27/07/2024
انا لله وانا اليه راجعون ان الله ما أعطى وله ما أخذ وكل شيء عنده بأجل مسمى
Geeri aad u xanun badan wayey dhabti waxa geeriyooday Abaheena, hormuudkeena iyo udub dheexadki reer Axmed sacid waxa magalada jigjiga ku geeriyooday Abo Maxamed Axmed sacid waxan halkan tacsi tiraanya leh umarenaya Adeerkeyga Iyo Edooyinkeyga Liban Ahmed Fardowsa Ahmed iyo Ayan Ahmed iyo dhamaan reer Axmed sacid sida aan uwada idilnahay illahay haunaxaristo kitaabkisa gacanta midig alle haka siyo Wllhi Waxa inaga baxay qofki reerka ugu mudna illahay hala raali noqdo Abo mcn