco haddii Eebbe idmo.

Journalist Abdulaziz Siyat
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝘁𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

21/05/2024

: Madaxweynaha Kenya William Samoei Ruto ayaa booqasho rasmi ah oo seddex maalmood ah uga bilaabatay Dalka Mareykanka.

Booqashadii ugu muhiimsaneyd ee uu ku tago mareykanka Madaxweynaha Kenya tan iyo markii la doortay sanadkii 2022-kii.

Madaxweynaha ayaa inta uu joogo Mareykanka wuxuu booqon doonaa goobo Kala duwan kuwaas oo uu khudbad ka jeedin doono.

𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝘁𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

21/05/2024

Qaar ka mid ah xildhibaanada dalka Kenya ee ka soo jeeda gobollada dhexe oo uu hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka dalka Kenya ayaa doonayo in dib u eegis lagu sameeyo qorshaha dakhliga loogu qeybiyo dalka Kenya..

Journalist Abdulaziz Siyat
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃?𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

21/05/2024

Qoraal ka soo baxay hay,adda Maaraynta iyo Muusiibooyinka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gudaha Dalka ay ka curatay dabayl lagu sheegay magaceeda LALY taasi oo Saacaddii Jaraysa 85-100 KM.

Dabeeshaan ayaa lagu sheegay in ay ka timaado dhanka Badweynta Hindiya waxaana markii ugu horraysay Dalka lagu arkay sida ay hay,addu sheegtay 14ka Bishaan.

Degmooyinka dhaca Bad weynta Hinta sida Badhaadhe, Jamaame, Baraawe, Marka iyo Muqdisho ayay si xooggan uga socotaa dabayshaan.

Waxaana laga digay in ay saamayn karto deegaannada kale ee ka Baxsan Xeebaha.

Hay,adda Maaraynta ayaa sheegtay in khadaara nafeed iyo mid hantiyadeedba ay keeni karto dabayshaan maadaama ay bur burin karto dhismaha waa wayn ee qadiimiga ah ee ku yaalla dhulka xeebaha.

Kalluumaysatada Soomaaliyeed ayaa iyaguna loogu baaqay in ay muujiyaan feejignaan dheeri xilliyada ay Kalluumaysiga wadaan.

Journalist Abdulaziz Siyat
𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝘁𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

21/05/2024

Asiga dartiis Ayan America 🇺🇲 ugu yimid asiga dartiis Ayan u inkiray inan Somali ahay waayo xiligii aan is shukaansan jirnay ayuu iisheegay inuu samaalida aad u necbiyahay sidaas ayaan ugu qariyay inan Somali ahay hadda markuu ogaaday xariirkii ayuu iga jaray in uu maherkeyga isiiyana wuu diiday aad ayan u qalbi jabsanahay ee somaliyey i caawiya

Waa sidaa tiri layla

Shekada gabadhan ayaa 24ki saac ee laso dhaafay qabsatay baraha bulshada ee somalida kuwada xirirto.

JoJournalist Abdulaziz SiyatbJournalist Abdulaziz SiyatiJournalist Abdulaziz Siyat𝗼𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃 𝗧𝘃𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗥𝗲𝗮𝗹𝗶𝘁𝘆 𝗧𝘃

Address

طريق بدون اسم، كيسمايو، Somalia
Garissa
01000

Telephone

254714238554

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Journalist Abdulaziz Siyat posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Journalist Abdulaziz Siyat:

Videos

Share