Abdi Hakin Jama Daar

Abdi Hakin Jama Daar Informazioni di contatto, mappa e indicazioni stradali, modulo di contatto, orari di apertura, servizi, valutazioni, foto, video e annunci di Abdi Hakin Jama Daar, Agenzia media/stampa, Ancona.

Bogan waxaa loogu talagalay tafsiirka quraanka kariimka Ah iyo muxaadarooyinka iyo suuganta somalida ama sheekoyinka somaliga ee kusodhawaada dhamaantin inta Afka somaaliga kuhadasha mahaad sanidiin ﷺ ﷺ الله الله الله ﷺ ﷺ ﷺ ﷺ

Ramadaan Mubarak ❤️☪️
20/03/2024

Ramadaan Mubarak ❤️☪️

Xiliyada imtaxanka
18/03/2024

Xiliyada imtaxanka

18/03/2024
Argagixisada Israel siday wax yelayso illahayow waad aragtaa anaguna makhraati ban ka nahay awoodna maanta ma lihin aan ...
18/10/2023

Argagixisada Israel siday wax yelayso illahayow waad aragtaa anaguna makhraati ban ka nahay awoodna maanta ma lihin aan ku difaacno walalahaayo Ree Falastiin Ee adaan magan kaga nahay
Insha Allah Waan arki dona malin ay Falastiin Guleysatay 😢
Argagixisada dhabta aha Waa Israel (yuhuud)

Tusmo:- Shacabka Falastin maxaan wadaagnnaa/ ku kala gedisannahay?1) Falastin waxaa dalkooda lagu wareejiyey Yuhuud 1948...
08/10/2023

Tusmo:-

Shacabka Falastin maxaan wadaagnnaa/ ku kala gedisannahay?

1) Falastin waxaa dalkooda lagu wareejiyey Yuhuud 1948. Waxaa wareejiyey Boqortooyadii Gumeysiga Ingriiska.

Si lamid ah Ogadenia waxaa Gumeysiga Ethiopia loo gacan gashey 1948 ; Waxaa Heshiis dhagareed ku wareejiyey Gumeysiga Ingriiska.

2) Reer Falastiin waxaa soo galeen Dagaallo Gobanimadoon oo ka billoowda 1948 illaa Maantana socda.

Si lamid ah Ogadenia waxaa ka socdey dagaallo Gobanimadoon oo dhexmarayey Gumeysiga Ethiopia iyo Shacabka Ogadenia oo weli aan xal loo helin.

3) Shacabka Falastin 90% waa Muslimiin , 10% waa masiixi.( Inta badan waa Orthdox).

Shacabka Ogadenia 100% waa muslimiin.

Waxaan ku kala duwanahay:-

B- Qaddiyadda Falastin waxay heshay Taageero badan oo Siyaasadeed. Dhaqaale iyo Ciidan. Waxay sidii Dawlad xubin uga yihiin JAAMACADDA CARABTA. Waxay Xubin Goob joog kursi ah ku leeyihiin JQM iyo Ururo badan oo hoos yimaadda. ( AQOONSI CAALAMI).

Ogadenia ma jiro wax aqoonsi Caalami iyo dawladeed toona. Somalia oo ahayd Dal aan walaallo nahay ma aqoonsan weligeed. Waxay ku doodeysay Dal ah Xuduudda Galbeed Somalia oo iyada laga haysto. ( Somaali Galbeed).

T) Gacanka QASA oo horey 1967 laga qabsaday Dalka Masar, Waa dal maamul ahaan Madaxbannaan.( Waa ka taliya XAMAS). Daanta Galbeed ee Webiga Urdun waxaa laga qabsaday URDUN 1967 ; Heshiiskii OSLO ee 1993 ayaa Daanta Galbeed webiga Urdun laga dhisay Maamulka Falastin oo leh Madaxbannaani Dawlad Hoosaad. Waa heshiis dhexdhexaadintiisa ay sabab u ahaayeen Mareykan iyo dalal kale.

Ogadenia nasiib uma helin Taageero diblomasi oo lagu dhexdhexaaadiyo Gumeysiga ( Heshiis Saddex gesood). Maamulka Ogadenia ka jira waa Mid 100% laga xukumo Xarunta Gumeysiga.Sharciga Gumeysiga iyo ciidanka Gumeysiga ayaa leh awoodda ugu sarreeysa.

J)Ururada Al Xamas iyo Islamic Jihad waa ISLAAMI ; Ururada kale Cilmaaniga waa Kacaamin Garabka Bidix ah ku midoobey JABHADDA XOREYNTA FALASTIN ( PLO).

Ururka Ogadenia u dagaalama ee ONLF waa waddani ; Waxaa bernaamijkiisa saldhig u ah Dastuurkiisu in uu yahay Kitaabka Qura’anka. Bulshada uu metelo Ururka ONLF Dhaqan ahaan maadaama ay Reer Guuraa tahay waxaa dhaqanka Maamul- Siyaasi raad teben ku leh QABYAALADDA oo ah cadowga aragtida Waddaniga iyo Diiniga.

