Farhaan Ahmed M.Biihi

Farhaan Ahmed M.Biihi هذه الصفحفتي الرسمية لنشر الفائدة وأعتذر لأحبتى فلا أستطيع أن أرد على الخاص
waayo arrag dul siyaasadeed leh oo dad isku haynta ku fiican.

‏صدقه جاريه عني وعنكم.
01/07/2024

‏صدقه جاريه عني وعنكم.

01/07/2024

‏اَللّٰھُمَّ صَلِِّ عَلٰی مُحَمَّدٍوَّعَلٰی آلِ مُحَمَّدٍکَماصَلَّيتَ عَلٰی اِبْراھِيمَ وَعَلٰی آلِ اِبْراھِيمَ اِنَّكَ حَمِيدُمَّجِيدُُ
اَللَّھُمَّ بَارِك عَلٰی مُحَمَّدٍوَّعَلٰی آلِ مُحَمَّدٍکَمَا بَارکتَ عَلٰی اِبراھِيمَ وَعَلٰی آلِ اِبراھيمَ اِنَّك حَمِيدُمَّجِيد

01/07/2024

‏﷽
قل هو ﷲ أحد۝ ﷲ الصمد۝
لم يلد ولم يولد۝ ولم يكن له كفوا أحد۝


قل أعوذ برب الفلق۝ من شرما خلق۝ ومن شر غاسق إذاوقب۝ ومن شر النفاثات في العقد۝ ومن شر حاسد إذاحسد۝


قل أعوذ برب الناس۝ ملك الناس۝ إلٰه الناس۝ من شر الوسواس الخناس۝ الذي يوسوس في صدور الناس۝ من الجنة والناس۝

01/07/2024

Tahajjud is the best time to express your feelings in front of Allah in which Allah answers your unanswered prayers.

App-kan tiktok loo yaqaano Anigu waxaan bilaabay qaylo-dhaantiisa sanadkii 2019kii.waxaanan sheegay in haddaan wax laga ...
21/06/2024

App-kan tiktok loo yaqaano Anigu waxaan bilaabay qaylo-dhaantiisa sanadkii 2019kii.
waxaanan sheegay in haddaan wax laga qaban oo la xakamayn isticmaalkiisa uu samayn weyn oo taban ku yeelan doono diinta iyo qiyamka ummada somaliyeed, tiiyoo ugu dambayntiina dhacday.

Oo waxaa maanta baraha bulshada ka socda oo la arkayaa kuwo gabdho somaliyeed isku sheegay oo sharaxayo qaabka la iskugu tago (galmoodo) iyo walax qaab daran oo aanan fahmi karayn,sida adeerkey hooyo qabay ayaa ikufsaday!!, abtigay ayaa I xoogay anoo yar!!. Iyo Macalinka dugsi qur'aanka ayaa i gacan bidixeeyay!!!.

Waxaase kasii daran markii lagu dhex arkay App-kan kuwo sheegtay inay ahaayeen ragg h**e lakin imika sida dumarka loola macaamilo oo (qoomu-luudnnimo) iyo khaniisnimo faafinaya ilaa ay inanta (gashaantida) ahi ka shakido ninka ay guursanayso inuu yahay nin ka badbaaday khaniisnimo iyo in kale!!!.

Waxase kasii daran waxaas oo dhanba kuwo odhanaya waan is qabi jirnay, waanan is furnay kaddibna anaga nooga qisoonaya sidii ay iskugu galmoon jireen!!!.muuqaalo galmo ah ayuu iga duubay!!!,iyo waxaa uu ahaa mid aan gogosha ku fiicanayn oo aan waxba isla hayn!!!..............,kadibna Tiktok imanaya ayagoo leh waxaan nahay dacwo lakin ujeedo kale usocda, sida inay caannimo iyo inay shillimaan ay ku bariiseeyaan raadiyaan ayagoo ka faa’iidaysanaya qiirada iyo laablakaca somalida.

Anafariir iyo fajicisona waxaa ah oo aanan weligay ilaawayn in aan aragno mamooyin( single mother)ah oo YouTube iyo tiktok u furtay inay ummada baran walax aan la qoon iyo wax aad looga xishoodo!!!!!!!......, tusaale ahaan sida la iskugu galmoodo iyo khibrada ay u leedahay arrimahaas!!........., qaarkoodna goobo ganacsi ah u samaysteen oo ku haleegaan mustaqbalka wiilal yar yar oo somaliyeed kuwaas oo aan diin iyo caqli ku filan lahayn islamarkana badankoodu la noolayn waalidkood!!!.........halka kuwo kalena diradiraale iyo rufyaannimo ka dhex bilaabeen qoysas somaliyeed oo is-qaba ayaga oo ugu yeedhaya waxa ay ku tilmaameen femanisnnimo!!!!!!!!!,...............................
Taas oo ka dhigan in ragga somaliyeed la iska dhiciyo gaalada iyo cadaankana la guursado,waxayna dabka ku shubeen oo gurya hoodii ka dumiyeeen dumar badan oo somaliyeed kuwaas badankoodu ku nool qurbaha.

