Abdirahman saabir

Abdirahman saabir News welcom to open face

19/12/2024
waxaa maalintii sadexaad xirnaa maanta suuqa ugu weyn Muqdisho Bakaaro cabasho iyo tabasho ay ka baan lacag farabadan oo...
18/12/2024

waxaa maalintii sadexaad xirnaa maanta suuqa ugu weyn Muqdisho Bakaaro cabasho iyo tabasho ay ka baan lacag farabadan oo aysan awoodin maadaama ay u badan yihiin danyar ladaalanaa kirada goobahooda iyo masaarifta noloshooda ….

18/12/2024
13/12/2024
dhaliil, Eedeyn iyo cambaarayn diiran …     TV gaan iyo Xafiiskaan oo ay ka muuqato Hubin la’aan, Tafatir la’aan iyo mas...
13/12/2024

dhaliil, Eedeyn iyo cambaarayn diiran …

TV gaan iyo Xafiiskaan oo ay ka muuqato
Hubin la’aan, Tafatir la’aan iyo masuuliyad darro dhanka madaxda iyo maamulka sababtayna in maalin ba maalinta ka danbaysa ay sii yaraanayso kalsoonida ay ku qabi karaan muwaadiniinta soomaaliyeed wararka iyo warbixinada ay u soo baahinayaan waxaana sabab u ah in mar walba muwaadiniin soomaaliyeed ayagoo wax cadeyn ah u haynin
danbiile ku tilmaamaan
xoriyada ka qaadaan
sumcadooda iyo sharafkooda dilaan
qaar badan hantidooda xayirtaan IWM
dhalin yaro aan garanaynin shuruucda cid la xisaabtameena aysan jirin ayadoo loo adeegsanayo awooda dawladnimo ee ay u idmadeen si ay ku jirto eex kana fog cadaaladi ay ka sugayeen muwaadiniinta soomaaliyeed dawladooda u dhaaratay ilaalintooda.

intaas kadib muwaadiniinti lagu waayay wax cadeyn ah lana dhibaateeyay
lama siiyo wax magdhaw ah
qaar badana handadaad iyo laaluush in lagu qasbo ayaa loo raaciyaa
taasina dalkaan halki laga keenay qof garanaya kuma fududaan karo.

shaqsi ama shirkad waa fududahay in lagu tilmaamo danbi hase ahaatee haday ku cadaan weydo in laga tiraa waa adagtahay ….

si looga gudbo dhibaatooyinkaas hadii la kordhiyo isku xirnaanta iyo isla xisaabtanka xafiisyada oo uu ugu hooseeyo kan waaxda, degmooyinka, gobalka, wasaaradaha iyo kuwa madaxda sare waxaa siyaadaya kalsoonida iyo isku xirnaanta dadka iyo maamulkooda.

dalkaan iyo dadkaan wixi diinta iyo shuruucda kalaba u ilaaliyeen haloo ilaaliyo

Dhammaad…

fadlan gaarsii xafiisyada ay quseyso.

Munaasibada Xil-wareejinta Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo Madaxweynihii h**e Muuse Biixi oo qabtay doorasho loo ri...
12/12/2024

Munaasibada Xil-wareejinta Madaxweynaha cusub ee Somaliland iyo Madaxweynihii h**e Muuse Biixi
oo qabtay doorasho loo riyaaqay waa talaabo ka turjumaysa bisayl siyaasadeed, ixtiraamka dastuurka iyo dhaqanka dawladnimada ee ku salaysan isbedel wadajir iyo mid nabadeed…..

waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay in Cabdiraxmaan Cirro ku guulaystay Madaxweynenimada Somaliland ….
19/11/2024

waxaa si rasmi ah loogu dhawaaqay in Cabdiraxmaan Cirro ku guulaystay Madaxweynenimada Somaliland ….

03/11/2024

Wasiirka arimaha dibadda dalka oo ka hadlay isbadalada dalka ka dhacay oo ...

03/11/2024

Muqdisho 02.11.2024
Khudbaddii Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud uu ka jeediyey kulanka wadajirka ah ee xubnaha labada aqal....

President Hassan Sheikh Mohamud has concluded a productive working visit to Kenya, strengthening bilateral ties and addr...
23/10/2024

President Hassan Sheikh Mohamud has concluded a productive working visit to Kenya, strengthening bilateral ties and addressing key regional issues with President William Ruto.

Discussions focused on enhancing security, boosting trade, and ensuring a smooth transition from ATMIS to AUSSOM in Somalia

21/10/2024

isbedello cusub oo lagu soo kordhiyay Garoonka aadan cadde ee ...

Maareeyaha Maamulka Garoonka Aadan Cadde Maxamed Saciid Cabdullaahi.

Wargelin maxkamada Gobalka banaadir oo ....
21/10/2024

Wargelin maxkamada Gobalka banaadir oo ....

Madax, garaadyo, culimo iyo ganacsato isku tashaday oo ka go'antahay horomarka dadka deeganadooda waxaa lagu yaqaan sida...
07/10/2024

Madax, garaadyo, culimo iyo ganacsato isku tashaday oo ka go'antahay horomarka dadka deeganadooda waxaa lagu yaqaan sidaan .....
MW Axmed Cabdi qoorqoor oo goobjoog ka ahaay munaasabadda saxiixa hishiiska dhismaha Dekadda Hobyo, oo ahaa mid ka mid ah ballan qaadyadii uu reer Galmudug u ballan qaaday kana go’antahay dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha.

Gogoshi horo socodka ka shaqeynta danta dalka iyo dadkaan soomaaliyeed wali waa furantahay oo wali talaa nala gudboon .....
07/10/2024

Gogoshi horo socodka ka shaqeynta danta dalka iyo dadkaan soomaaliyeed wali waa furantahay oo wali talaa nala gudboon ......

Address

Oh50
Dublin

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdirahman saabir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdirahman saabir:

Videos

Share