X)Falastin waxay ku taallaa Bariga dhexe, Gaar ahaan SHAAM oo ah dhulkii barakeysnaa ee Ilbaxnimada iyo Diimaha. Waa bulsho Aqoontoodu sarreeyso, Dalkooduna uu dhisanyahay. Sida ay u haystaan Taageero Siyaasadeed ayey u helaan Taageero Dhaqaale. Baahida Dhaqaale iyo Adeegga bulsho ay u qabaan Gumeysiga Yuhuudda ayaa kooban.

Ogadenia waxuu qeeyb ka yahay meelaha Dunida ugu dambbeeya Horumar iyo dhaqaale ahaan. Baahida Bulshada Ogadenia 100% Waxay hoos timaadda Gumeysiga Ethiopia oo laftiisu ah Dalka ugu fakhrisan Dunida , kuna tiirsan gargaarka Dibedda.Ogadenia waxaa la degey oo dhinac walba Aqoon , Dhaqaale iyo Horumar ka dhaawacay Gumeysiga Ethiopia oo laftiisu Uduufe ah.

Kh) Falastiiniyiintu waxay Qurbaha ku leeyihiin muqaal weeyn oo dhinaca waxbarashada iyo shaqeeysiga. Tusaale Dalalka Gacanka Carbeed waxaa jooga oo ka shaqeeysta Falastiiniyiin tiro badan oo ka sameeya dhaqaale badan oo dib ay u geliyaan horumarka dalkooda.

Bulshada Ogadenia waa tiro yar inta Qurbaha aqoon iyo Shaqo la yeqaanna ka muuqata. Inta badan waa gargaar qaate iyagu xannaano u baahan. Waxaa Yarka ah ee Caydha lagu siiyo ayey ehelka Ogadenia deggan noloshooda kaga soo taageeraan. Midda kale Qurbihii aragtida ay ku joogaan ma aha WADDANIYAD ; Waxaa ku weeyn caadifadda Qabiilka. Qofka Qurbaha jooga ee u dhashay Ogadenia waxay u badantahay in uu dhaqaalihiisa ku bixiyo Muranka Caadifadda Qabyaaladda intii uu ku bixin lahaa DIINTA IYO WADDANIYADDA.

D) Siyaasiyiinta Falastiin waxay haystaan Xorriyad badan oo Siyaasadeed iyo dhaqaale. Waxay ku tiirsanyihiin Dalal badan, Ururo , iyo Siyaasiyiin badan oo aqoonsan. Waxay haystaan waddooyin badan oo baahidooda ay ku bojiyaan. Waxay sababaysa in ayna Gumeysiga Israel u baahan, Gacanta hoos dhigan.

Siyaasiyiinta Ogadenia waxay ka soo dhex baxeen bulsho baahan . Baahidooda waxay ku tiirssnyihiin haddii ay Qurbaha joogaan Qurbajoogta gacantooda / Sooryadooda. Haddii Gudaha dalka la joogana Guri, Gaadiid iyo Gesiin waxaa laga raadinaya in lagu tiirsanaado Gumeysiga iyo cidda u adeegta. Shakhsina kuma tiirsan hanti uu isagu shaqeeystey oo uu hibeeyo sidaa Nabi Muxamed scw. Iyo Saaxiibadiisii ( rc).” Qofku waxuu gun u yahay qofka uu gacanta hoos dhigto”!!!

R) Reer Falastiin waa Qaddiyad dhinac warbaahinta Dunida u furan. Waxay leedahay dad badan oo u dooda ; Xogaha iyo xaaladaha sugnnaantana gudbiya.

Ogadenia waxay ku jirta MUGDI IYO XABSI samada ka furan. Dadka Ogadenia illaa maanta oo la joogo uma Bisla in ay baraha bulshada uga faa’iideystaan in ay Qaddiyaddooda u bandhigaan Dunida. Waxaa loo badanyahay in baraha bulshada loo isticmaalo Xanaakad iyo caadifad Qabyaaladeed.

ALLAH swt. Ha ina garansiiyo meesha aan ka liidanno si aan u kabanno!!!

Qore:- Namus Yurub

05/10/2023

العالمان ورثت الاانبياء

04/10/2023

Mnsha allah 💯🇺🇬🥀

28/09/2023

Ti voglio bene auguri 💯🥀

27/09/2023

💯🥀

21/09/2023

Sh.Mahamed Sh.Ismail Sh.Hassan 💜🔥

09/09/2023

Mnsha allah 🩵🔥

05/09/2023

Walaal Wanaagsan 🩵🏆

30/08/2023

وَمَنْ أَعْرَضَ عَن ذِكْرِى فَإِنَّ لَهُۥ مَعِيشَةً ضَنكًا وَنَحْشُرُهُۥ يَوْمَ ٱلْقِيَٰمَةِ أَعْمَىٰ 🏆🔥💯