Sida uu ummadda somaliyeed uga burburiyay qiyamkii iyo diintii ay lahayd tiktok iyo isticmaalka taban ee baraha bulshaduba,waxaad arkaysaa gabadh cabanaysa oo leh ninkaygii aan is qabi jirnay ayaa muuqaal iga dubay xilli aan isku galmoonaynay!!!............. oo yaa la aaminayaa markaa!!!!!!????

Kuwo hablo somaliyeed sheegtay oo qolaal iyo madrasado sheydaan u furtay inay ka sheekeeyaan qaababka iyo dherarka xubinta taranka ninka ayaga oo badankoodu ku doodaya inay ragga somaliyeed yihiin wax-matarayaal dhanka gogosha marka la joogo oo aan lahayn ragganimo taas oo dharbaaxo weyn
iyo dhaawacba ku ah aabaheed iyo nasabkeediiba.

Kuwo kale waxay duubeen meelihii jirkooda ugu qaalisaa iyo xubnihii loogu asturka badnaa taas oo sababtay in hablo somaliyeed cawradooda iyo alaabtoodii lagu dhex arkay tiktok si lama filaan ah oo aan ilaa iyo hadda jawaab loo hayn sida uu caqligoodu usiiyay inay ummada la wadaagaan cawradooda.

Kuwo sheegtay somali balse hadeerto loogu yeedho (Ex Muslims) muslimiin h**e ahaan jiray oo diimo kale haysta hadda,ayaa ayaguna App-kan ka buuxa,kuwaas oo faafinaya diimo qalaad iyo inay ummada muslimka ah ee somalida ah khaldaan oo sawir xun ka siiyaan diintooda.

Waxaa kale oo laga bixiyaa casharo ku saabsan galmada sida walax macno iyo qaab daran oo App-kan dhexdiisa caanka ah oo ah, in ninka iyo gabadhuba ay biyaha taranka iska keeni karaan amase iska daadin karaan markii baahi jinsi ahi qabato ayaga isticmaalaya gacmahooda amase qalab casri ah taasi oo sababtay in badanka dhalinyaradu guurka ka dahaan amase qiimo badan agtooda ka yeelan waayo.

Kooxda ugu dambaysa waa koox qabiilaystaal ah ,maanta oo dhan reerkooda ayuu faaninaya,qabyaalad ayaa dishootay oo qabiil aan waxba u tarayn ayuu maanta oo dhan ummada ku daalinayaan,waxayna gaadhay qabyaaladu meeshii ugu sareysay hadda,tiiyoo xataa galaafatay dadkii dhalinyarada ah amase aqoonta lagu tuhmayay qaybo kamid ah,oo waxaa soo batay beryahan dambe in qabiil dartii Appkan dhexdiisa somaali iskugu dishay.

Sidee ayuu noqonayaa xaalka jiilka hooyooyinkood yihiin kuwo ka niikiya(jaasa)tiktok!!!?,sidee ayuu dareemi doona marka uu canagu weynaado ee uu arko hooyadii oo galmo sharaxaysay 20sanadood kahor!!!??,sidee ayuuse dareemi doonaa wiilka walaashiis meeshan ka niikiso?
Waxaad duubtay waa kaydsanaan doonaan xataa hadaad dhimato.

App-kan Chinuhu wuxuu u sameeyay ganacsi iyo in wax lagu xayaysiiyo lakin ka somaali ahaan waxaan u isticmaalnay si taban.

Dood iyo xujo kuu noqonmayso waxaan u isticmaalaa dhanka wanaagsan ee anaga ayaa cilmi u leh oo baadhnay inuu ku shaqeeyo(Algorithm) si (randomly)qori-tuur ah u shaqeeya,mana xakamayn kartid daawashada muuqaalada ee ilaahay dartiis uga bax walalo.

Ugu dambayntiina anigoo ka cudurdaaranaya inaan dheerayay maqaalkan haddana wax rabaa inaan kusoo koobo taladan hoose.
"Haddii aad isticmaasho tiktok amase waddanka aad joogto laga isticmaalo fadlan ka fogow isticmaalka App-kan khariban".

Fg.ka shakhsi ahaan weligay ma isicmaalin tiktok balse xogtan waxaan kasoo uruuriyay dad looga qaateen ah(lagu kalsoonaankaro) oo isticmaalayay muddooyinkii dambe.

