Del cash

Del cash Welcome to this page

01/09/2024

Xasan Tuug

Aduunow futo xume
30/08/2024

Aduunow futo xume

sheekhii laha jihaadkii Ethiopia lala galay wuxuu ahaa baadil, ayaa maanta ka cabanaya Ethiopia oo Aadanka hoos u dhiga ...
13/08/2024

sheekhii laha jihaadkii Ethiopia lala galay wuxuu ahaa baadil, ayaa maanta ka cabanaya Ethiopia oo Aadanka hoos u dhiga tidhi.
aan banaanbaxno kulaha 😁

sheekh fulay ah baa umada halaagay.
😁

With SP – I just got recognised as one of their top fans! 🎉
09/07/2024

With SP – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

07/07/2024
05/07/2024

insho adeyg abiy axmed baa dhameeyey

15/04/2024
Mugdishu cadeyParis ta la sheegaba leydhka nash-naashka nagu gaadaye luuq walba gudaafad baa talaa.Sirtu waa naash-naash...
15/04/2024

Mugdishu cadey

Paris ta la sheegaba leydhka nash-naashka nagu gaadaye luuq walba gudaafad baa talaa.

Sirtu waa naash-naashka 😁

😳 dhafarkan badsadey malahayga. Waan seexan e markaan soo tooso nin iyo naag midkood aan kuugu imaado.😁
14/04/2024

😳 dhafarkan badsadey malahayga.

Waan seexan e markaan soo tooso nin iyo naag midkood aan kuugu imaado.😁

08/04/2024

🗣️ shaata: hala shaqeysto

Suxuuur yaa muslimiin
01/04/2024

Suxuuur yaa muslimiin

Waan daddaale markan
31/03/2024

Waan daddaale markan

31/03/2024

Via double eye 👁️ poke knockdown 😁😁

28/03/2024

allahayoow hooyadeenn hooy janada kasii 🤲🏻❤️

28/03/2024

Kitaabka alle hadaad isku xukumi laheydeen saacan dastuur ba laskuma heysteen

Suxuuur suxuuur
28/03/2024

Suxuuur suxuuur

Turkigu wuu talaabsaday
27/03/2024

Turkigu wuu talaabsaday

SIDEE AYEY KU AQOONSANAYA QOFKA DHINTAY INUU DHINTAY?Innalillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun!!!Qofka dhintay ma garto inu...
27/03/2024

SIDEE AYEY KU AQOONSANAYA QOFKA DHINTAY INUU DHINTAY?

Innalillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun!!!

Qofka dhintay ma garto inuu dhintay bilowga. Waxa uu dareemayaa in uu geeri ku riyoonayo, waxa uu arkayaa isaga oo ooyaya, qubaysanaya, oo qabriga u sii socda.

Dabadeed wuu qaylinayaa laakiin cidna ma maqasho qayladiisa.

Hadhow, marka qof walba uu hoydo, marxuumka kaligii dhulka hoostiisa looga tago, Allaah ayaa naftiisa soo celinaya. Indhaha ayuu kala qaadaa oo wuu toosaa "riyadiisa xun". Marka h**e wuu ku faraxhayaa oo wuu mahadinaya in waxa uu ku jiray uu ahaa riyo kaliya, oo hadda uu ka soo toosay hurdadii. Dabadeed waxa uu bilaabay in uu taabto jidhkiisa oo marado ku duudduuban, isaga oo yaabban su’aal ka keenay;

"Aaway shaadhkaygii, aaway nigisyadaydii?"

Dabadeed wuu sii wadaa: "inteen jogaa anigu, meeshan waamaxay, waa maxay urta wasakhda iyo dhoobada meel kasta ka ureysa, maxaan halkan ka qabanayaa?"

Dabadeed waxa uu bilaabaya in uu garto in uu dhulka hoostiisa ku jiro, oo waxa uu la kulmaaya aanay ahayn riyo! Haa, wuu gartay inuu dhintay.

Wuuxu u qayliyaa sida ugu dhakhsaha badan, wuxuuna u yeeraa: qaraabadiisa kuwaas oo, sida uu rajeynayo, badbaadin kara isaga:

"Abdulrazaq...!!!!"
"Yuusuf....!!!!"
"Cabdullaahi.....!!!!"
"Khadija....!!!!"
"Caasha....!!!!"
"Cuthmaan....!!!!"
"Aadamo.....!!!!"
Qofna uma jawaabo. Wuxuu markaas xasuusanayaa in Alle yahay rajada keliya ee hadda la joogo. Wuu ooynayaa oo uu baryayaa isagoo dambi dhaaf waydiisanaya;
"Yaa Allaah! Yaa Allaah! I cafi, Yaa Allaah...!!!

Wuxu u qaylinayaa si cabsi leh oo cajiib ah oo aanu h**e u dareemin, intii uu noolaa.

Haddii uu qof wanaagsan yahay, waxaa soo fadhiisin doona laba malaa'igood oo wejigooda dhoolla caddaynaya si ay ugu qalbi qaboojiyaan, ka dibna u qabtaan adeegga ugu wanaagsan.

Haddii uu qof xun yahayna, laba malag ayaa baqdintiisa u kordhin doona, waxayna u ciqaabi doonaan falkiisa foosha xun.

Allahayow aniga iyo hooyaday, aabbahay, xaaskayga, carruurtayda, iyo dhammaan qoyskayga iyo asxaabtaydaba noo dabi​​ dhaaf.

Walaalayaal, waxaad leedihiin labo doorasho:

1. Aqoontan yar halkan uun ku akhri oo waxna ha iska badalin.

2. Bog cusub oo nololeed aan rogno oon u soo noqono ilaahey inagoo dambi dhaaf waydiisanayna camal wanaagsanna samaynay

Ya Allah, nafta ha naga qaadin ilaa inta aan ka diyaar garoobeyno oo aan diyaar u noqoneyno inaan kula kulanno. Aamiin. .
Aan u duceyno nafteena iyo qoysaskeena 🤲🏾

Cool-ustaaz

“Ninka waajib kuma ahan in uu daaweeyo xaaskiisa hadii ay xanuunsato balse waa ixsaan, khasab iyo waajib midna kuma aha ...
27/03/2024

“Ninka waajib kuma ahan in uu daaweeyo xaaskiisa hadii ay xanuunsato balse waa ixsaan, khasab iyo waajib midna kuma aha balse dar alle iyo ixsaan waa uu udaaweyn karaa”

Waxaa sidaa yiri Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

26/03/2024

Neef Ari ah Sun lagu daray hilibkiisa aya gaaladii u keentay Nebiga csw kadib maxaa dhacay ! Sh mustafe

Indirizzo

Lugo

Telefono

+33749645740

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Del cash pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Video

Condividi


Altro Agenzia di social media Lugo

Vedi Tutte