30/08/2023

IMAAM UMMAH KINTU-SWALAAT 🔥🎥

26/08/2023

وَٱصْبِرْ نَفْسَكَ مَعَ ٱلَّذِينَ يَدْعُونَ رَبَّهُم بِٱلْغَدَوٰةِ وَٱلْعَشِىِّ يُرِيدُونَ وَجْهَهُۥ ۖ وَلَا تَعْدُ عَيْنَاكَ عَنْهُمْ تُرِيدُ زِينَةَ ٱلْحَيَوٰةِ ٱلدُّنْيَا ۖ وَلَا تُطِعْ مَنْ أَغْفَلْنَا قَلْبَهُۥ عَن ذِكْرِنَا وَٱتَّبَعَ هَوَىٰهُ وَكَانَ أَمْرُهُۥ فُرُطًۭا ٢٨
And patiently stick with those who call upon their Lord morning and evening, seeking His pleasure.1 Do not let your eyes look beyond them, desiring the luxuries of this worldly life. And do not obey those whose hearts We have made heedless of Our remembrance, who follow ˹only˺ their desires and whose state is ˹total˺ loss.

وَقُلِ ٱلْحَقُّ مِن رَّبِّكُمْ ۖ فَمَن شَآءَ فَلْيُؤْمِن وَمَن شَآءَ فَلْيَكْفُرْ ۚ إِنَّآ أَعْتَدْنَا لِلظَّـٰلِمِينَ نَارًا أَحَاطَ بِهِمْ سُرَادِقُهَا ۚ وَإِن يَسْتَغِيثُوا۟ يُغَاثُوا۟ بِمَآءٍۢ كَٱلْمُهْلِ يَشْوِى ٱلْوُجُوهَ ۚ بِئْسَ ٱلشَّرَابُ وَسَآءَتْ مُرْتَفَقًا ٢٩
And say, ˹O Prophet,˺ “˹This is˺ the truth from your Lord. Whoever wills let them believe, and whoever wills let them disbelieve.” Surely We have prepared for the wrongdoers a Fire whose walls will ˹completely˺ surround them. When they cry for aid, they will be aided with water like molten metal, which will burn ˹their˺ faces. What a horrible drink! And what a terrible place to rest!

إِنَّ ٱلَّذِينَ ءَامَنُوا۟ وَعَمِلُوا۟ ٱلصَّـٰلِحَـٰتِ إِنَّا لَا نُضِيعُ أَجْرَ مَنْ أَحْسَنَ عَمَلًا
As for those who believe and do good, We certainly never deny the reward of those who are best in deeds.
أُو۟لَـٰٓئِكَ لَهُمْ جَنَّـٰتُ عَدْنٍۢ تَجْرِى مِن تَحْتِهِمُ ٱلْأَنْهَـٰرُ يُحَلَّوْنَ فِيهَا مِنْ أَسَاوِرَ مِن ذَهَبٍۢ وَيَلْبَسُونَ ثِيَابًا خُضْرًۭا مِّن سُندُسٍۢ وَإِسْتَبْرَقٍۢ مُّتَّكِـِٔينَ فِيهَا عَلَى ٱلْأَرَآئِكِ ۚ نِعْمَ ٱلثَّوَابُ وَحَسُنَتْ مُرْتَفَقًۭا ٣١
It is they who will have the Gardens of Eternity, with rivers flowing under their feet. There they will be adorned with bracelets of gold, and wear green garments of fine silk and rich brocade, reclining there on ˹canopied˺ couches. What a marvellous reward! And what a fabulous place to rest!

24/08/2023

‏أقرأ القرآن 💥🩵

23/08/2023

Quran ka Alle Baro 📼💜

18/08/2023

﴿ قُل لَّوْ كَانَ الْبَحْرُ مِدَادًا لِّكَلِمَاتِ رَبِّي لَنَفِدَ الْبَحْرُ قَبْلَ أَن تَنفَدَ كَلِمَاتُ رَبِّي وَلَوْ جِئْنَا بِمِثْلِهِ مَدَدًا﴾

17/08/2023

Mnsha allah 💜🔥

15/08/2023

👋🤎 Brother From Uganda 🇺🇬

14/08/2023

🤎

11/08/2023

‏سورة يوسف

بسم الله الرحمن الرحيم

30/07/2023

هُنَالِكَ دَعَا زَكَرِيَّا رَبَّهُ ۖ قَالَ رَبِّ هَبْ لِي مِن لَّدُنكَ ذُرِّيَّةً طَيِّبَةً ۖ إِنَّكَ سَمِيعُ الدُّعَاءِ 💜👋

29/07/2023

Mnsha allah 💜

27/07/2023

Mnsha allah 🩵🥰

26/07/2023

Baro Quran Ka karim Ka 💜

24/07/2023

Yaa allah 🥰🥰

Indirizzo

Ancona

Sito Web

Notifiche

Lasciando la tua email puoi essere il primo a sapere quando Abdi Hakin Jama Daar pubblica notizie e promozioni. Il tuo indirizzo email non verrà utilizzato per nessun altro scopo e potrai annullare l'iscrizione in qualsiasi momento.

Contatta L'azienda

Invia un messaggio a Abdi Hakin Jama Daar:

Video

Condividi



Potrebbe piacerti anche