[email protected]
Farxaan Axmed M.Biixi

20/06/2024

‏يَا أَيُّهَا الرَّاجُونَ مِنْهُ شَفَاعَةً
صَلُّوا عَلَيْهِ وَسَلِّمُوا تَسْلِيمَا
اللَّهُــمَّ صَلِّى وَسَلِّمْ وَبَارِكْ على نَبِيِّنامُحمَّد ﷺ
Kuwa rajaynaaya shaafacada nebi muxamadow ku salliya xabibikeena.
Sallalahu calayhi wasallam.

07/06/2024

ذي الحِجة أفضلُ أيامِ الدُنيا، وأحبُّ العملِ الصالحِ إلى اللًٰه.
فاتستعِدوا لها، هَيِّئوا قلوبكم، استقبلوها بمشاعرِ الشوق؛ فقلبُ المؤمن في شوقٍ دائم لمواسمِ الخيراتِ والطاعات، ولأيام الأجور العظيمة.

وخيرُ ما تستعدوا به لتهيئة أنفسكم، تجديد التوبة، وردِّ المظالم، وكثرة الاستغفار، وأنْ تُعظِّموا قدر تلك الليالي المُباركة في قلوبكم، أي فَرِّغوا أنفسكم قليلًا من الشواغل!

ندعو اللّٰه أنْ يتمها علينا بالخير، ويوفّقنا فيها لما يُحب ويرضى.

28/05/2024

- قناعة ثم إبتسامة جميلة.
A conviction then a beautiful smile.

28/05/2024

- الأجفان الخائفُه لا ترى السماء.
Frightened eyelids do not see the sky.

28/05/2024

‏- اختر سعادتك على كل شيء.
Choose your happiness over everything .

28/05/2024

- أزهري بكل مالديكِ من قوة .
pink up with all your strength.

28/05/2024

- كُن راضياً وكأنك تملك كل شيء.
Be content as if you have everything.

28/05/2024

- نحن لسنا صالحين بما يكفي ، ولكنا نخاف الله.
We are not good enough, but wefear God.

28/05/2024

- لو كان القلبُ يفكّر ،لتوقّفَ عن الخفقان.
If the heart thinks; To stop palpitations.

28/05/2024

‏هناك مقولة لبيل غيتس:

" عند الحديث مع الآخرين عبر الإنترنت، لا يمكنك معرفة ما إذا كان الشخص الجالس في الطرف الآخر كلباً أو لا "
هل تتفق مع مقولة بيل غيتس؟

28/05/2024

‏اللهم اجعل لأهل فلسطين النصرة والعزة والغلبة والقوة
اللهم انصر أهل فلسطين وثبت أقدامهم
اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنارجاء

28/05/2024

‏السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.

28/05/2024

‏كيف حالكم يا متابعيني 🌷
اخباركم مع الصيف ؟

‏حافظُوا عَلى سُورة المُلك قبل النوم فإنها المُنجية من عَذاب القبر بإذن الله.
28/05/2024

‏حافظُوا عَلى سُورة المُلك قبل النوم فإنها المُنجية من عَذاب القبر بإذن الله.

28/05/2024

‏كُل الذين حمدوا الله على حالهم ، زادهم الله من خيره .. الحمدلله دائمًا وابدًا❤️.

28/05/2024

‏مهما لبست ماركات وكشخت
الاخلاق ماراح تقدر تشتريها بالفلوس.

28/05/2024

الناس لبعضها أرزاق، فاللهم قدر لي الأطيب والأوضح والأنقى.

28/05/2024

‏لا تندم على نيتك الصادقة ، وصفاء قلبك ، نقاء روحك وطيبتك ، لأن تلك نعم يحرم منها الكثير ..
فقل الحمدلله الذي وهبني مالم يهب كثيراً من البشر.

28/05/2024

‏الحمـدلله بلا سبب ولا طلب، الحمـدلله حمداً كاملاً على حياتـي وما فيها🤍

28/05/2024

‏عندك الجرأه تقول كم وزنك ؟!

28/05/2024

‏اسأل اللهَ الَّذي بيدهِ مفاتيحَ السَّماواتِ والأرض أن يفتح لكم أبوابَ الخيرِ والرِّزق وأن يغلق عنكم أبوابَ الشَّرِ والسُّوء وأن يوفِّقكَم لِما يحبُّهُ ويرضاه وأن يلبسكم لباس الصَّحةَ والعافية.

# اللهـــــــم آميين.

#أسعد الله صباحكم بالخير .

28/05/2024

‏دولة مستحيل تسافر لها؟

28/05/2024

‏🔸شيء يستفزك في مواقع التواصل؟

28/05/2024

‏اللهم لا تحرمني من خمس، سترك، وعفوك، ورضاك، وحسن الخاتمة، والجنة.
‎.صباح_الخير #

28/05/2024

‏سؤال
من هو الشخص الذي تعرفت عليه في فيسبوك وصار احلي شيء في حياتك.😍😉

Address

Bhubaneswar

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Farhaan Ahmed M.Biihi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Farhaan Ahmed M.Biihi:

Videos

Share



You may also like